26/12/2023
Bishaaro Bishaaro Bishaaro. Shirkadda Al-Haramain waxa ay dhamaan akhyaarta ku xidhan & dhamaan dadka khayrka jecelba ugu bishaaraynaysaa in loo sameeyay qiimo dhimis balaadhan ( BIG DISCOUNT) oo ku saabsan adeeggii cumrada eed uga barateen. Kaas oo noqon doonna in aad ku cimraysato kaliya 1000$ . Adeeggan oo loogu talo galay ardayda school lada jaamacadaha & shaqaalaha & macalimiinta & cid walba oo rabta in ay soo booqato dhulka barakaysan. Kaalay oo nala cimrayso , kadis u samee caruurtaada oo ka farxi. Numberka waa limit fadlan yaan lagaa buuxin.
Ticket
Visa (Hajj, Umrah, Business Visa)
Hotels Makkah and Madinah
Transportation
Tourism Visa