Kafi Travel & Cargo Agency

Kafi Travel & Cargo Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kafi Travel & Cargo Agency, Travel Company, Mawlaca, Garoe , Puntland, Garowe.

▪︎Shirkadda Kafi ee hajjka iyo cumradda waxay idiin haysaa Adeegyaddii Hajjka iyo Cumradda.

▪︎Sidokale waxaan meesha ka maqnayn adeegyada ▪︎qaadista Alaabaha Cargo-ga.🇸🇴

Ansu Fati oo gudanaya Cumrada 🇸🇦 🕋 🕌Ciyaartoyga caanka ah ee Ansu Fati oo ku suggan magaalada barakeysan ee Makka ayaa c...
13/01/2025

Ansu Fati oo gudanaya Cumrada 🇸🇦 🕋 🕌

Ciyaartoyga caanka ah ee Ansu Fati oo ku suggan magaalada barakeysan ee Makka ayaa cumraystay

Masha'allaah waa wax lagu farxo, in la arko dhalinyarro sidda Fati oo kale ah oo waqtigiisa ka faa'idaysanaya si uu u cumraysto.

Alle haka aqbalo cibaadadiisa hana u sii barakeeyo noloshiisa iyo shaqadiisaba. 🤲🏻❤️

Kafi Travel & Cargo Agency.

11/01/2025

▪︎Shirkadda Kafi ee hajjka iyo cumradda waxay idiin haysaa Adeegyaddii Hajjka iyo Cumradda.

▪︎Sidokale waxaan meesha ka maqnayn adeegyada ▪︎qaadista Alaabaha Cargo-ga.

•Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah •fadlan nagala soo xiriir:

•[+252 90-7748610]
•[+252 90-7797358]
•[+252 061-799949]
•Emailka: [[email protected]]
Ama
•Barteena Facebook:
[Kafi Travel & Cargo Agency]

WARGELIN MUHIM AHWAXAAN DHAMAAN DADWAYNAHA SOOMAALIYEED KU WARGELINAYNAA IN AY BILAABATAY DIIWAANGELINTA CUMRADDA RAMADA...
09/01/2025

WARGELIN MUHIM AH

WAXAAN DHAMAAN DADWAYNAHA SOOMAALIYEED KU WARGELINAYNAA IN AY BILAABATAY DIIWAANGELINTA CUMRADDA RAMADAANKA 2025/1446.

HADABA ISDIIWAAN GELI OO NAGALA
SOO XARIIR.

[+252 90-7748610]
[+252 90-7797358]
[+252 061-799949]

•FULL-PACKAGE[Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah fadlan nagala soo xiriir:•[+252 90-7748610]•[+252 90-7797...
08/01/2025

•FULL-PACKAGE

[Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah fadlan nagala soo xiriir:

•[+252 90-7748610]
•[+252 90-7797358]
•[+252 061-799949]

•Emailka: [[email protected]]

Ama

•Barteena Facebook: [Kafi Travel & Cargo Agency]

Kafi Travel & Cargo Agency–waa Xalkaaga Safarka iyo Xamuulka!
Mahadsanidin, ]

OGAYSIIS KU SAABSAN HAJJ-KA SANADKA 2025 H-1446 Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka doonaya inay gutaan waajibaadka Xaj...
07/01/2025

OGAYSIIS KU SAABSAN HAJJ-KA SANADKA 2025 H-1446

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan dadka doonaya inay gutaan waajibaadka Xajka ee sanadka 2025 H-1446 in ay socoto diiwaangelintii iyo qabashada document'yadii-xajka 2025.

1•Shuruudaha diiwaangelinta

2• Passport aan dhacsanyn

3• 2-sawir oo teesaro ah

4• $2,000 oo Hormarisa

[Fadlan soo buuxi foomamka lagama maarmaanka ah oo aan kor kuso xusnay]

[Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah fadlan nagala soo xiriir:
•[+252 90-7748610]
•[+252 90-7797358]
•[+252 061-799949]
•Emailka: [[email protected]]
Ama
•Barteena Facebook:
[Kafi Travel & Cargo Agency]

Kafi Travel & Cargo Agency–waa Xalkaaga Safarka iyo Xamuulka!

Mahadsanidin]

05/01/2025

Ku Soo Dhawoow Kafi Travel & Cargo Agency

•Waxaad naga helidoonta adeegyada safarka iyo Cargo-ga!

•Waxaan halkan u joognaa inaan kuu fududeyno safaradaadda iyo gudbinta alaabahaaga si xirfad leh iyo wakhti Kooban.

Adeegyadeenna waxaa ka mid ah:
•Tigidhada diyaaradaha.
•Safaradda gudaha iyo dibadda.
•Gaarsiinta xamuulkaaga goobta aad u dirtay si deg deg ah oo ammaano leh.
•Talo bixin iyo taageero ku saabsan safara’daadda.

•Maxaad nooga dooranaysaa Shirkaddaha kale?

1•Adeeg hufan oo ku saleysan daryeelka macaamiisheena.

2•Jawaab deg deg ah iyo xalinta baahiyahaaga safar.

Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah fadlan nagala soo xiriir:

•[+252 90-7748610]
•[+252 90-7797358]
•[+252 061-799949]
•Emailka: [[email protected]]
Ama
•Barteena Facebook:
[Kafi Travel & Cargo Agency]

Kafi Travel & Cargo Agency–waa Xalkaaga Safarka iyo Xamuulka!
Mahadsanidin,

04/01/2025
_Jimce Wanaagsan Macmiil💯🙏🏻Kafi Travel & Cargo Agency
03/01/2025

_Jimce Wanaagsan Macmiil💯🙏🏻
Kafi Travel & Cargo Agency

02/01/2025

Ogeysiis Ku Saabsan Adeegyo Cusub oo Lagu soo kordhiyey Shirkadda Kafi Travel & Cargo Agency,

Shirkadda Kafi Travel & Cargo Agency waxay ku faraxsan tahay inay idiin soo bandhigto adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyay Services aan bixino si aan ula jaanqaadno baahiyaha macaamiisheena qiimaha leh.

Adeegyadan cusub ayaa loogu talagalay inay fududeeyaan safarkaaga dhulka iyo gaarsiinta alaabtaada goobta aad u dirayso si hufan oo xirfad leh.

1. Adeegyada Safarada Dhulka:
Waxaanu soo kordhinay adeegyo safarro dhulka ah oo ka kooban:
•Gaadiid raaxo leh qaadista alaabaha Cargo-ga iyo dadkaba si casri ah: Si aad u hesho safar nabad ah, raaxo leh, oo lagu kalsoonaan karo.

2. Adeeg-yada Alaabaha Cargo:
Adeegyadayada cusub ee qaybta xamuulka waxay diiradda saarayaan:
•Gaarsiinta deg degga ah: Alaabtaada waxaa lagugu soo gaarsiin doonaa wakhtiga ugu dhow iyadoo la ilaalinayo badqabkeeda.

•Baakad iyo daryeel: Alaabtaada waxaa loo diyaarinayaa baakad sugan si loo hubiyo badbaadada inta lagu jiro safarka.

Hadafkeennu waa inaan kuu sahlano safarada dhulka iyo hawadaba iyo gaarsiinta alaabtaada meesha aad la rabto si xirfad leh oo kalsooni leh. Waxaan kuu ballan qaadaynaa adeegyo tayo sare leh oo ka turjumaya baahiyahaaga gaarka ah.

Haddii aad u baahan tahay faahfaahin dheeraad ah fadlan nagala soo xiriir:
•[+252 90-7748610]
•[+252 90-7797358]
•[+252 061-799949]
•Emailka: [[email protected]]
Ama
•Barteena Facebook:
[Kafi Travel & Cargo Agency]

Kafi Travel & Cargo Agency–waa Xalkaaga Safarka iyo Xamuulka!
Mahadsanidin,

02/01/2025

Mahadcelin nooga timi Macaamiisheena Qiimaha Leh ee Arrimaha Cumradda.

Waxaa sharaf iyo karaamo weyn noo ah inaan u mahadcelinno dhammaan macaamiisheena qaaliga ah ee doortay adeegyadeenna cumradda sanadkan. Waxaannu aad uga mahadnaqaynaa kalsoonida iyo taageerada aad noo muujiseen.

Runtii, safarka barakaysan ee Cumradda waa in si taxadar leh loo diyaariyo. Sidaa darteed, waxaannu ku faraxsanahay inaan qayb ka noqonnay fududaynta socdaalkiina, si aad si nabad ah ugu gudataan waajibaadkiina.

Hadaf-keenna ugu weyn ayaa ahaa inaan idiin diyaarino adeeg tayo sare leh oo idin anfaca dhammaan marxaladaha safarkiina. Waxaannu ku dadaalnay inaan idiin hirgelinno qorshe iyo adeeg dhameystiran oo ay ka muuqato naxariis, xirfad, iyo daacadnimo.

Ugu dambayn, waxaannu Alle ka baryaynaa inuu Cumradda idinka aqbalo, dambiyadiinnana dhaafo, idinkana idiin sahlo inaad guyihiinna kusoo noqotaan idinkoo caafimaad qaba oo ajar badan wata. Waxaannu sidoo kale idinka rajaynaynaa inaad nagu soo laaban doontaan mar kasta oo aad u baahan tihiin adeegyo kale oo diimeed.

Mahadsanidiin Taageeradiinna Joogtada ah!

[Kafi Travel Cargo agency ]

It’s Time To Travel and Explore The WorldKafi travel and agencyBook Now+252 907748610 +252 907611738+252 061979999
01/01/2025

It’s Time To Travel and Explore The World
Kafi travel and agency

Book Now

+252 907748610
+252 907611738
+252 061979999

29/12/2024

Sh.Fuaad dadka awooda
xajj-ka lkiin aan aadin:………..!?

Kafi travel and agency

NALASOO XIRIIR :

+252 907748610
+252 907781645
+252 061979999

28/12/2024

🚨SUBAX WANAAGSAN DHAMAAN WALALAHA
KHAYRKA XAJJ-KA IYO CUMRADA JECELOW

اللهم اجعل يومنا هذا مباركًا واغفر لنا فيه ذنوبنا، وارزقنا فيه الخير والبركة، ووفقنا لما تحب وترضى. اللهم اجعلنا من أهل الجنة واغفر لنا ولوالدينا وللمسلمين أجمعين. آمين.


23/12/2024

🚨🗣️:Dhamaan cawa madiina ayey u hoyaadeen.

•Muctamiriin’taan alle🤲🏻haka aqbalo
cumrada iyo acmaasha wanaagsan.

•Oo bari subaxii 8:00-saac u bilaabanaysa,

21/12/2024

🚨🗣️:Shirkaddaha

Kafi travel agency hajj & umrah.
Iyo
Nugaal travel agency hajj & umrah.

Ayaa group-kii 3'aad oo muctamiriina
hidaa'yaad iyo dar-daaran ku saabsan safarkoodu cumrada ugu qabtay magaladda garowe:

group-kaaso bari oo taariikh-du ku beegan tahay 22"December ka anba-bixi doona garoon'ka-diyaaraddaha ee Magalada Garowe:





 ▪︎Group-kii sadexaad oo Muctamiriin ah. Shirkaddaha Kafi travel agency hajj & umrah.                     IyoNugaal trav...
21/12/2024

▪︎Group-kii sadexaad oo Muctamiriin ah.

Shirkaddaha
Kafi travel agency hajj & umrah.
Iyo
Nugaal travel agency hajj & umrah.

Ayaa group-kii 3"aad oo muctamiriina
hidaayad iyo dar-daaran ku saabsan safarkoodu cumrada ugu qabtay magalada garowe:

group-kaaso bari oo taariikh-du ku beegan tahay 22"December
Ka anba-bixi doona gagidda diyaaraddaha
ee magalada garowe.

:Dhamaad allaa mahad-leh,🙏🏻




Address

Mawlaca, Garoe , Puntland
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kafi Travel & Cargo Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category