Laasgeel Tourism Agency

Laasgeel Tourism Agency we make somaliland tourism have to stand in somaliland tourism every time

25/10/2023
13/07/2023

Waa maxay sababta dhulkeenu u leeyahay tariikh facweyn oo dhinac kasta leh , iyo sababta illaa iyo hadda cilmi baadhisyo rasimiya luugu samayni , marka laga tago dhawr goobad.

Intii yarayd ee ugaadh ahayd ee inagu hadhay maalinba waxaad arkaysaa iyadoo baabuur kala gooyay waliba waa intan wadada...
09/02/2023

Intii yarayd ee ugaadh ahayd ee inagu hadhay maalinba waxaad arkaysaa iyadoo baabuur kala gooyay waliba waa intan wadada la dhisay.

Miskiin waa ay lamaanayd walhatiga ay dhimatay garanuugtani fool bay ku dhawayd

Maxay kula tahay , in Magacii qadiimka ahaa ee dhulka waqoooyiga ama layidhaa maanta somaliland , in kutubka bibleka qaa...
08/01/2023

Maxay kula tahay , in Magacii qadiimka ahaa ee dhulka waqoooyiga ama layidhaa maanta somaliland , in kutubka bibleka qaarkii qorayaan in la odhan jiray (Havilah). Sida ka muuqata mapka xagiisa hoose

Havilah
Somaliland ‘s old name in the bible!!
Havilah (Hebrew: חֲוִילָה Ḥawilah) refers to both a land and people in several books of the Bible; the one mentioned in Genesis 2:10–11, while the other place thought to be in Africa and mentioned in Genesis 10:7.

29/10/2022

Maxamed abdi shadac sahamiye wakhti badan ku qaatay sidii uu u daahfuri laaha goobaha bilicda iyo taariikhdaba leh ee dalkeena wuxuu lugihiisa ku maray wadanka oo dhan waxaanu diwaanka kaydka taariikhda dalka galyay ilaa iyo 120 goob tariikheed .
Cid sheegaysana maqli maysid qarankaa kuu og hanbalyo

Gacan libaaxMountain
12/09/2021

Gacan libaax
Mountain

Ceel sheekh beach and a poland tourist
08/09/2021

Ceel sheekh beach and a poland tourist

Laasgeel cave
08/09/2021

Laasgeel cave

Laas Geel - LaasGeel is located nearly 50km away from Hargeisa, capital city of Republic of Somaliland. These Magnificent Ancient Rock Art paintings are esti...

My friend Carlos in Laasgeel He comes more then 10 times in somaliland .
10/05/2021

My friend Carlos in Laasgeel
He comes more then 10 times in somaliland .

Daalo aragtideeday cid kasta oo u ciil qabta daalo waxaan dhawaan bilaabi doonaa safaro macquul ah inshaa allaah
10/05/2021

Daalo aragtideeday cid kasta oo u ciil qabta daalo waxaan dhawaan bilaabi doonaa safaro macquul ah inshaa allaah

The last trip in ergavoDaalo mountain Wax hoostayda ah waa daruur quruxda alle ku manaystay dhulkeena
10/05/2021

The last trip in ergavo
Daalo mountain
Wax hoostayda ah waa daruur quruxda alle ku manaystay dhulkeena

Bulaxar ancient town Magalada qadiimiga ah ee (bulxaar)
08/04/2021

Bulaxar ancient town
Magalada qadiimiga ah ee (bulxaar)

Dhanbalin rock arts site saxil region
08/04/2021

Dhanbalin rock arts site saxil region

Garanuug
22/03/2021

Garanuug

Sir isaaq good photographer
22/03/2021

Sir isaaq good photographer

It was time This tree in Ergavo called mooli
22/03/2021

It was time

This tree in Ergavo
called mooli

Laasgeel view
22/03/2021

Laasgeel view

The best image in laasgeel
22/03/2021

The best image in laasgeel

Wagar Shiekh mountain
10/03/2021

Wagar
Shiekh mountain

08/03/2021

Waxaan dhawaan daahfuri doonaa page kan oo Ka shaqayn doona dalxiiska Somaliland .
Inshaa allaah waxaan soo bandhigo doonaa goobaha quruxda iyo taariikhda leh anaga oo safaro ugu bixi doona kolba goobta aan is leenahay waa macquul inshaa allaah

Address

Ministry Of Tourism
Hargeisa

Opening Hours

Monday 03:16 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634030274

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laasgeel Tourism Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Laasgeel Tourism Agency:

Share

Category