Tayo Tourisim Agency

Tayo Tourisim Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Tayo Tourisim Agency, Tourist Information Center, Gaalkacyo.
(5)

Halkan waa Page-ka Rasmigaa ee Shirkada Dalxiiska Tayo Tourisim Agency, Shirkadu waxay kuu haysaah Safaro Dalxiis oo ay kugu Geyndoonto Goobo loogu talagalay Dalxiiska Soodhawaada, Mahadsanidin.

11/06/2021

dibad aadi mayne dalkeena dahabkaa baan dalxiis ku kala bixin

17/04/2021
18/02/2021

Shirkadda dalxiiska iyo damaashaadka ee Tayo, waxay macaamiisheeda ku wargalinaysaa in la gaaray waqtigii dalxiiska.

Kooxdii u horaysay sanadka 2021 ee dalxiiska deegaan xeebeedka Garacad ayaa ku damaashaadaysa jawi qurxoon iyo deegaan bilic san, hadii aad xiisaynayso inaad waqti kusoo qaadato Garacad, Eyl iyo dhamaan deegaanada dalxiiska ee Puntland lasoo xariir xafiisyada Tayo ee Garoowe, Gaalkacyo,

26/01/2021

Caawa iyo xeebta Eyl 🎻πŸ”₯πŸŒ‡.

Shirkada dalxiiska ee Tayo waxay ugu bishaaraynasa dhaman rer puntland inay soo siyaadisay  xafladaha aroosyada iyo mehe...
04/10/2020

Shirkada dalxiiska ee Tayo waxay ugu bishaaraynasa dhaman rer puntland inay soo siyaadisay xafladaha aroosyada iyo meheradaba inay ugu qaban doonto xeeebta iyo waliba gudaha badda
Welcome funs

07/08/2020

Ku dalxiis dalkaaga.

13/07/2020

Magaalada Garacad waxaan ugu Jeclahay Xaafadda ISTANBUUL.❀

πŸ“·Nadaara

Damaashaad iyo dalxiis ku dakee dhulkaga hooyo$TATA
28/05/2020

Damaashaad iyo dalxiis ku dakee dhulkaga hooyo
$TATA

Sawiraan hordhac naga filo sawiradii ciida iyo garacd Ku dalxiis dhulkaaga la dalxiis dadkaaga
26/05/2020

Sawiraan hordhac naga filo sawiradii ciida iyo garacd
Ku dalxiis dhulkaaga la dalxiis dadkaaga

Ciid wangsan
23/05/2020

Ciid wangsan

15/05/2020

Bishaaro

Shirkadda Tayo waxay ogaysiinaysaa in dhawaan lasoo gabgabayn doono isdiiwaangalinta dalxiiska maalmaha ciida, hadaba hadii aad doonayso inaad qayb ka noqoto dalxiisayaasha maalmaha farxada isdiiwaangali inta aan lagaa buuxin booska.

Kala xariir...... tell 7791294 7757778
Ama booqo xafiiska oo ku yaala kasoo horjeedka daarta amal plza sarta loo yaqaan safiina yaan lagaa buuxin

10/05/2020

Shirkadda dalxiiska Tayo waxay kuu sahlaysaa in aad ku dalxiisto dalkaaga, maalmaha damaashaadka ciidka waxay fursad kuu siinaysaa in ay kuu dalxiis gayso xeebta Garacad iyo deegaano kale oo taariikhi ah.

Isdiiwaangali inta aan lagaa tagin.

Kala xariir xafiiska Galakcyo oo ku yaala dhismaha safiina dhinaca waqooyi ee Amal Plaza . Tell 0907757778. 0907791294.

10/05/2020

Mansha allah dhismaha dekedda garacad oo meel wanagsan maraysa.

Shirkada Tayo waxay safar dalxiis iyo damaashad ah ku gaysay magaalo xeebeedka gracad Team dalxiisayaal ah oo ay hugaami...
22/04/2020

Shirkada Tayo waxay safar dalxiis iyo damaashad ah ku gaysay magaalo xeebeedka gracad Team dalxiisayaal ah oo ay hugaaminayso haldoor maamo caasho geele diiriye iyo hawl wadeenada bahda TaG foundation oo fasaxoodi ku soo qaatay xeebta garacad

Sawiro hordhac ah iyo dalxiiskii manta Nala soco
20/04/2020

Sawiro hordhac ah iyo dalxiiskii manta
Nala soco

 πŸ‡ΈπŸ‡΄
15/04/2020

πŸ‡ΈπŸ‡΄

12/04/2020
Ma doonysa in indhaahgu eegmada bilicda leh usii bogaan ma doonaysaa damashaadka dalkaga kaaly booqo degmada qadiimiga e...
11/04/2020

Ma doonysa in indhaahgu eegmada bilicda leh usii bogaan ma doonaysaa damashaadka dalkaga kaaly booqo degmada qadiimiga ee Eyl

10/04/2020

Halkani waa magaalo xeebeeda Eyl
Waa magalo qurx badan indhaha soo jiidan og waan badii iyo beerihi iyo buurahi waa meel dalxiiska iyo tamashlaha loogu tala galy
Let us visit Eyl

06/04/2020

Wonderfull picture
04/04/2020

Wonderfull picture

Ku dalxiis dalkaaga La dalxiis Tayo Trousim.
03/04/2020

Ku dalxiis dalkaaga La dalxiis Tayo Trousim.

Dalxiise ku qanacsan dalkiisa hooyo.
02/04/2020

Dalxiise ku qanacsan dalkiisa hooyo.

Cawa iyo GaracadLiiban Aw-jama oo ah agaasimaha xiriirka dadweynaha ee madaxtooyada puntland iyo Abdirahman Sed oo ah ag...
01/04/2020

Cawa iyo Garacad

Liiban Aw-jama oo ah agaasimaha xiriirka dadweynaha ee madaxtooyada puntland iyo Abdirahman Sed oo ah agaasimaha xiriirka ha'yadaha madaxa banaan ee madaxtooyada puntland iyo dhalinyaro kale oo caawa si nabada dalxiis iyo damaash ugu hoyday xeebta Garacad.

Ku dalxiis dhulkaaga
La dalxiis Tayo & trousim

Hadii uu sawirkaani ku soo gaaray Like saar share'na kaga sii falxalo. πŸ‡ΈπŸ‡΄
01/04/2020

Hadii uu sawirkaani ku soo gaaray Like saar share'na kaga sii falxalo.

πŸ‡ΈπŸ‡΄

31/03/2020

Waa muuqaal dhamaystiran oo muujinaya dalxiiska Gaalkacyo ilaa Garacad. Shirkada Tayo waxay ugu bishaaraynaysaa macaamiisheeda in la joogo waqtigii igu macquulsanaa ee dalxiiska dhulkaga.

2020 la dalxiis Tayo.

Majeceshay Dalxiiska Dhulkaaga?Share:
29/03/2020

Majeceshay Dalxiiska Dhulkaaga?

Share:

Dhalinyaro ka timid Gaalkacyo ayaa ku dalxiisya deegaan xeebeedk Garacad, shirkada dalxiiska  Tayo ayaa u sahashay damas...
26/03/2020

Dhalinyaro ka timid Gaalkacyo ayaa ku dalxiisya deegaan xeebeedk Garacad, shirkada dalxiiska Tayo ayaa u sahashay damashaadka iyo dalxiiskan oo ahaa mid kuso beegmay jawi macaan iyo xili roobaad xareedu meel kasta warantahay.

Waxaa lagu jiraa waqtigii ugu haboonaa ee dalxiiska xeebaha, baddu waa xawaal aad si qurux badan ugu dabaalan karto. Khayraadkii oo leh kaluunka noocyadiisa kala duwan, kaambihii oo fresh ah ayaa kuu diyaar ah.

Ku dalxiis dalkaaga, la dalxiis Tayo.

26/03/2020

Dalxiiskii badda dusheeda.

Ku dalxiis dhulkaaga La dalxiis Tayo Trousim.
25/03/2020

Ku dalxiis dhulkaaga
La dalxiis Tayo Trousim.

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tayo Tourisim Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tayo Tourisim Agency:

Videos

Share