Som Travel Agency

  • Home
  • Som Travel Agency

Som Travel Agency Som Travel Agency waa wakaalad bixisa adeegyada duulimaadyada ee Soomaaliya iyo waddamada dibadda.

Macmiil waxa aanu kuu haynaa adeegyadii duulimaadyada oo dhamaystiran iyo weliba qiimo ku raaligelin doona. Noocyada ade...
18/04/2024

Macmiil waxa aanu kuu haynaa adeegyadii duulimaadyada oo dhamaystiran iyo weliba qiimo ku raaligelin doona.

Noocyada adeegyada:
■Fiisooyinkii:sida waxbarashada,dalxiiska iyo caafimaadkaba
■Tigidhadii gobollada dalka iyo kuwa dibadda
■Soo qaadista alaabaha Cargo-ga ah.

Nagala soo xidhiidh:
WhtasApp,ama wac: 63 4098076 ,0906616782

01/04/2024

Wakaaladda adeegyada duulimaadyada ee Som Travel Agency waxaa kuugu diyaar ah dhammaan adeegyada safarrada ee gudaha Soomaaliya iyo waddamada dibaddaba,sidoo kale waxa aad ka helaysaa noocyadii kala duwanaa ee fiisayaasha.

Magaalooyinka iyo waddamada safarrada:
▪︎Laascaanood to Muqdisho
▪︎Muqdisho to Laascaanood
▪︎Laascaanood to Nairobi
▪︎Laascaanood to Dubai
▪︎Laascaanood to Addis
▪︎Laascaanood to India
▪︎Laascaanood to Kampala
▪︎Laascaanood to Istanbul
▪︎Garowe to Muqdisho
▪︎Muqdisho to Garowe
▪︎Garowe iyo wadamada oo dhan

Nagala soo xidhiidh : 63 4098076 /6616782

 Macmiil waxa aanu idiin diyaarinnay dhammaan adeegyada safarrada ee gudaha Soomaaliya iyo waddamada dibaddaba,sidoo kal...
29/03/2024



Macmiil waxa aanu idiin diyaarinnay dhammaan adeegyada safarrada ee gudaha Soomaaliya iyo waddamada dibaddaba,sidoo kale waxa aanu idiin haynaa noocyadii kala duwanaa ee fiisayaasha.

Magaalooyinka iyo waddamada safarrada:
▪︎Laascaanood to Muqdisho
▪︎Muqdisho to Laascaanood
▪︎Laascaanood to Nairobi
▪︎Laascaanood to Dubai
▪︎Laascaanood to Addis
▪︎Laascaanood to India
▪︎Laascaanood to Kampala
▪︎Laascaanood to Istanbul
▪︎Garowe to Muqdisho
▪︎Muqdisho to Garowe
▪︎Garowe iyo wadamada oo dhan

Nagala soo xidhiidh : 63 4098076 /6616782

Dal-ku-galka waddanka  Macmiil waxa aanu kuu diyaarinnay fiisihii dalka Poland. Nooca fiisaha: WaxbarashoMuddada:       ...
27/03/2024

Dal-ku-galka waddanka
Macmiil waxa aanu kuu diyaarinnay fiisihii dalka Poland.

Nooca fiisaha: Waxbarasho
Muddada: 45-75 cisho
Qiimaha: $5200

WhatsApp: 63 4098076

24/03/2024

Haddii aad ku sugantahay deegaannada SSC iyo gobollada kala duwan ee Soomaaliyaba Som Travel waxa ay kuugu bishaaraynaysaa.....

  Som Travel Agency Sheeg magaca duuliyihii ugu horreeyey ee Soomaaliya iyo gobolka uu ku dhashay?
19/03/2024

Som Travel Agency

Sheeg magaca duuliyihii ugu horreeyey ee Soomaaliya iyo gobolka uu ku dhashay?

  Som Travel Agency waxaa kuugu diyaar ah dhammaan adeegyada safarrada ee gudaha Soomaaliya iyo waddamada dibaddaba,sido...
14/03/2024



Som Travel Agency waxaa kuugu diyaar ah dhammaan adeegyada safarrada ee gudaha Soomaaliya iyo waddamada dibaddaba,sidoo kale waxa aad ka helaysaa noocyadii kala duwanaa ee fiisayaasha.

Magaalooyinka iyo waddamada safarrada:
▪︎Laascaanood to Muqdisho
▪︎Muqdisho to Laascaanood
▪︎Laascaanood to Nairobi
▪︎Laascaanood to Dubai
▪︎Laascaanood to Addis
▪︎Laascaanood to India
▪︎Laascaanood to Kampala
▪︎Laascaanood to Istanbul
▪︎Garowe to Muqdisho
▪︎Muqdisho to Garowe
▪︎Garowe iyo wadamada oo dhan

Nagala soo xidhiidh : 63 4098076 /6616782

  Shirkadda duulimaadyada ee Som Travel Agency waxa aad ka helaysaa guud ahaan adeegyadii duulimaadyada ee gudaha dalka ...
08/03/2024



Shirkadda duulimaadyada ee Som Travel Agency waxa aad ka helaysaa guud ahaan adeegyadii duulimaadyada ee gudaha dalka iyo dibaddaba. Sida: Tigidhada iyo fiisayaasha.

Kala xidhiidh : 63 4098076 /0906616782

 Haddii aad in badan raadinaysay dal-ku-galka Turikga(Turkiye Visa) Som Travel Agency waxa ay kuu diyaarisay fiisihii da...
29/02/2024



Haddii aad in badan raadinaysay dal-ku-galka Turikga(Turkiye Visa) Som Travel Agency waxa ay kuu diyaarisay fiisihii dalkaas oo aad ku helaysid muddo kooban iyo qiimo macquul ah.

Nagala soo xidhiidh
WhatsApp: 63 4098076 /0906616782

Somalia ilaa TunusiaSoo dhowaada saaxiibbayaal,waxa aanu idiin diyaarinnay safarkii Tunusia. Som Travel Agency Kala xidh...
26/02/2024

Somalia ilaa Tunusia

Soo dhowaada saaxiibbayaal,waxa aanu idiin diyaarinnay safarkii Tunusia.
Som Travel Agency

Kala xidhiidh: 63 4098076 /0906616782

23/02/2024

Haddii aad ku sugantahay guud ahaan deegaannada SSC iyo Soomaaliya inteeda kaleba Som Travel Agency ayaad si fudud uga helaysaa dhammaan adeegyadii duulimaadyada,ee dal iyo dibadba.

La xidhiidh: WhatsApp 634098076 ama wac 0906616782

22/02/2024

Som Travel Agency waa waa hirgeliyaha riyadaada safar.

La xidhiidh: 634098076/0906616782

21/02/2024

Macmiil waxa aanu kuu haynaa dhammaan adeegyadii duulimaadyada ee gudaha dalka iyo dibadda,gaar ahaan deegaannada SSC.

Som Travel Agency nagalasoo xidhiidh 63 4098076

18/02/2024

Som Travel Agency waxa ay kuu sahlaysaa in aad u kala gooshto daafaha dunida.

Adeegyo qiimo jaban iyo safarro raaxa leh.
Dalxiis,waxbarasho iyo caafimaad.

Kala xidhiidh: 634098076/0906616782

Shirkadda duulimaadyada ee Som Travel Agency  waxa aad ka helaysaa guud ahaan adeegyadii duulimaadyada ee gudaha dalka i...
17/02/2024

Shirkadda duulimaadyada ee Som Travel Agency waxa aad ka helaysaa guud ahaan adeegyadii duulimaadyada ee gudaha dalka iyo dibaddaba. Sida: Tigidhada iyo fiisayaasha.

Kala xidhiidh : 634098076/0906616782

Ma ogtahay in aad weli fursad u heli karaysid deeqda waxbarasho ee ugu wanaagsan deeqaha waxbarasho ee adduunka laga bix...
11/02/2024

Ma ogtahay in aad weli fursad u heli karaysid deeqda waxbarasho ee ugu wanaagsan deeqaha waxbarasho ee adduunka laga bixiyo?

Deeqdan waxbarasho ee Türkiye Bursları waxa ay ka koobantahay:
▪︎Waxbarasho bilaash ah
▪︎Hoy bilaash ah
▪︎Tigidh bilaash ah
▪︎iyo caafimaad bilaash ah

10 cisho ayaa ka dhiman waqtigii k**a danbaysta ee ay xidhmaysay mixnaddan cajiibka ahi.

Haddii aad u baahantahay caawimaad ku aaddan xeraynta deeqdan,la xidhiidh whatsAppkan: 634098076

Falaydka Talaadada. (Laascanod to Muqdisho)Macmiil maanta oo keliya ayaa ka dhiman falaydkii Laascaanood to Muqdisho iyo...
21/01/2024

Falaydka Talaadada. (Laascanod to Muqdisho)

Macmiil maanta oo keliya ayaa ka dhiman falaydkii Laascaanood to Muqdisho iyo Muqdisho to Laascaanood. Haddaba si aad uga mid noqoto rakaabka falaydkan isla hadda gooso tigidhka.

La xidhiidh whatsApp: https://wa.link/z1qy9j ama 0906616782

Ogeysiis. Shirkadda duulimaadyada ee Sool Travel Agency waxa ay macaamiisheeda ogeysiinaysaa in ay muddo kooban ku heli ...
19/01/2024

Ogeysiis.

Shirkadda duulimaadyada ee Sool Travel Agency waxa ay macaamiisheeda ogeysiinaysaa in ay muddo kooban ku heli karayaan dal-ku-galka waddanka Raashiya(Russia)

Faahfaahin la xidhiidh: whatsApp 63 4098076 / 0906616782

19/01/2024

Adeegyada shirkadda Sool Travel Agency

▪Duulimaadyada gobollada dalka
▪Duulimaadyada waddamada Dibadada
▪Dal-ku-galyada(fiisayaasha) caalamiga ah:
-Dalxiis,caafimaad iyo waxbarasho.

Kala xidhiidh whatsApp👉: https://wa.link/z1qy9j
Wac: 0634098076 / 0906616782

Jimce wanaagsan. Haddii aad u baahato adeegyada duulimaad ee gudaha iyo dibadda dalkeenna Soomaaliya,waxa aad si sahal a...
19/01/2024

Jimce wanaagsan.

Haddii aad u baahato adeegyada duulimaad ee gudaha iyo dibadda dalkeenna Soomaaliya,waxa aad si sahal ah uga helaysaa shirkadda duulimaadyada ee Sool Travel Agency. Adiga oo kala xidhiidhaya WhatsApp👇

Degdeg: waxa aanu hadda qiimo-dhimis ku samaynay qiimihii fiisaha dalka Marooko. Yaan lagaa dhamayn macmiil😅
16/01/2024

Degdeg: waxa aanu hadda qiimo-dhimis ku samaynay qiimihii fiisaha dalka Marooko. Yaan lagaa dhamayn macmiil😅

Dal-ku-galka Marooko.

Shirkadda duulimaadyada ee Sool Travel Agency waxa ay kuu haysaa fiisaha(Visa) Dalka Marooko. Muddo kooban iyo qiimo jaban

La xidhiidh: Whatsapp 63 4098076

Ogeysiis! Guud ahaab bulshaweynta reer SSC waxa aanu la socodsiinaynaa in aanu bilownay qabashada dukumentiyada safaris ...
16/01/2024

Ogeysiis!

Guud ahaab bulshaweynta reer SSC waxa aanu la socodsiinaynaa in aanu bilownay qabashada dukumentiyada safaris cumrada ee sannadkan 1445 H,2024 M. Macmiil nagala soo xidhiidh lambarrada hoose:
63 4098076 / 0906616782

Address

Kasoo Horjeedka Dahabshiil
Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share