Amuureeye visa and travel

Amuureeye visa and travel shirkada Amuureeye visa and travel waxay idin haysaa viso dalxiis, waxbarasho iyo caafimaad

06/08/2022

Hambalyo Ardayda Reer puntland Shirkada Amuureeye visa and travel Farxada la qaybsanaysaa Ardayda sigaara waxaa Hambalyo shirkadu u diraysaa 10 Top ardayda gashay.

ugu imow shirkada visa waxbarasho iyo jamacado Tayo leh
+25290-7996417 call center ka soomaaliya

PUNTLAND: 18550 Arday oo isugu jira fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe iyo fasalka 4-aad ee dugsiga-sare ayaa u fadhiistay i...
28/05/2022

PUNTLAND: 18550 Arday oo isugu jira fasalka 8-aad ee dugsiga dhexe iyo fasalka 4-aad ee dugsiga-sare ayaa u fadhiistay imtixaanka Dowliga ah.
Shirka Amuureeye visa and travel waxay Hambalyo iyo Duco u diraysaa Ardayda Reer PUNTLAND

Alle ha u fududeeyo Imtuxaanka

Ramadaanka Alle ha naga aqbaloAmuureeye visa and travel
30/04/2022

Ramadaanka Alle ha naga aqbalo
Amuureeye visa and travel

shirkada AMUUREEYE Visa & Travel waxa ay umada soomaaliyeed ugu bisharaynaysaa VISA ha Dalka India oo qiimo jaban iyo wa...
22/04/2022

shirkada AMUUREEYE Visa & Travel waxa ay umada soomaaliyeed ugu bisharaynaysaa
VISA ha Dalka India oo qiimo jaban iyo waqti kooban
Amano iyo Adeeg hufan

Qiimo dhimis balaaran

Welcome to the Amuureeye visa and travel RAMADAAN KARIIM
06/04/2022

Welcome to the Amuureeye visa and travel RAMADAAN KARIIM

Amuureeye visa and travel
04/03/2022

Amuureeye visa and travel

27/01/2022
02/01/2022

Amuureeye visa and travel
madaxa marketing ee shirkada

Amuureeye visa and travel  madaxa suuq gaynta
01/01/2022

Amuureeye visa and travel madaxa suuq gaynta

Shirkada safarada iyo visooyinka waxay macaamiisheeda dalka turkeyga jooga ugu bishaaraynaysaa inay ka caawin doonto hel...
30/11/2021

Shirkada safarada iyo visooyinka waxay macaamiisheeda dalka turkeyga jooga ugu bishaaraynaysaa inay ka caawin doonto helida visa dalxiis ah ee wadanka serbia mudo kooban.

Hadaad ku sugan tahay dalka turkeyga booqo xafiiska ankara kizlay ama kala soo xidhiidh:

Call: +90 552 256 51 23 whats upp: +905528903496

Amuureeye visa and travel wadankee Doonaysaa in aad ku dalxiisto  ama aad waxkabaratoQanacsanaantaadu waa  Hal ku dhiga ...
09/11/2021

Amuureeye visa and travel
wadankee Doonaysaa in aad ku dalxiisto ama aad waxkabarato
Qanacsanaantaadu waa Hal ku dhiga shirkada

like sii page ka

Amuureeye visa and travel  waxa ay idiin haysaa fursad dahabi ah scholorship India ah master degree iyo bachelor degreek...
18/10/2021

Amuureeye visa and travel
waxa ay idiin haysaa fursad dahabi ah
scholorship India ah
master degree iyo bachelor degree
kuliyadaha hoos ku xusan

visa ha  India  ee caafimaadka mudo kooban iyo qiimo jaban soo dhawow macmiil muhiimadayadu waa in aad qanacdo 🤝
09/10/2021

visa ha India ee caafimaadka
mudo kooban iyo qiimo jaban

soo dhawow macmiil muhiimadayadu
waa in aad qanacdo 🤝

09/10/2021

Amuureeye visa and travel
waxa uu ugu bisharaynayaa bulsho waynta somaliyed
in dalku galka
Turkey ee master program ku diyaar yahay mudo koobana ku soo baxayo. amaano iyo adeeg

21/09/2021
Hel visa ha bangladesh oo caafimad iyo ardaynimo ah mudo 7 cisha jamacado tayo leh hospital o ay joogaan xirfadle caafim...
19/06/2021

Hel visa ha bangladesh oo caafimad iyo ardaynimo ah mudo 7 cisha jamacado tayo leh hospital o ay joogaan xirfadle caafimaad macmiil ku soo dhawow xaruunta dhexe ee Dal-xiis travel agency Garowe

Shirkada dalxiiska iyo dafarada ee dalxiis travel agency waxay  macaamiisheda sharafta leh ogaysiinaysaa inay soo kor dh...
05/06/2021

Shirkada dalxiiska iyo dafarada ee dalxiis travel agency waxay macaamiisheda sharafta leh ogaysiinaysaa inay soo kor dhisay visa-ha dalka senigal kaas oo ay shirkadu kuugu soo saarayso wakhti kooban iyo iyo qiimo macaquul ah.
Visayasha ay idin haysonshirkadu waxa ka mid ah:

1. Visa dalxiis
2. Waxbarasho

Kala soo xirir:

+905528903496, +252907996417 ama +252611524019.

Mahadsanidin

shirkada dalxiiska iyo safarada ee DALXIIS TRAVEL AGENCY waxay idin soo saaraysaa VISA-HA wadamada hoos ku qoran wakhti ...
23/05/2021

shirkada dalxiiska iyo safarada ee DALXIIS TRAVEL AGENCY waxay idin soo saaraysaa VISA-HA wadamada hoos ku qoran wakhti kooban iyo qiimo jaban.

Wadamada shirkadu idin soo saarayso dalku galkooda waxa ka mid ah:

1. Ukraine
2. Maleysia
3. Turkey
4. Bangladesh
5. Cyprus
6. India
7. Uganda
8. Kenya
9. Maser

Visaha diyaarka ah:
1. Visa caafimaad
3. Visa dalxiis
4. Visa waxbarasho

Sidoo kle shirkadu waxay idin haysaa dhaman:
1. tigidyada gudaha (local tiket)
2. Tigid yada calamiga ah ( international tiket)

Hadaba horay u gaar DALXIIS TRAVEL AGENCY.

Kala xidhiidh: +905528903496,, +252907996417 ama
+252 61 1524019

Mahadsanidin!

Shirkada dalxiiska iyo safarada ee DALXIIS TRAVEL AGENCY, waxay  idiin haysaa visa-ha dalalka Turkey iyo cyprus. Wakhti ...
05/05/2021

Shirkada dalxiiska iyo safarada ee DALXIIS TRAVEL AGENCY, waxay idiin haysaa visa-ha dalalka Turkey iyo cyprus. Wakhti kooman iyo qiimo ku raali galinaya.

Dalka turkeyga waxay idinka haysaa:

1. Visa caafimad
2. Visa waxbarasho
3. Visa Dalxiis

Sidoo kale cyprus waxay idinka haysaa

1. Visa Waxbarasho

Nagala soo xiriir: +905528903496,, +252907996417 ama +252 61 1524019

Shirkada dalxiiska iyo safarada ee DALXIIS TRAVEL AGENCY waxay idiin haysaa, Visaha/dalku galka dalka UKRAINE oo kuugu s...
24/04/2021

Shirkada dalxiiska iyo safarada ee DALXIIS TRAVEL AGENCY waxay idiin haysaa, Visaha/dalku galka dalka UKRAINE oo kuugu soo baxaya wakhti yar sidoo kalena kuugu soo saaraysa qiimo aad u jaban.

Fadlan horay u gaar

Kala xiriir: +905528903496,,,,,+252907996417 ama +252 61 1524019..

Shirkada safarada iyo dalxiiska ee DALXIIS TRAVEL AGENCY xafiis yadeeda GAROWE iyo MUQDISHO waxaa idinku diyaar ah visay...
10/04/2021

Shirkada safarada iyo dalxiiska ee DALXIIS TRAVEL AGENCY xafiis yadeeda GAROWE iyo MUQDISHO waxaa idinku diyaar ah visayasha:
1. Visa waxbarasho
2. Visa caafimad
3. Visa dalxiis

Wadamada visayashooda aan soo saarno:
1.Ukraine
2.cyprus
3.turkey
4.china
5.russia
6.malaysia
7.bangladesh

Fadlan horay u gaar.

Kala xariir: +905528903496,, +252 61 1524019 ama +252907996417

Shirkada safarada iyo visaha ee DALXIIS TRAVEL AGENCY ee fadhigeedu yahay turkey-ga, ukraine iyo garowe waxay idiin soo ...
09/04/2021

Shirkada safarada iyo visaha ee DALXIIS TRAVEL AGENCY ee fadhigeedu yahay turkey-ga, ukraine iyo garowe waxay idiin soo saaraysaa si hufnaan iyo hagar la aan leh iyo waliba qiimo ku raali galin doona visaha wadamada:

1. Ukraine
2. Russia
3. Turkey
4. Cyprus
5. China
6. Pakistan
7. Malaysia
8. Bangladesh

Fadlan hamoogaanin.

KALA XIRIIR:::: +905528903496,,,,,+905522565123 ama +252907996417.

Address

Garowe

Opening Hours

Monday 08:00 - 21:00
Tuesday 08:00 - 21:00
Wednesday 08:00 - 21:00
Thursday 08:00 - 21:00
Friday 16:00 - 21:00
Saturday 08:00 - 21:00
Sunday 08:00 - 21:00

Telephone

+252907996417

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amuureeye visa and travel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amuureeye visa and travel:

Share

Category



You may also like