Dabcad Travel & Visa Agency

Dabcad Travel & Visa Agency Dabcad Travel and Visa Agency Waxaad ka helaysaa Dhamaan Visaha Waxbarasho ee
1. Qubrus
2. Turkey
3. Malesia
4. Uganda
iyo kuwa kale oo badan.

26/05/2024
Welcome to Dabcad travel
05/02/2022

Welcome to Dabcad travel

Wax ku baro Wadanka Cyprus (Qubrus) oo kor u qaad aqoontaada Waxbarasho, Dabcad Travel wuxuu kuu suurta kalinayaa inuu k...
18/01/2022

Wax ku baro Wadanka Cyprus (Qubrus) oo kor u qaad aqoontaada Waxbarasho, Dabcad Travel wuxuu kuu suurta kalinayaa inuu kuu soo saaro admission Jaaamacadaha Cyprus.

Aad ayay u Mahadsan yihiin Macaamiisheena Sharafta leh ee nagu xiran
05/01/2022

Aad ayay u Mahadsan yihiin Macaamiisheena Sharafta leh ee nagu xiran

Admission / Visa Dalxiis, Arday iyo CaafimaadScholarships iyo Fursado Muhiim ah ayaa kuugu diyaara Dabcad Travel & Visa ...
02/01/2022

Admission / Visa
Dalxiis, Arday iyo Caafimaad
Scholarships iyo Fursado Muhiim ah ayaa kuugu diyaara Dabcad Travel & Visa Agency
Waxan kuguso dhaweyneyna Cyprus, waxana kaa cawinayna Iqaamada iyo in aad hesho deegaan, sidoo kale waxan kaa caawinayna wixi aad uga baahantay Cyprus ee adeeg ah.
Nagalaso xiriir +905338515441 (Cyprus) +252906786206 (Galkayo).
Mahadsanid.

Dabcad Travel & Visa Agency waxa uu Marwalba Diyaar kuula yahay Xareenta iyo Saarista Admissionska Jaamacadaha iyo Visa ...
29/12/2021

Dabcad Travel & Visa Agency waxa uu Marwalba Diyaar kuula yahay Xareenta iyo Saarista Admissionska Jaamacadaha iyo Visa yaasha Hadaba Macmiil nala soo xiriir hadii aad daneenayso.

Waxaa Furan jamacadaha Wadanka CyprusApplications for year 2021 of Cyprus International University are Open.Heer ka Waxb...
28/12/2021

Waxaa Furan jamacadaha Wadanka Cyprus

Applications for year 2021 of Cyprus International University are Open.

Heer ka Waxbarashada (Bachelor, Master & PHD degree)

Nagala soo xiriir.
Galkayo & Cyprus
+252906786206
+905338515441

Visa DalxiisVisa GanacsiVisa CaafimaafScholarships Ticket dal iyo DibadIntaba waxaa kuu haya Dabcad Travel
27/12/2021

Visa Dalxiis
Visa Ganacsi
Visa Caafimaaf
Scholarships
Ticket dal iyo Dibad
Intaba waxaa kuu haya Dabcad Travel

Dabcad Travel wuxuu diyaar u yahay inuu xareeyo kuuna soo Saaro Admission-ka Jaamacadaha iyo Dal kugalada.
26/12/2021

Dabcad Travel wuxuu diyaar u yahay inuu xareeyo kuuna soo Saaro Admission-ka Jaamacadaha iyo Dal kugalada.

Dabcad Travel & Visa Agency waxay Marwalba kuula diyaar tahay inay kaa caawiso xareenta iyo soo saarista Admission iyo V...
26/12/2021

Dabcad Travel & Visa Agency waxay Marwalba kuula diyaar tahay inay kaa caawiso xareenta iyo soo saarista Admission iyo Visayaasha Waxbarasgo , Caafimaad iyo Mid Dalxiis intaba.
Hadaba gada gaar oo Dalbo Admission-ka iyo Visayaasha Wadamada aad rabto.

Balaari Fursadahaaga Mustaqbalka, si aad u heshid Admission-ka Jaamacadaha Qubrus waxuu Dabcad Travel ku sahlayaa inuu k...
25/12/2021

Balaari Fursadahaaga Mustaqbalka, si aad u heshid Admission-ka Jaamacadaha Qubrus waxuu Dabcad Travel ku sahlayaa inuu kuu xareeyo kuuna soo saara sida ugu dhaqsiyaha badan Visayaasha Waxbarasho iyo Admission-ka intaba.
Waxaa Diyaar ah Admission ka Jaamacada Cyprus hadaba hada xareeso oo hada hel

Waxaan Marwalba u howlanahay inaan si hufnaan iyo Kalsooni ah ugu shaqeeno Macaamiisheena.Halkaan waxaan idingu soo gudb...
22/12/2021

Waxaan Marwalba u howlanahay inaan si hufnaan iyo Kalsooni ah ugu shaqeeno Macaamiisheena.
Halkaan waxaan idingu soo gudbinayaa Macmiil kamid Ardayda aan u xareena una soo Saarnay Admission kii Jaamacada.

Waxaan dhawaan idinla wadaagi doonaa Macmiishii u horeysan ee aan u soo saarno Admission_-ka Jaamacada Qubrus (Cyprus).
22/12/2021

Waxaan dhawaan idinla wadaagi doonaa Macmiishii u horeysan ee aan u soo saarno Admission_-ka Jaamacada Qubrus (Cyprus).

22/12/2021
21/12/2021

Waxaa dhawaan Xurnaya Admission ka Jamaacadaha Qubrus ee hadaba hadii aad taneenayso Fadlan Laxiriir Dabcad Travel oo diyaar u ah inuu kaa caawiyo Xareena Admission ka Jaamacada kuguna soo dhaweeya Airport ka kuuna diyaariyay Jiif kumeel gaara.

Admission for Spring Semester is Currently Going on.Deadline is on 1st February 2022.
18/12/2021

Admission for Spring Semester is Currently Going on.
Deadline is on 1st February 2022.

18/12/2021

Dabcad Travel and Visa Agency Xarunta Qubrus (Cyprus) Kala Xiriir
Tel:- +905338515441.

Address

Nicosia

Telephone

+905338515441

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dabcad Travel & Visa Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dabcad Travel & Visa Agency:

Share

Category


Other Travel Agencies in Nicosia

Show All