Safari Travel Agency Limited

Safari Travel Agency Limited ugu soo hagaag adeeg hufan iyo duulimad aduunka oo dhan ah world wide tickets. we work seven days of the week with extra hours.

31/03/2017
19/12/2016

We have Special fare for this routs Nairobi And Dubai make your reservation at Travel

Waxan ugu bisharaynayna macamishanada sharaftaleh inaan bilownay wada shaqaynta   Airline oo bilowday dulimadyada kala a...
27/11/2016

Waxan ugu bisharaynayna macamishanada sharaftaleh inaan bilownay wada shaqaynta Airline oo bilowday dulimadyada kala ah Addis To Jobouti $ Addis To Hargeisa Malmaha Kala Ah Isninta $ Jumcaha Qiimuhuna waa mid aad kaheli donto...Mahadsanidin
We would like to inform our lovely clients that we have started working with Airline for this routs From Addis to Jabouti and Addis to Hargiesa For every Monday And Friday with an attractive fare ... Thanks

03/10/2016

Ogaysiis

Dhammaan Macaamisha Safari Travel Agency waxaa la ogaysiinayaa in ay shirkada Dulimaayada ee Itoobiya bilaabayso duulimaad kii giroonka Qabridahar 13 Oct 16

Safari Travel Agency  wishes all Muslims a festive and loving Eid al-Adha holiday. Eid Mubarak! Shirkda Adeega Dulimadka...
11/09/2016

Safari Travel Agency wishes all Muslims a festive and loving Eid al-Adha holiday. Eid Mubarak! Shirkda Adeega Dulimadka Ee Safari Waxay Musliminta Dhaman Urajayn Ciid Wanaagsan

20/06/2016

Guud ahaan aduunyada afarteeda geesood hadba goobta kugu wayn duulimaad ku geeyoo kuu sahlaaya geediga halka tigidhku uga go'o bal aan kuu gad sheegee garo waa Safari Travel Agency

Ageed iyo gogol dhigiisee gidi maalmahoo idil waxaa gaadhka ugu jira gilin aan lawaayayn shaqaalaha loo gardaadshee si aan goorba loo tabin gacmo furan la taagane ha gees marin bulshooy Safari Travel Agency

Isugee dal iyo dibad kuma gubayo qiimuhuye waa macquul lagaran karo

Gaadiid ku qaadoo kugu sima garoonkana macaamiisha dibada ah shirkadaa u garatee ballanteenu gabigeen waa SAFARI TRAVEL AGENCY

OGEYSIS dhamaan macamisha shirkda dulimadka ee   Travel Agency waxanu kuwar galin inaa furnay Laanta   city oyna kaheli ...
19/06/2016

OGEYSIS dhamaan macamisha shirkda dulimadka ee Travel Agency waxanu kuwar galin inaa furnay Laanta city oyna kaheli karaan dhamaan dulimadka dalka gudihisa iyo dibadisuba waxaynu kutaala agagaarka Taalada dhismaha cusub ee wali

Ramadan Kariim
05/06/2016

Ramadan Kariim

04/06/2016

Why Kenya Airways is abbreviated as KQ and not KA

You may be wondering why Kenya Airways is abbreviated as KQ and not KA. What does KQ stand for? What does the Q stand for?

Let us take a short trip down the history lane of the airline. Kenya Airways was initially East African Airways. Founded in 1946, the regional airline served Kenya, Uganda and Tanzania and had its headquarters in Nairobi. The relations between the countries however did not last long and led to the collapse of East African Community which subsequently ended East African Airways.

In 1977 Kenya Airways was born out of the regional airline-East African Airways. By that time Korea already had its aviation industry running (Korean Air) and International Air Transport Association (IATA) already had assigned them the code ‘KA’. By virtue of being ‘late’ Kenya was assigned the code KQ and it is the reason the Kenyan airline is referred to as KQ and not KA.

IATA is an aviation body that works with airlines across the world to promote their safety and reliability. IATA also sets standards for the aviation business from packaging to ticketing. It enjoys a membership of over 260 airlines across 60 countries.

Waxaa Siwanagsan Nogu Dhamatay Xafladi Furitanka Xafiiska Cusub Ee Shirkada Waxaa Mahada Iskaleh   Marka 1aad Iyo Dhamaa...
13/03/2016

Waxaa Siwanagsan Nogu Dhamatay Xafladi Furitanka Xafiiska Cusub Ee Shirkada Waxaa Mahada Iskaleh Marka 1aad Iyo Dhamaan Marti Sharafki Nagala Soqaybgashay Xalfada Waxan Ugu Bishaaraynayna Dhamaan Macamishena Inan Xafiska Waa Sicinay Kana Wareegnay Meshi H**e Anago Degnay Dhismaha Cusub Ee Comercial Center Ee Xaafada Micheal

04/03/2016
Safari travel agency waxay ugu bisharaynaysa dhamaan macamishi inan samaynay qiimo dhimis dhaman flighta sida Nairobi,Ja...
04/03/2016

Safari travel agency waxay ugu bisharaynaysa dhamaan macamishi inan samaynay qiimo dhimis dhaman flighta sida Nairobi,Jabouti,Nairobi iyo mela kaladuwan oo dunida dacaladeda kamid ah

04/03/2016

Welcome to safari travel page

Address

Bole Micheal
Addis Ababa

Telephone

+251116392272

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safari Travel Agency Limited posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Safari Travel Agency Limited:

Share

Category