Calidayr Car Rental

Calidayr Car Rental Cheep Airline Tickets and Visa Center

14/08/2023
23/07/2022
Macmiil adigana waanu kaa caawin karnaa hadii aad u baahan tahay Fiise caafimaad iyo waxbarasho oo Turkey ah. Details:- ...
23/07/2022

Macmiil adigana waanu kaa caawin karnaa hadii aad u baahan tahay Fiise caafimaad iyo waxbarasho oo Turkey ah.

Details:
- Passport: Somali.
- Embassy: Hargeisa & Addis Ababa
- Office Location: Hargeisa, West Opposite of Oriental Hotel, first floor of Macruuf Building.

Contacts:-
- Tell No:- +252 63 4214829
+ 252 63 4015069
- WhatsApp No:- +252 63 3924650

10/04/2022
Bushaaro Macmiil,Waxa aanu hada dib u bilawnay fiisayaasha caafimaadka ee dalka Turkey-ga iyada oo aanu kugu samaynay qi...
07/04/2022

Bushaaro Macmiil,
Waxa aanu hada dib u bilawnay fiisayaasha caafimaadka ee dalka Turkey-ga iyada oo aanu kugu samaynay qiime dhimis Fadliga bisha ramadaan awgeed, ka faaiidayso macmiil.

Details:
- Passport: Somali
- Time: 21 days
- Tell No: + 252 63 4214829
+ 252 63 4682164
whattsap No: +252 63 3924650

26/03/2022

Macmiil adigana waanu kaa caawin karnaa hadii aad u baahan tahay Fiise Turkey ah Caafimaad, Waxbarasho iyo Dalxiis.

Details:
- Passport: Somali.
- Embassy: Garowe
- Office Location: Hargeisa, West Opposite of Oriental Hotel Harg
Contacts:
- Tell No:- +252 63 4214829
+ 252 63 4682164
- WhatsApp No:- +252 63 3924650

Cheep Airline Tickets and Visa Center

08/03/2022
25/02/2022
Hadii aad leedahay khibrad shaqo oo adeegyada ticket-yada diyaaradaha ah h**ena aad uga soo shaqaysay Travel Agency ama ...
24/02/2022

Hadii aad leedahay khibrad shaqo oo adeegyada ticket-yada diyaaradaha ah h**ena aad uga soo shaqaysay Travel Agency ama xafiis diyaaradeed, waxa ay shirkada Calidayr kuu haysaa fursad aad shirkada kula shaqayn karto oo ah qaybta iibka (Sales department)

Shuruudaha qofka looga baahan yahay
- Waa in uu yahay qof khibrad u leh adeegyada ticket-ka diyaaradaha iyo system-kooda.
- Waa in uu ugu yaraan hal sano kasoo shaqeeyey Travel Agency ama xafiis diyaaradeed.
- Waa in uu yahay qof garanaya luuqada English-ta

Si aad u xaraysato shaqadan raac talaabooyinka hoos ku qoran
- Kusoo dir CV-gaaga iyo codsi aad ku dalbanayso shaqadan Email-ka shirkada ([email protected])

wixi faah faahin ah waxa aad nagala soo xidhiidhi kartaa address-ka hoos ku qoran
- Whattsapp No:- + 252 63 3924650
- Tell No:- + 252 63 4214829

Turkey Visas of Medical, Tourism and Education are now available with 40% of discount, hurry up. WhatsApp No: + 252 63 6...
19/02/2022

Turkey Visas of Medical, Tourism and Education are now available with 40% of discount, hurry up.
WhatsApp No: + 252 63 63-3924650
Tell No: + 252 63 4214829
office location: Hargeisa, West opposite of Oriental Hotel

20/12/2021

Bushaaro Macmiil
Waxa aanu idiin haynaa sharciyo dacwad iib ah oo ah wadamada ITALY iyo FRANCE oo rag iyo dumarba leh, qiimuhu waa macquul, lacagtuna waa dhex. ka faaiidayso fursadan

Details:
- Passport: Somali, Ethiopian & Djiboutian
- Embassy: Nairobi
- Office Location: Hargeisa, Oriental Hotel Area

Contacts:
- Tell No:- +25263 4214829
- WhatsApp No:- +25263 3924650

Cheep Airline Tickets and Visa Center

11/12/2021

Waxa xafiisyada shirkada ee Hargeisa iyo Burco hada dib uga bilaabmaysa qabashada passports-ka ardayda wadanka Cyprus, macmiil ka faa'iidayso inta aanu xidhmin semester-ku

- Passport: Somali
- Time: 10 days
- Office locations:
Hargeisa Office: Oriental Hotel Area
Burao Office: Darasalam Mal

Contacts:
Tell No:- 4214829
whattsapp No:-0633924650

Cheep Airline Tickets and Visa Center

Ma doonaysaa in aad Fiise Turkey ah ku hesho mudo yar oo kooban, hadii aad danaynayso isla markaana ay jawaabtu tahay ha...
13/11/2021

Ma doonaysaa in aad Fiise Turkey ah ku hesho mudo yar oo kooban, hadii aad danaynayso isla markaana ay jawaabtu tahay haa waxa Xafiiska Calidayr Travel uu kuu hayaa fiiseyaal aad u jaban oo Turkey ah oo iskugu jira:-
- Waxbarasho/Student Visa (Degree & Master)
- Caafimaad/Medical Visa &
- Dalxiis/Tourism Visa

Waxa hoos ku xusan qaar ka mid ah fiiseyaashii ugu dambeeyey ee ay shirkadu soo saartay oo dhamaantood kusoo baxay wakhtiyar oo kooban.

Time:- 21 days
Passport:- Somali
Location:- Area Telesom Customer Center, Hargeisa City.
Contacts:

- Tell No:- +252 63 4214829
- WhatsApp No:-+252 63 3924650

Fursad Waxbarasho oo muhiim ahWaxa hada dib u furmay Jaamacada wadanka Cyprus waxaana diyaar ah fiisaha/dal ku galka ard...
13/09/2021

Fursad Waxbarasho oo muhiim ah
Waxa hada dib u furmay Jaamacada wadanka Cyprus waxaana diyaar ah fiisaha/dal ku galka ardaynimo ee wadanka qubrus.
Macmiil ka faaiidayso hadii aad jeceshahay in aad wax ka barato Jaamacadaha wadanka Cyprus.
Time:- 7 days
Passport:- Somali
Location:- Oriental Hotel Area, Hargeisa City, Somaliland
Price:- $2,300 (ay ku jirto lacagta jaamacada ee semester-ka koowaad).

Ogaysiis muhiim ahWaxa hada inoo bilaabmaysa qabashada passpors-ka dufcada sadexaad ee fiisayaasha ardayda wadanka Turke...
17/06/2021

Ogaysiis muhiim ah

Waxa hada inoo bilaabmaysa qabashada passpors-ka dufcada sadexaad ee fiisayaasha ardayda wadanka Turkey ee sanakda 2021.
Waxaana hada xafiiska soo gaadhay dhamaan fiiseyaashii ardayda dufcadii labaad ee aanu xaraynay May 2021 sida ka muuqata sawirada hoose.
Macmiil dufcadan hada aanu bilaabaynaa waxay ka duwanaan doonta dufcadii h**e Inshalh xaga lacagta oo aanu idiinku samaynay qiimo dhimis.

Time:- 30 days
Price:- $1,900
Passport:- Somali
Location:- Oriental Hotel Area, Hargeisa City, Somaliland

Bushaaro MacmiilHada waxa inoo diyaar ah fiisayaasha wadanka Uganda oo wakhti kooban kusoo baxaya.Price:-            250...
17/06/2021

Bushaaro Macmiil

Hada waxa inoo diyaar ah fiisayaasha wadanka Uganda oo wakhti kooban kusoo baxaya.
Price:- 250$ oo kali ah
Time:- 20 days only
Passport:- Somali
Location:- Hargeisa, Somaliland

Contact:- + 252 63 4717807 (Whattsapp Number)
+ 252 63 3924650

Ma jeceshahay in aad wax ka barato Jaamacadaha Wadanka   (Qubrus), waxa uu Xafiiska Dhoofiye Travel kaa caawinayaa in uu...
28/01/2021

Ma jeceshahay in aad wax ka barato Jaamacadaha Wadanka (Qubrus), waxa uu Xafiiska Dhoofiye Travel kaa caawinayaa in uu kuu soo saaro dal ku galka wadanka Cyprus (Student Visa) iyo aqbalaada Jaamacada (Admission Document) oo kuugu soo baxaya todoba (7) maalmood oo kali ah, qiimuhuna waa macquul.

Contact No: + 252 63 3924650
Ama soo booqo Xafiiska oo ku yaala Suuqa Hoose ee Hargeisa, gaar ahaan area Telesom Customer Center.

Bushaaro bushaaro-Ma tahay qof danaynaya in uu wax ku barto Jaamacadaha --wadanka Turkey-ga ?-Ma tahay qof danaynaya in ...
23/02/2020

Bushaaro bushaaro

-Ma tahay qof danaynaya in uu wax ku barto Jaamacadaha --wadanka Turkey-ga ?
-Ma tahay qof danaynaya in uu Caafimaad u tago wadanka Turkey-ga ?

Xafiiska Dhoofiye waxa uu kuu fududaynayaa sidii aad macmiil ku heli lahayd fiise caafimaad ama waxbarasho oo wadanka Turkey-ga ah mudo yar oo gaaban
Hadaba h**e u gaadh fursadan dahabiga ah macmiil oo ka faaiidayso.
Soo booqo Xafiiska oo ku yaala Magaalada Hargeisa, gaar ahaan Suuqa Hoose Area Telesom.

Soo wac telephon; 0633271217 ama whats app 0634266000

Bushaaro Bushaaro:Macmiil waxa uu Xafiiska Dhoofiye idiin hayaa fiise waxbarasho oo Turkey ahMudada uu kusoo baxayaa waa...
13/02/2020

Bushaaro Bushaaro:

Macmiil waxa uu Xafiiska Dhoofiye idiin hayaa fiise waxbarasho oo Turkey ah
Mudada uu kusoo baxayaa waa mudo gaaban (15-maalmood oo kali ah)
Qiimihuna waa macquul, dhamaan lacagta fiisaha macmiil dhex ayaa la dhigayaa waxbana lagaa sii qaadi maayo.
Macmiil ka faaiidayso fursadan dahabiga ah oo h**e u gaadh.

NB:- Waxa fiisahan kuu soo saaraya dad khabiir ku ah mudo dheer na kasoo shaqaynaayey.

04/02/2020

Kusoo dhawow macmiil Dhoofiye World Travel

Waxa aad naga helaysaa adeegyo hufan oo ku raali galiya
Adeegyada uu Xafiisku kuu hayo waxa ka mid ah:-
1. , Daafaha dunnida halkaad doonto, iyo qiimo macquul ah.
2. : waxanu kuu haynaa, Visa-yaasha waddamada qaar, sida Turkey, Malaysia, Qubrus, Belarus, Uganda, Nairobi & India.
3. : Waxa aanu kuu booking garayn doonaa Hotel ku raali galiya inta aad ku guda jirto safarkaaga.
4. : waxa uu Xafiisku kuu diyaarinayaa baabuur uu Xafiisku leeyahay kaasi oo laba qaybood ah
A. baabuur aad wadanaysid kaasi oo lagugu wareejinayo furihiisa.
B. baabuur uu dirawal kuu wadayo isla markaana uu kuugu adeegayo kuna gaynayo
meesha aad doonto (magaalada dhexdeeda iyo gobolada dalkaba).
Haddafkayagu waa in aad naga hesho adeeg hufan oo ku raali galiya Macmiil
Wixi faahfaahina nagala soo xidhiidh
+252 63 4717807
+252 63 4266000

Address

West Opposite Of Oriental Hotel, Hargeisa Downton
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:00 - 08:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252634214829

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Calidayr Car Rental posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Calidayr Car Rental:

Share

Category


Other Travel Companies in Hargeisa

Show All