Heybad Travel And Logistics Services

Heybad Travel And Logistics Services Heybad Travel And Logistics Services KA FILO IN KABADAN FILASHADAADDA. Wadamada aan sida gaarka ah ugu xooganahay waxaa kamid ah:
1.

Heegan Travel waa Shirkad ka shaqaysa howlaha duulimadyada sida in ay kuusoo saarto dalku galada ( VISA) iyo Air Tickets. INDIA waxaan bulshada somaliyed ee rabta in ay howlo caafimad u aado dalka India waxaan u fududeynaynaa Visa-da isagoo gurigiisa jooga.
2. KENYA waxaan bulshada somaliyeed ka caawinaynaa Visa-da kenya si halkaas uga soo qabsado howlihiisa gaarka ah.
3. UGANDA waxaan kaa caawina

ynaa in aan mudo gaaban kuugu keeno visa-da dalka Uganda si aad waxbarashadada ama howlahaga kale uga sooqabsato.
4.SOUTHSUDAN

NB. waxaan kuu jaraynaa Air Tickets-ka meel waliba oo aad dunida ka rabto.

Heybad Travel And Logistics Services waxa ay kula fududeynaysaa Dalku galka India.Kamid noqo dadka aan sida maalinlaha a...
23/11/2024

Heybad Travel And Logistics Services waxa ay kula fududeynaysaa Dalku galka India.

Kamid noqo dadka aan sida maalinlaha ah ugu adeegno.

ETA KENYA.Dalku galka Kenya waa Diyaar dalbo oo hel.Kamid noqo macaamisheena aan sida maalinlaha ah ugu adeegno.Heybad T...
09/10/2024

ETA KENYA.

Dalku galka Kenya waa Diyaar dalbo oo hel.

Kamid noqo macaamisheena aan sida maalinlaha ah ugu adeegno.

Heybad Travel And Logistics Services

INDIA MEDICAL VISA!Macaamiil waxaan idinka caawinaynaa Visa da Caafimaadka ee India Hyderabad, Delhi iyo Chennai.Waqtiga...
08/10/2024

INDIA MEDICAL VISA!

Macaamiil waxaan idinka caawinaynaa Visa da Caafimaadka ee India Hyderabad, Delhi iyo Chennai.

Waqtiga iyo qiimahaba wali waa macquul.

Nala soo xiriir

Heybad Travel And Logistics Services

Waxaad naga soo dalban kartaa Uganda Visa.Waqtiga iyo Qiimuhuba waa macquul.Heybad Travel And Logistics Services
05/10/2024

Waxaad naga soo dalban kartaa Uganda Visa.

Waqtiga iyo Qiimuhuba waa macquul.

Heybad Travel And Logistics Services

Jumca wanagsan.Heybad Travel And Logistics Services
04/10/2024

Jumca wanagsan.

Heybad Travel And Logistics Services

EGYPT Visa hada waa diyaa isagoo Degdeg ah ( express) iyo isagoo caadi ah (Normal).          Contact Us: ⬇️Heybad Travel...
29/09/2024

EGYPT Visa hada waa diyaa isagoo Degdeg ah ( express) iyo isagoo caadi ah (Normal).

Contact Us: ⬇️
Heybad Travel And Logistics Services

Salaan!Si guud ayaad idiin salaamaynaa macaamiisheena, waxaan rabnaa in aan idinkaga mahadcelino sidii quruxda badnayd e...
28/09/2024

Salaan!

Si guud ayaad idiin salaamaynaa macaamiisheena, waxaan rabnaa in aan idinkaga mahadcelino sidii quruxda badnayd ee aad noola soo shaqayseen mudadii 3 da sano ahayd ee aan kusoo shaqaynaynay Magaca HEEGAN TRAVEL, waxaan ku faraxsanahay in aad ahaydeen customer qiimo badan waaba ku faraxsanahay in aad idiin adeegno.

Waxaan rabnaa in aan maanta idinla wadaagno in aan ka guurnay magacii Heegan travel aana u guurnay Heybad Travel And Logistics Services waxaan rajaynaynaa in aan sii wada shaqayn doono ilahay idinkii, waxaana sii dar dar galin doonaa adeegyadii aan idiin qaban jirnay.

Sidoo kale waxaan rabnaa in aan idinku wargalino in aan balaarinay xafiisyadeena oo aan Xafiiskeena wayn ka furnay Magaaladda Nairobi ee Kenya.

Mahadsanidiin mudanayaal.

Heegan Travel & Tourism Agency  waxa ay Heegan u tahay qanaacadada, Mudane/ Marwo heegan ha moogaan.
31/05/2024

Heegan Travel & Tourism Agency waxa ay Heegan u tahay qanaacadada, Mudane/ Marwo heegan ha moogaan.

Markaad Safrayso boorsada ma xirataa?
28/05/2024

Markaad Safrayso boorsada ma xirataa?

Heegan Travel & Tourism Agency waxa ay Heegan u tahay in ay adiga iyo asxaabtaadaba u edeegto.
13/05/2024

Heegan Travel & Tourism Agency waxa ay Heegan u tahay in ay adiga iyo asxaabtaadaba u edeegto.

Halkeed Jeclaan lahayd in aad ku Ciido si aan kuugu dirno.
01/04/2024

Halkeed Jeclaan lahayd in aad ku Ciido si aan kuugu dirno.

Jumca Mubarak.
22/03/2024

Jumca Mubarak.

Waxaan idiin Soo saareynaa Fiisaha Dalka Kenya.Soo booqo xarunteenna oo nagala soo xiriir :  +252614298661
26/02/2024

Waxaan idiin Soo saareynaa Fiisaha Dalka Kenya.

Soo booqo xarunteenna oo nagala soo xiriir : +252614298661

Dhawaan Filo Xarunteena 2aad ee Nairobi, Kenya.
25/02/2024

Dhawaan Filo Xarunteena 2aad ee Nairobi, Kenya.

Jimca Mubarak.
23/02/2024

Jimca Mubarak.

Waxaa idinka caawineynaa soo saarista Fiisaha Dalka Kenya.Soo booqo xarunteenna oo nagala soo xiriir :  +252614298661
20/02/2024

Waxaa idinka caawineynaa soo saarista Fiisaha Dalka Kenya.

Soo booqo xarunteenna oo nagala soo xiriir : +252614298661

Address

Captain Mungai Street
Nairobi
254

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252614298661

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Heybad Travel And Logistics Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Heybad Travel And Logistics Services:

Share

Category