Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service

Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service
Waa shirkad kuu haysa Visa-yaasha iyo Ticket-yada diyaaradah

๐Ÿ•‹ ๐—–๐˜‚๐—บ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ. ๐Ÿ•‹Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service ๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ฏ๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ...
12/10/2023

๐Ÿ•‹ ๐—–๐˜‚๐—บ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐Ÿญ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐Ÿฎ๐Ÿฎ ๐—ฒ๐—ฒ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ. ๐Ÿ•‹
Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service

๐—ช๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ฏ๐˜‚๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—บ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ท๐—ฒ๐—ฐ๐—ฒ๐—น ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ด๐˜‚๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—–๐˜‚๐—บ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ถ๐—ป ๐—ฎ๐˜† ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐˜‚ ๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐—ฎ๐˜† ๐—ฏ๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐—ณ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ธ๐—ผ๐—ผ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜€๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ (๐—๐—”๐—ก๐—จ๐—”๐—ฅ๐—ฌ ๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฐ) ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป ๐—ผ๐—ผ ๐˜‚ ๐˜€๐—ฎ๐—ต๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ฎ ๐—ด๐˜‚๐—ฑ๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐—บ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ.

๐Ÿ“ ๐‘ฏ๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐’˜๐’‚๐’™๐’‚ ๐’”๐’๐’„๐’๐’•๐’‚ ๐’Š๐’” ๐’…๐’Š๐’˜๐’‚๐’‚๐’ ๐’ˆ๐’‚๐’๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐’†๐’† ๐’‰๐’๐’“๐’† ๐’Š๐’”๐’Œ๐’– ๐’…๐’Š๐’˜๐’‚๐’‚๐’ ๐’ˆ๐’‚๐’๐’Š, ๐’Š๐’๐’•๐’‚ ๐’‚๐’‚๐’ ๐’๐’‚ ๐’™๐’Š๐’…๐’‰๐’Š๐’.

๐Ÿ”– ๐™Œ๐’Š๐™ž๐’Ž๐™–๐’‰๐™–: $950.

๐Ÿšฆ๐“๐ข๐ฅ๐ฆ๐š๐š๐ง: ๐—๐š๐Ÿ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐Œ๐š๐ ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐š ๐‡๐š๐ซ๐ ๐ž๐ข๐ฌ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐ฎ ๐ฒ๐š๐š๐ฅ๐š๐š ๐‚๐”๐‘๐”๐๐€ ๐Œ๐€๐‹๐‹, ๐–๐š๐ช๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ ๐š ๐…๐จ๐จ๐ช๐š ๐“๐ข๐ฒ๐š๐š๐ญ๐š๐ซ๐ค๐š ๐š๐ฆ๐š ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฑ๐ข๐๐ก๐ข๐ข๐:๐Ÿคณ ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘- ๐Ÿ’๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ๐Ÿ“ || ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘-๐Ÿ’๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐ŸŽ๐Ÿ—๐Ÿ” || ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘-๐Ÿ’๐Ÿ’๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ‘ || ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ‘-๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ๐Ÿ—๐Ÿ–๐Ÿ’๐Ÿ–.

๐Ÿšฆ๐—ง๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป: ๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—จ๐—ฅ๐—–๐—ข: ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐˜‚๐˜‚ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐—ท๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—š๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐—™๐—ผ๐—ผ๐—พ๐—ฎ ๐—”๐—Ÿ๐—Ÿ๐—ข๐—ข๐—ฅ๐—˜ ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ฎ ๐˜…๐—ถ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ต: ๐Ÿคณ ๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿฏ-๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿฏ๐Ÿฒ๐Ÿญ๐Ÿฌ๐Ÿต || ๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿฏ-๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿฎ๐Ÿญ๐Ÿญ๐Ÿฎ๐Ÿฏ || ๐Ÿฌ๐Ÿฒ๐Ÿฑ-๐Ÿต๐Ÿฎ๐Ÿฐ๐Ÿญ๐Ÿญ๐Ÿญ๐Ÿญ.

02/10/2023

๐Ÿญ๐Ÿฎ/๐Ÿญ๐Ÿฌ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ
Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service waxa ay ugu bushaaraynaysaa Macamiisheeda iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay Shirkaddu si toos ah u bilawday diwaan-galinta iyo soo dhawaynta dadka raba in ay soo cumreystaan oo ay soo booqdan ๐—ž๐—ฎ๐—ฐ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ก.๐—ก.๐—ž.๐—›.

Waxayna bilaabmaysa: ๐Ÿญ๐Ÿฎ/๐Ÿญ๐Ÿฌ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ

Iska diiwaan gali Xafiisyada Shirkadda ๐ƒ๐€๐€'๐ˆ๐… ama kalasoo xidhiidh:

๐Ÿ“ž Hargeisa: 063-4252525 || 063-4419848 || 063-4144096 || 063-4402613.

๐Ÿ“ž Burco: 063-4436109 || 065-9241111 || 063-4421123.

Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service
Waa shirkad kuu haysa Visa-yaasha iyo Ticket-yada diyaaradah

19/09/2023

๐Ÿญ๐Ÿฎ/๐Ÿญ๐Ÿฌ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ
Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service waxa ay ugu bushaaraynaysaa Macamiisheeda iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay Shirkaddu si toos ah u bilawday diwaan-galinta iyo soo dhawaynta dadka raba in ay soo cumreystaan oo ay soo booqdan ๐—ž๐—ฎ๐—ฐ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐— ๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ถ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ก๐—ฒ๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ก.๐—ก.๐—ž.๐—›.

Waxayna bilaabmaysa: ๐Ÿญ๐Ÿฎ/๐Ÿญ๐Ÿฌ/๐Ÿฎ๐Ÿฌ๐Ÿฎ๐Ÿฏ

Iska diiwaan gali Xafiisyada Shirkadda ๐ƒ๐€๐€'๐ˆ๐… ama kalasoo xidhiidh:

๐Ÿ“ž Hargeisa: 063-4252525 || 063-4419848.

๐Ÿ“ž Burco: 063-4436109 || 065-9241111.

Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service
Waa shirkad kuu haysa Visa-yaasha iyo Ticket-yada diyaaradah

Shirkadda Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service oo cumraysiinaysaa kooxdii koowaad ee bishan September (Bisha Sagaala...
17/09/2023

Shirkadda Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service oo cumraysiinaysaa kooxdii koowaad ee bishan September (Bisha Sagaalad) iyaga oo kusoo dalxiisay Goobaha taariikhiga ah ee Magaalada Nebi Muxamed SCW ee (AL-MADIINA).

Waxa ka mid ah goobaha ay soo booqdeen:
1- Qabrigii Nebi Muxamed SCW iyo saxaabadii la aasnayd.
2- Xaramka Madiina
3- Rawdada Nebiga SCW
4- Masaajidka Quba
5- Masjidu Qiblatayn
6- Buurtii uu ka dhacay Dagaalkii Uxud
7- Buurta Jabalu Rumaat
8- Beerihii waawaynaa ee Timirta sida Cajwada
Iyo goobo kale oo taariikhi ah.

Shirkadda DAAIF waxa ay ugu bushaaraynaysaa dadka raba in ay soo gutaan Cumrada in ay u hayso adeeg hufan oo kaa caawinaya in aad si wacan usoo gudatid cumrada iyo safar raaxo leh.

Wixii intaa dheer kala xidhiidh Xafiisyada Magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Boorama.

Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service waxa ay ugu bushaaraynaysaa Macamiisheeda iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay Shirk...
04/09/2023

Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service waxa ay ugu bushaaraynaysaa Macamiisheeda iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay Shirkaddu si toos ah u bilawday diwaan-galinta iyo soo dhawaynta dadka raba in ay soo cumreystaan oo ay soo booqdan Kacbada Barakaysan iyo Masaajidka Nebiga N.N.K.H.

Waxayna bilaabmaysa Bisha Muxarram ee 1445.

Iska diiwaan gali Xafiisyada Shirkadda Daa'if ama kalasoo xidhiidh:

Hargeisa: 063-4252525 || 063-4419848 || 065-4144096 || 063-4402613

Burco: 063-4436109 || 065-9241111 || 063-4421123 || 063-4343323.

Shirkadda Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service  waxa ay ugu bushaaraynaysaa Macamiisheeda iyo Shacabka Soomaaliyeed ...
09/08/2023

Shirkadda Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service waxa ay ugu bushaaraynaysaa Macamiisheeda iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay Shirkaddu si toos ah u bilawday diwaan-galinta iyo soo dhawaynta dadka raba in ay soo cumreystaan oo ay soo booqdan Kacbada Barakaysan iyo Masaajidka Nebiga N.N.K.H.

Waxayna bilaabmaysa Bisha Muxarram ee 1445.

Iska diiwaan gali Xafiisyada Shirkadda Daa'if ama kalasoo xidhiidh:

Hargeisa: 063-4252525 || 063-4419848 || 065-4144096 || 063-4402613

Burco: 063-4436109 || 065-9241111 || 063-4421123 || 063-4343323.

Macmiil Hadda Dalbo oo hadda hel Fiisaha Waddanka Ugunda.Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service
29/07/2023

Macmiil Hadda Dalbo oo hadda hel Fiisaha Waddanka Ugunda.
Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service

Shirkadda Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service waxa ay ugu bushaaraynaysaa Macamiisheeda iyo Shacabka Soomaaliyeed i...
16/07/2023

Shirkadda Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service waxa ay ugu bushaaraynaysaa Macamiisheeda iyo Shacabka Soomaaliyeed in ay Shirkaddu si toos ah u bilawday diwaan-galinta iyo soo dhawaynta dadka raba in ay soo cumreystaan oo ay soo booqdan Kacbada Barakaysan iyo Masaajidka Nebiga N.N.K.H.

Waxayna bilaabmaysa Bisha Muxarram ee 1445.

Iska diiwaan gali Xafiisyada Shirkadda Daa'if ama kalasoo xidhiidh:

Hargeisa: 063-4252525 || 063-4419848 || 065-4144096 || 063-4402613

Burco: 063-4436109 || 065-9241111 || 063-4421123 || 063-4343323.

   .Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah ServiceWaa mar kale iyo Kooxdii Lixaad oo soo gudanaysa waajibaadka Cumrada, Shirka...
15/12/2022

.

Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service
Waa mar kale iyo Kooxdii Lixaad oo soo gudanaysa waajibaadka Cumrada, Shirkadda Daaโ€™if waxa ay kuu diyaarisay adeeg dhamaystiran oo kuu sahlaya Gudashada Cimrada.

Halkan hoose ka eego adeegyada ay kuu diyaarisay Shirkadda Daaโ€™if.

Fadlan Like and Flow sii Page, Share-tana la wadaag.

Shirkadda Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service waxa ay kuu haysaa oo xafiisyadeeda kugu diyaaraa Fiisayaasha Caafima...
13/12/2022

Shirkadda Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service waxa ay kuu haysaa oo xafiisyadeeda kugu diyaaraa Fiisayaasha Caafimaadka, Fiisayaasha Waxbarashada Fiisayaasha Ganacsiga iyo Fiisayaasha Cumarada.

Sidoo kale waxay shirkaddu kuu haysaa Tigidhada Local-ka iyo kuwa Caalamiga ahba.

Meel kasta iyo Goob kastaba ugu kaalay Daaโ€™if adeeg hufan iyo Qiimo jaban.

Kaalay oo soo booqo Xafiisyada:
Burco iyo Hargeysa

Ama soo wac taleefanada kala ah:
063-4436109 || 063-4252525 || 063-4144096.

Shirkadda Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service  waxa ay kuu diyaarisay adeegyo dhamaystiran oo qiimo jaban oo uu ugu...
12/12/2022

Shirkadda Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service waxa ay kuu diyaarisay adeegyo dhamaystiran oo qiimo jaban oo uu ugu horreeyo adeeggii Xajka & Cumrada.

12/12/2022

Ma u Baahan Tahay?

Shirkadda Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service  waxa ay kuu diyaarisay adeeg dhamaystiran oo ah Cumrada Bisha Decemb...
09/12/2022

Shirkadda Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service waxa ay kuu diyaarisay adeeg dhamaystiran oo ah Cumrada Bisha December ah.

โฐ Wakhtiga: 16-12-2022 ilaa 31โ€“12-2022
โฑ๏ธ Muddada: 14 Maalmood
๐Ÿจ Hotels u dhaw Xaramaynka.
โœˆ๏ธ Ticket Go and Back ah
๐ŸŽŸ๏ธ Visa 90 Maalmood ah.
๐ŸšŽ Gaadiidka kaasoo qaadaya ama ku gaynaya Madaark.
๐ŸŽค Culimo kaa caawinaysa gudashada Cumrada.

Kala xidhiidh: 063-4252525 || 063-4436109 || 063-4144096.

06/12/2022
Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service
01/12/2022

Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service

Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service waxa ay kuu diyaarisay Xamlo Cumra ah oo Bisha Decemberaa.Sida oo kale waxa ay ...
23/11/2022

Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service waxa ay kuu diyaarisay Xamlo Cumra ah oo Bisha Decemberaa.

Sida oo kale waxa ay Shirkadda Daaโ€™if kuu haysaa adeeg hufan oo nidaamsan, isla markaana kuu sahlaya gudashada Waajibaadka Cumrada.

Kalasoo xidhiidh:
063-4436109 / 063-4252525 / 063-4144096

Shirkadda Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service waxa ay macaamiisheeda sharafta leh ugu talo gashay in ay u diyaarise...
04/11/2022

Shirkadda Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service waxa ay macaamiisheeda sharafta leh ugu talo gashay in ay u diyaarisey gudashada Cimrada bisha November (11aad), ADEEG HUFAN IYO QIIMO JABAN.

Macmiil waxa markasta kuu diyaar ah Visaha Dalka Uganda, Qiimo jaban iyo Wakhti Kooban ugu kaalay Daa'if Travel Agency  ...
29/10/2022

Macmiil waxa markasta kuu diyaar ah Visaha Dalka Uganda, Qiimo jaban iyo Wakhti Kooban ugu kaalay Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service

Fadlan kusoo biir asxaabta ku xidhan Page-ka Shirkadda si aad ula socotid adeegyada Shirkadda.

Shirkadda Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service waxa ay kuu haysaa tigidhada Muqdisho to Hargeysa, sidoo kale Hargeys...
22/10/2022

Shirkadda Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service waxa ay kuu haysaa tigidhada Muqdisho to Hargeysa, sidoo kale Hargeysa to Muqdisho oo maalin kasta leh.

Fadlan ku xidhnaw Shirkadda oo ka mid noqo macaamiisha ka adeegata.

063-4436109 / 063-4252525 / 063-4144096.

Macmiil kale oo ay Shirkadda Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service usoo saartay Visa-ha Cumrada.Fadlan kusoo biir asx...
21/10/2022

Macmiil kale oo ay Shirkadda Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service usoo saartay Visa-ha Cumrada.

Fadlan kusoo biir asxaabta ku xidhan Page-ka Shirkadda si aad ula socotid adeegyada Shirkadda.

Qaar ka mid ah macaamiisha aanu usoo saarnay Visa-ha Cumrada.
17/10/2022

Qaar ka mid ah macaamiisha aanu usoo saarnay Visa-ha Cumrada.

Likeโ€ฆShareโ€ฆCommentDaa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service
15/10/2022

Likeโ€ฆShareโ€ฆComment
Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service

Xafiiska Burco ee Daa'if Travel Agency  Hajj&Umrah Service Burao Office - Somaliland
12/10/2022

Xafiiska Burco ee Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service
Burao Office - Somaliland

Macmiilkii Koowaad ayaa Saaka dalbaday Visa-ha Cumarada, lix saacadood ka dib-na wuu usoo baxay.Daa'if Travel Agency  Ha...
06/10/2022

Macmiilkii Koowaad ayaa Saaka dalbaday Visa-ha Cumarada, lix saacadood ka dib-na wuu usoo baxay.

Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service

Daaโ€™if on the wayโœˆ๏ธโœˆ๏ธ
29/09/2022

Daaโ€™if on the wayโœˆ๏ธโœˆ๏ธ

Shikadda Daa'if Travel Agency waxay ugu bushaaraynaysaa umadda reer somaliland inay bilowday cumradii sannadkan 1444/202...
21/08/2022

Shikadda Daa'if Travel Agency waxay ugu bushaaraynaysaa umadda reer somaliland inay bilowday cumradii sannadkan 1444/2022

๐Ÿ“ž +252-63-4421123
๐Ÿ“ž +252-63-4252525
๐Ÿ“ž +252-63-4402613

WhatsApp: +252-63-4144096

20/08/2022
16/08/2022

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 17:00
Friday 16:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252634436109

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daa'if Travel Agency Hajj&Umrah Service:

Share

Category


Other Travel Companies in Hargeisa

Show All

You may also like