Sabiil Travel Agency Hajj & Umrah service

Sabiil Travel Agency Hajj & Umrah service Sabiil Travel Agency Hajj&Umrah service waa shirkad kuu haysa vise-yaasha iyo Ticket-yada diyaaradaha

15/01/2025

La rafiiq Shirkadda Sabiil Travel Agency oo qabso booskaaga maanta si aad ugu cibaadaysato Xaramka Cumrada bisha Ramadaan.

Waxaan kuu diyaarinnay ๐€๐๐ž๐ž๐  ๐ก๐ฎ๐Ÿ๐š๐ง ๐ข๐ฒ๐จ ๐‡๐š๐ ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐ง si safarkaagu uu u noqdo mid xasuus leh.

Is diwaangeli hadda โœ๏ธ

Soo Booqo Xafiiska amma soo wac โคต๏ธ
63 3331911

12/01/2025

Cumradaada Ramadan, Sabiil Travel Agency ayaa kuu sahleysa.

La rafiiq oo la kulan:
โ€ข Adeegyo tayo sare leh
โ€ข Qiimayaal macquul ah
โ€ข Hagitaan dhameystiran

La xiriir Sabiil Travel Agency si aad u bilowdo safar barakaysan oo la xasuusan doonoโคต๏ธ

๐Ÿ“ฑ 063-4272312

๐Ÿ“ฑ 063-3518236

๐Ÿ“ฑ 063-4145083

WhatsApp : 63 3331911

05/01/2025

๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ

Shirkadda Sabiil Travel Agency Hajj & Umrah service waxa ay ugu bushaaraynaysaa macaamiisheeda & guud ahaan Bulshada reer Somaliland in ay u diyaarisay adeegyadii Cumrada bisha Barakaysan ee ๐‘น๐’‚๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’‚๐’ oo dhammaystiran.

Shirkadda Sabiil waxa kuugu diyaar ah
ADEEG HUFAN, HOY HABBOON IYO QIIMO MACQUUL AH.

Fadlan h**e isu diiwaan gali oo ka mid noqo kooxda soo gudanaysa waajibaadka cumrada 15ka bisha Ramadan ee h**e ..

Wixii intaa dheer soo booqo xafiiska shirkadda oo ku yaala mallka indho birta ee ka soo horjeedka kaaraha ama kala xidhiidh:
063-4272312 || 063-3518236 || 063-4145083.

Whatsapp : +252 63 3331911

Fadlan H**e isu diwaan gali โœ๏ธโœˆ๏ธ๐Ÿ•‹

Sabiil Travel Agency Hajj&Umrah service waa shirkad kuu haysa vise-yaasha iyo Ticket-yada diyaaradaha

04/01/2025

๐‘ช๐’–๐’Ž๐’“๐’‚๐’…๐’‚ ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐ŸŒ™๐Ÿ•‹

๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ ๐๐ฎ๐ฌ๐ก๐š๐š๐ซ๐จ
Shirkadda Sabiil Travel Agency waxa ay ugu bushaaraynaysaa macaamiisheeda & guud ahaan Bulshada reer Somaliland in ay u diyaarisay adeegyadii Cumrada bisha Barakaysan ee ๐‘น๐’‚๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’‚๐’ oo dhammaystiran.

Shirkadda Sabiil waxa kuugu diyaar ah
ADEEG HUFAN, HOY HABBOON IYO QIIMO KU MUNAASIB AH.

Fadlan h**e isu diiwaan gali oo ka mid noqo Macaamiisha Sabiil Travel Agency || Hajj and Umrah Services ||.

Wixii intaa dheer soo booqo xafiiska shirkadda oo ku yaala mallka indho birta ee ka soo horjeedka kaaraha ama kala xidhiidh:
063-4272312 || 063-3518236 || 063-4145083.

Whatsapp : +252 63 3331911

Sabiil Travel Agency Hajj&Umrah service waa shirkad kuu haysa vise-yaasha iyo Ticket-yada diyaaradaha

Muctamiriinta ay u adeegtay shirkadda Sabiil Travel Agency Hajj & Umrah service oo maanta booqday Masjid Quba & Buurta U...
14/12/2024

Muctamiriinta ay u adeegtay shirkadda Sabiil Travel Agency Hajj & Umrah service oo maanta booqday Masjid Quba & Buurta Uxud soona maray goobah kale ee taariikhiga ah kuna soo qaatay dhacdooyinkii & sooyaalkii ay lahaayeen.

La rafiiq shirkadda Sabiil oo kala kulan adeeg hufan.

08/12/2024

Cumrada bisha waa Diyaar fadlan h**e isu diwaan gali ๐ŸŒ™๐Ÿ•‹โœ๏ธ

Ballantayadu waa &

Nagal soo xadhiidh whatsapp: wa.me/+252633331911.

Sabiil Travel Agency Hajj&Umrah service waa shirkad kuu haysa vise-yaasha iyo Ticket-yada diyaaradaha

04/12/2024

Rumee riyadaada oo qiime jaban kusoo cumrayso bisha fasaxa ee lana rafiiq shirkadds Sabiil Travel Agency Hajj & Umrah service .

Ballantayadu waa &

Nagal soo xadhiidh whatsapp: wa.me/+252633331911.

Sabiil Travel Agency Hajj&Umrah service waa shirkad kuu haysa vise-yaasha iyo Ticket-yada diyaaradaha

ONLY 90 DAYS UNTIL RAMADAN๐ŸŒ™๐Ÿ•‹ุงู„ู„ู‡ู€ู… ุจู„ุบู†ู€ู€ุง ุฑู…ุถู€ู€ุงู† ๐Ÿคฒ
30/11/2024

ONLY 90 DAYS UNTIL RAMADAN๐ŸŒ™๐Ÿ•‹

ุงู„ู„ู‡ู€ู… ุจู„ุบู†ู€ู€ุง ุฑู…ุถู€ู€ุงู† ๐Ÿคฒ

JIMCE WANAAGSAN MACAAMIISHAYADA ๐ŸŒ™๐Ÿ•‹
28/11/2024

JIMCE WANAAGSAN MACAAMIISHAYADA ๐ŸŒ™๐Ÿ•‹

ONLY 95 DAYS UNTIL RAMADAN๐ŸŒ™๐Ÿ•‹ุงู„ู„ู‡ู€ู… ุจู„ุบู†ู€ู€ุง ุฑู…ุถู€ู€ุงู† ๐Ÿคฒ
26/11/2024

ONLY 95 DAYS UNTIL RAMADAN๐ŸŒ™๐Ÿ•‹

ุงู„ู„ู‡ู€ู… ุจู„ุบู†ู€ู€ุง ุฑู…ุถู€ู€ุงู† ๐Ÿคฒ

๐‚๐ฎ๐ฆ๐ซ๐š๐๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง!๐Ÿ—๐Ÿ– maalin kaliya ayaa ka hadhay bisha barakeysan ee ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง, macmiil hadda is diiwaangali oo ka ...
23/11/2024

๐‚๐ฎ๐ฆ๐ซ๐š๐๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง!

๐Ÿ—๐Ÿ– maalin kaliya ayaa ka hadhay bisha barakeysan ee ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง, macmiil hadda is diiwaangali oo ka mid noqo macaamiisha ay u adeegayso shirkaddu ee soo gudanaya ๐œ๐ฎ๐ฆ๐ซ๐š๐๐š ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง.

๐€๐๐ž๐ž๐  ๐‡๐ฎ๐Ÿ๐š๐ง, ๐“๐š๐ฒ๐จ ๐’๐š๐ซ๐ซ๐š๐ฒ๐ฌ๐š & ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐‰๐š๐›๐š๐ง

Nagal soo xariir whatsapp: wa.me/+252633331911.

18/11/2024

B O O K N O W โœ๏ธ

Wali waxa socota diwaan galinta Cumrada fasaxa ee bilaha &

Ballantayadu waa :
"ADEEG HUFAN, TIRO KOOBAN & TAYO SARRAYSA ".๐Ÿ•‹

La so xidhiidh :

+252633331911
63 4272312
633518236
634145083

Sabiil Travel Agency Hajj&Umrah service waa shirkad kuu haysa vise-yaasha iyo Ticket-yada diyaaradaha

11/11/2024

Rumee riyadaada oo qiimo jaban kusoo cumrayso kana mid noqo Groupka baxaya Bisha December ee 12aad oo la rafiiq shirkadda Sabiil Travel Agency Hajj & Umrah service โœˆ๏ธ๐Ÿ•‹ .

Fadlan h**e isu diwaan gali oo soo booqo xafiiska shirkadda oo ku yaala ka soo hor jeedka fooqa Burj Omaar ama la soo xidhiidh:

whatsApp: +252 63 3331911

Call : 0634272312
0633518236
0634145083

03/11/2024

Shirkadda Sabiil Travel Agency Hajj & Umrah service oo Macaamiisheeda U diyaarisay Cumrada Fasaxa bisha December 2024 & January 2025.

Ballantayadu waa "Adeeg Hufan, Tiro kooban & Tayo Sarraysa".

Contact: WhatsApp: +252 63 3331911

Call :
๐Ÿ“ฑ 63 4272312
๐Ÿ“ฑ 63 3518236
๐Ÿ“ฑ 63 4145083

29/10/2024

๐€๐๐ž๐ž๐ ๐ ๐š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐ฌ๐š๐ง ๐๐ข๐ข๐ฆ๐š๐ก๐š.

Balantayadu waa Adeeg hufan, Tiro kooban & Tayo saraysa โœ๏ธโœˆ๏ธ๐Ÿ•‹

Hadda is diwaan gali oo soo booqo xafiiska Shirkadda Sabiil Travel Hajj & Umrah service oo ku yaala ka soo horjeeda Burj Omaar, mallka indho birta ama nationalka.

Nagala so xidhiidh :

WhatsApp : +252 63 3331911

Ama soo wac
๐Ÿ“ฑ063 4272312
๐Ÿ“ฑ063 3518236
๐Ÿ“ฑ063 4145083

Sabiil Travel Agency Hajj&Umrah service waa shirkad kuu haysa vise-yaasha iyo Ticket-yada diyaaradaha

Ballantayadu waa     &  Fadlan h**e isu diwaan gali Cumrada fasaxa ee   &   โœ๏ธโœˆ๏ธ๐Ÿ•‹WhatsApp: +252 63 3331911Call:๐Ÿ“ฑ 063 427...
24/10/2024

Ballantayadu waa &

Fadlan h**e isu diwaan gali Cumrada fasaxa ee & โœ๏ธโœˆ๏ธ๐Ÿ•‹

WhatsApp: +252 63 3331911

Call:
๐Ÿ“ฑ 063 4272312
๐Ÿ“ฑ063 3518236
๐Ÿ“ฑ063 4145083

21/10/2024

Mudane & Marwo

1 bil ayaa ka hadhay adeegyada Cumrada bisha ee ay kuu diyaarisay shirkadda Sabiil Travel Agency Hajj & Umrah service fadlan h**e isu diwaan gali.

Adeeg hufan โœ…
Tiro kooban โœ…
Tayo sarraysa โœ…

Sabiil Travel Agency Hajj&Umrah service waa shirkad kuu haysa vise-yaasha iyo Ticket-yada diyaaradaha

14/10/2024

Ma rabtaa in aad soo booqato dhul ay 70 nabi iska daba mareen, dhulka ay ku yaallaan labada masjid ee ugu fadliga badan, kaalay oo la rafiiq shirkadda Sabiil Travel Agency oo Soo gudo waajibaadka Cumrada bisha & โœ๏ธโœˆ๏ธ๐Ÿ•‹

Address

National Mall, Wadada Madax-tooyada
Hargeisa
00000

Telephone

+252634272312

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sabiil Travel Agency Hajj & Umrah service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sabiil Travel Agency Hajj & Umrah service:

Videos

Share

Category