Somaliland Voice

  • Home
  • Somaliland Voice

Somaliland Voice Kala soco dhacdooyinka dalkaaga, iyo xaaladda dadkaaga

15/10/2024

Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Waddani | Beeraha, Xoolaha & Kalluumaysiga
Dr. Maxamed Cawil

U Codee 1 & 9 Waddani Party
14/10/2024

U Codee 1 & 9
Waddani Party

U Codee Waddani Party Badbaadi Somaliland
14/10/2024

U Codee Waddani Party
Badbaadi Somaliland

08/10/2024

Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Waddani
Shidaalka & Macdanta

Madaxwayne ku Xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Saylici ayaa kulan la qaatay Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeen ee Xisbiga Wa...
08/10/2024

Madaxwayne ku Xigeenka JSL Mudane Cabdiraxmaan Saylici ayaa kulan la qaatay Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani Dr. Maxamed Cali.
Kulankan waxa lagu saadaalinayaa in markii ugu horraysay Madaxwayne ku xigeen talada dalka hayaa uu taageero ugu muujiyo Xisbi Mucaarad ah, kulana socdo in ay talada dalka la wareegaan.

La soco dhaqdhaqaaqyda danbe

07/10/2024
06/10/2024

Barnaamij Siyaasadeedka Waddani Party
Biyaha

03/10/2024

Kulmiye oo laga dareeray & qoor-wayntii Habar Jeclo oo Cirro dhisaysa

01/10/2024

Barnaamij Siyaasadeedka Xisbiga Waddani | Tiirka Arrimaha Bulshada | Waxbarashada.

24/09/2024

Gobolkee laga saadaaliyaa doorashooyinka Somaliland ?

21/09/2024

Guddoomiyaha degmada Hargaysa ee Wasaaradda Waxbarashada marwo Aamina Casayr iyo Maamulaha Dugsiga Hoose Dhexe ee Qudhac Dheer Cabdiwahaab Xuseen, ayaa xilalkii laga qaaday, waxa loo haystaa booqashadii Musharaxa Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro ku booqday Iskuulka Qudhac Dheer.

Kala soco dhacdooyinka dalkaaga, iyo xaaladda dadkaaga

18/09/2024

Igula Qosol, Xisbiga Kulmiye & Barnaamij siyaasadeedka 2024 - 2029 - Qaybtii 1aad:

Mabaadida Xisbiga Kulmiye
- llaalinta qarannimada, madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee
Jamhuuriyadda Somaliland.
(Waxa uu furfuray midnimada bulshada, Sool iyo Sanaag bari ayuu shisheeye ku tilmaamay, dalkana gobol dhan baa ka maqan)
- Dhawrista xuquuqaha aasaasiga ah ee dastuurku u damaanad qaaday muwaadiniinta Somaliland
(Waxa uu xidhxidhay xildhibaanno, laayay shacab mudaaharadaaya)
- Dhawrista sharafta iyo karaamada muwaadiniinta iyada oo laga duulayo diinta islaamka iyo dastuurka.
(Dhul ayuu ka qaaday dadkii lahaa, waxa uu samaystay sirdoon leexsan).
Dhawrista kala madaxbanaanida waaxyaha dawladnimada; waaxda fulinta, waaxda garsoorka iyo waaxda xeerdejinta.
(Madax banaanidee, intaba farta ayuu ugu yeedhaa, wixii ay samayn lahaayeenna u yeedhiyaa)
- Xoojinta sugidda amniga, wadajirka bulshada iyo degaananshaha dalka.
(Isaga oo madaxwayne ah, 70 xilna reerkiisu hayaan, mashaariicdii dalkana boobeen, ayuu haddana ciidamadii soo jabiyey)
- Adkaynta ku dhaqanka sharciga iyo u-sinaanta garsoorka iyo cadaaladda.
(Halkii ugu hooseysay ayuu marayaa garsoorka dalku)
- Horumarinta dawladnimada iyo dardargalinta adeeg bixinta dawladda.
- Dardargalinta kobaca dhaqaalaha iyo dhiirigalinta hal-abuurka, ganacsiga, wax soosaarka iyo maal-gashiga.
(Hoos u dhac dhaqaale ayaa lagu socday 7 sano, maciishaddu way laba jibaarantay marka loo eego 2017, maalgashi aanu share ku lahayn maba dhaco).
- Xoojinta maamul wanaagga iyo daah-furnaanta.
(Daahfurnaantu halkay joogtaa, maamul xumo iyo musuq baa xadhkaha goostay)
- Kor u qaadista kaalinta haweenka iyo dhalinyarada ee ka qaybgalka hoggaanka dalka.
(Haweenku abid xilalkii ugu yaraa ayuu siiyay, dhalinyaro aan aqoon lahaynina xilal bay hayaan)
- Qabashada doorashooyin xor iyo xalaal ah oo waqtigooda ku dhaca.
(Hadda waa ninka ku fadhiya laba sano oo aan sharci ahayn hahaha).
- Xoojinta daris wanaagga iyo nabad kuwada noolaanshaha dalalka jaarka.
(Waxa uu dagaal diblomaasiyadeed ku qaaday Jabuuti)
- Xoojinta xidhiidhka iyo iskaashiga ay Somaliland la leedahay dalalka caalamka.
(Somaliland waxa ay gashay go’doon caalami ah)

Maxaan ka tagay.
La soco qaybaha danbe.

War deg deg ah: Wasiirka Arrimaha gudaha, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa walaac xoogan muujiyay, ka dib markii M...
17/09/2024

War deg deg ah:
Wasiirka Arrimaha gudaha, ahna Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa walaac xoogan muujiyay, ka dib markii Muuse ku adkaystay Murashaxanimada Xisbiga kulmiye, qaatayna shahaadadii murashaxnimada.
Xogaha qaar ayaa sheegaya in Kaahin uu labada xilba ka degayo sida ugu dhakhsaha badan.
Sida la xaqiijiyey, Maxamed ayaa dhawaan ku dhawaaqi doona go'aankiisa k**a danbaysta ah.

07/09/2024

Xirsi, Siyaasiga Hurdo la'aanta ku riday Kulmiye

Xasuusnow, Weli Xildhibaan Maxamed Abiib waxa uu u xidhan yahay sharci darro. Madaxwaynaha Somaliland, Muuse Biixi, waa ...
07/09/2024

Xasuusnow, Weli Xildhibaan Maxamed Abiib waxa uu u xidhan yahay sharci darro.
Madaxwaynaha Somaliland, Muuse Biixi, waa Madaxwaynihii koobaad ee abid Somaliland xidhixidha Xildhibaano leh Xasaanad.

04/09/2024

Deegaanada bariga Berbera yaa hagraday ?

20/08/2024

Fashilka Siyaasadda Arrimaha Dibedda Dawladda Muuse Biixi

15/08/2024

Dib u dhaca Burco, yaa u sabab ah?

Address

Erigavo

Telephone

+252633339962

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somaliland Voice posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somaliland Voice:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share