Fursad kale oo qaali ah maantana waxaa idin haayaa Nus Boos iib ah kuna yaal degmada jowhar xaafada horseed. Laanta isnaay
Gurigaas waa guri bacweyne dhisan oo sedex qol ka kooban dhulka uu kuyaalana sida isnaay lagu yaqaan waa dhul cara cad ah aan wax dhiiqo ah kaa soo gaareyn
Wixii macluumad intaa dheer naga soo wac
0615541432
Guri iib ah kuna yaal degmada jowhar gaar ahan xafada horseed laanta isnaay wixii fahfahin ah 0615541432
Guri iib ah fursad kale oo qaali ah waxaan idin haynaa guri iib ah kuna yal degmada jowhar gara ahan xaafada horsed gara ahaan laanta isnaay guriga waxaa ka dhisan qol barsad iyo musqul dhagax ah waxa kale uu leeyahay dhul banaa oo aan dhisneyn aadna uweyn wixii faahfahin ah kala xariir
0615541432 ama 𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼 "joowhar"
Soo dhawaada markale
Guri iib ah kuna yaal degmada jowhar gar ahan xafada hanti wadaag lanta kulmis .
Guri iib ah gurigaan waxa uu kuyaala degmada jowhar
Gar ahaan xafada hanti wadaag laanta kulmis
Gurigaan cabirkiisa waa 12×12 mitir gurigaan waxa uu leeyahay decoment sax ah waana sabar loogo maxamad siyaad bare
Wixii fafahin ah kala xariir 0615541432
ama 𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼 "joowhar"
Guri iib ah kuna yaal degmada jowhar suuqa weyn ee jowhar wixii fahfahin ah kala xariir 0615541432
A s c waxaan idin haynaa guri iib ah guriga waxa uu ku yaala degmada jowhar gar ahan xafada hanti wadaag waliba suuqa weyn ayuu ku yaala waa guri ganacsi noqonaya isla waqtigan guriga waxa uu leyahay decoment sax ah cabirkiisa 20×20 mitir
Wixii fahfahin intaa dher kala xariir whatsapp namber 0615541432 ama call: 0615541432
Guri iib ah kuna degmada jowhar xafada hanti wadag suuqa weyn dhexdiisa
Suuqa wey ee jowhar ayuu ku yaalaa gurigan cid allale iyo cidii daneyneysa waa iib wixii fahfahin ah kala xariir tell no 0615541432
Guri iib ah oo ku yaal degmada jowhar Gurigaan waa ganacsi waxa uuna birimo boos ka yahay laamiga lagu ganacsado ee loo yaqaan siinay Wixii fahfahin ah igala soo xariir 0615541432
Fursad qaali ah: Guri iib ah gurigaan waxa uu ku yaalaa degmada jowhar gaar ahaan xaafada
Hanti wadaag laanta koowaad gurigaan waxa uu laamiga ka yahay birimo boos waana guri ganacsi ah oo hadaba lagu ganacsado gurigaan cabirkiisu waa 20×20 waxa uu leeyahay sabar loogo maxamad siyaad bare wixii faahfahin ah oo intaas ka dheer igala soo xariir tell no: 0615541432
Whatsap namber 0615541432 mahadsanidiin
Dhul banaan oo iib ah kuna yal jowhar xafada Buloshiikh buundada agteeda
A s c waxaan idin haynaa dhul banan oo beec ah waana deegaan dhulkaas waxa uu ku yaala jowhar xafada BUULO SHIIKH agagarka buunda bulo shiikh cabirka dhulka waa 15×15 mitir
Waxaa iska iibinaya qadiijo shiiq siidow oo iska leh
Wixii intaa ka sii dher igala soo xariir 0615541432
Guri iib ah
Guri iib gurigaan waxaa ka dhisan 2qol oo bacweyne ah iyo daashked waxa uu leyahay barxad weyn waxa uuna ku yalaa
Xaafada horseed gara ahaan laanta fanoole agagarka saraha qaxootiga isnay biyaaso (SUBAGLE)
Gurigaas cabirkiisa waa 15×15 mitir waxa uuna leyahay sabarlogo ah maxamad siyad bare
Wixii fahfahin ah igala soo xariir 0615541432
Guri iib ah kuna yaal xaafada horseed
Guri iib ah oo dhisan waxaa ka dhisan 2qol iyo dhaash waxa kaloo uu leeyahay barxad weyn waxa uuna ku yaalaa xaafada horseed gaar ahaan waxda faanoole dhanka saraha qaxootiga agtiisa sida aad muuqalka uga jeedana waa guri dhisan waana iib waxa uu leeyahay sabarlogo maxamad siyaad ah
Cabirka dhulka idin muuda waa 15×15 mitir
Wixii fahfahin ah igala soo xariir 0615541432
Soo dhawaada
Nashqadii dhulkii ka danbeyay iskuulka shiq xuseen cade
A s c waxan idinla wadaagi rabnaa nashqadii dhulkii iskuulka shiiq xuseen cade ka danbeeyay waana kaas aad muuqalka ka arki kartaan waana 24 boos cabirkiisuna yahay 15×15 mitir
Qof allaale iyo qofkii daneynaayo waa ila soo xariiri karaa
Mahadsanidiin
Dhul banaan oo iib ah xaafada horseed ku yaal
A s c axbaabii dhul banaan oo iib ah waxa uu ku yaala dhulkaan xaafada horseed gaar ahaan agagarka garonka xaseey kumari waxa uu ka jiraa waqooyi bari cabirka dhulka waa 15×15mitir
Wixii faahfahin ah igala soo xariir 0615541432
𝗱𝗵𝘂𝗹 & 𝗚𝘂𝗿𝗶 𝗶𝗶𝗯 𝗮𝗵 & 𝗸𝗶𝗿𝗼
Guri iib ah
A s c axbaabii waxaan idin haynaa guri beec ah gurigaas waxaa ka dhisan shan qol oo dhis ah korna waa uu ka feedanyahay
Waxa uu ku yaalaa xaafada BUULO SHIIQ Buundada agteeda buunda waxaa ka xiga boos dhisan iyo mid aan dhisneeyn
Cabirka guriga waa 15×15 mitir intaas cabirka waxa lajirta 3mitir oo dheeri ah waxa uu leeyahay decomint sax ah
Wixii faahfahin ah igala soo xariir talefan no: 0615541432
Qeymaha waa 4,500$ (Afarkun iyo shanboqol oo dollar)
Soo dhawaada