Damaashaad

Damaashaad Damaashaad is a company that works in the events management which manages all kinds of events....
(3)

ARAGTIDA GUUD
Damaashaad waxaana laga keenay “sameenta ciyaaro iyo waxyaallo kale oo farxad muujin leh” waxayna ku siin doontaa dhammaan baahiyahaaga sida: maamulidda munaasabadaha kala duwan A - ilaa - Z, xirmoyinka dalxiiska, qabashada hoteelada, kireenta Gaadiidka, sameenta fiidiyowyada, jaridda tigidhyada safarada gudaha iyo dibada. ageedyadeena waxay ahaan donaan kuwa xasuus gaar ah kugu reeb

o. HAWLGALKEENA
Waxaan ugu adeegi donaa macaamisheena si aad u heer sarayso anagoo u diyaarin doona wax kasta oo muhiim u ah dalxiiska iyo maamulida munaasabadaha, waxaana u shaqayn dona shaqaalo aad loo taba baray, holaheenu waxay noqon donaan kuwa xasuus reeba.

13/11/2023

“Productivity is never an accident. It is always the result of a commitment to excellence, intelligent planning, and focused effort.”

Paul J. Meyer

TAAJUL-IIMAAN maamulkiisa waxaan uga mahad celinaynaa in ay nagu aamineen qabsoomida xaflada xarig jarja machadka sharee...
13/11/2023

TAAJUL-IIMAAN maamulkiisa waxaan uga mahad celinaynaa in ay nagu aamineen qabsoomida xaflada xarig jarja machadka shareecada iyo carabiyada, sidaan ula shaqaynay TAAJUL-IIMAAN ayaan ula shaqayn donaa dhamaan bahda wax barashada iyo qof kasto oo leh munaasabada ama xafladaha nuucyadooda kala duwan
.
.
.
.
.
.

Waxaa inoo sharaf ah in aan ka saacidnay Mu'asasada TAAJUL-IIMAAN  agaasinka xaflada daah furka machadka culuumta sharee...
12/11/2023

Waxaa inoo sharaf ah in aan ka saacidnay Mu'asasada TAAJUL-IIMAAN agaasinka xaflada daah furka machadka culuumta shareecada iyo carabiga ee TAAJUL-IIMAAN oo laga furay xaafada xamar.
.
.
.
.
.
.

Damaashaad Events waxay diyaar u tahay in ay bahada wax barashada guud ahaan gaar ahaan madaarista qur'aanka kariimka ka...
12/11/2023

Damaashaad Events waxay diyaar u tahay in ay bahada wax barashada guud ahaan gaar ahaan madaarista qur'aanka kariimka kala shaqeyso xafladaha qalin jabinta si lamid ah xafladaii Mu'asasada Nasrudiin oon agaasinay, haka walwalin xafladaada wayo anaga ayaa diyaar u ah in aan kaa caawino qabsoomideeda.
.
.
.
.
.

Waxay aheed maalin wayn oon agaasianay xaflad lagu karaamaynayay 100 arday oo xifdisay qur'aanka kariimka ah. . . . . . ...
12/11/2023

Waxay aheed maalin wayn oon agaasianay xaflad lagu karaamaynayay 100 arday oo xifdisay qur'aanka kariimka ah.
.
.
.
.
.
.

Mu'asasada Nasrudiin oo ah mu'asaso ay hoos timaado dugsiyaal farabadan ayaan kala shaqaynay xaflad aad u wayn oo lagu m...
12/11/2023

Mu'asasada Nasrudiin oo ah mu'asaso ay hoos timaado dugsiyaal farabadan ayaan kala shaqaynay xaflad aad u wayn oo lagu maamusayay 100 arday oo xifdisay qur'aanka kariimka ah, maamulka macalimiinta iyo marti sharaftii kasoo qaybgashay xaflada waxay si heer sara ah ula damaashaadeen ardaydii qalin jabisay.
.
.
.
.
.
.

Damaashaad waa u Sharaf ah in ay bahda wax barashada la shaqayso, bari waxaan xarig jar u samaynaynaa Computer Labka Isk...
11/11/2023

Damaashaad waa u Sharaf ah in ay bahda wax barashada la shaqayso, bari waxaan xarig jar u samaynaynaa Computer Labka Iskuulka imaam shaafici faraca cadoow.
.
_November_2023.
.
.
.

Jumca wanaagsan macaamisheena sharafta badan
10/11/2023

Jumca wanaagsan macaamisheena sharafta badan

Damaashaad ayaa qaban qaabinaysa xaflada xarig jarka Machadka TAAJUL-IIMAAN oo laga furayo xaafada Xamar Jadiid ee Dagma...
09/11/2023

Damaashaad ayaa qaban qaabinaysa xaflada xarig jarka Machadka TAAJUL-IIMAAN oo laga furayo xaafada Xamar Jadiid ee Dagmada warta-nabada gaar ahaan nawaaxiga jidka furayaasha.
.
_November_2023.
.
.
.
.

Damaashaad waxaa farxad u ah in ay kala shaqayso xaflada qalin jabinta ee Mu'asasada Nasru diin. . . . 'asasada_Nasru_Di...
08/11/2023

Damaashaad waxaa farxad u ah in ay kala shaqayso xaflada qalin jabinta ee Mu'asasada Nasru diin.
.
.
.
'asasada_Nasru_Diin.
.
.

Dib u milicisi sawirada xarig jarka xaflada Somado Coffee qaybtii 3aad . . . . . . .
05/11/2023

Dib u milicisi sawirada xarig jarka xaflada Somado Coffee qaybtii 3aad
.
.
.
.
.
.
.

Dib u milicisi sawirada xarig jarka xaflada Somado Coffee qaybtii 2aad . . . . . . .
05/11/2023

Dib u milicisi sawirada xarig jarka xaflada Somado Coffee qaybtii 2aad
.
.
.
.
.
.
.

Dib umilicsi sawirada xafladii xarigjarka ee Somado Coffee , waa meel aad u qurux badan  waxeyna ku taal dagmada Shangaa...
04/11/2023

Dib umilicsi sawirada xafladii xarigjarka ee Somado Coffee , waa meel aad u qurux badan waxeyna ku taal dagmada Shangaani gudaha xarunta dad dhigista waxaana jawi qurux badan ku qaata bulshada, waxay inoo aheed farxad wayn ka Damaashaad ahaan in aan agaasino xarig jarkeeda.
.
.
.
.
.
.
.

Jumca Kariim asxaabt . .
03/11/2023

Jumca Kariim asxaabt
.
.

Qaybtii 2aad sawirada Xaflada Qalin badalashada dufcadii 6aad ee Jaamacada Somaville. . . .  . . .
28/10/2023

Qaybtii 2aad sawirada Xaflada Qalin badalashada dufcadii 6aad ee Jaamacada Somaville.
.
.
.

.
.
.

Shirkada Damaashaad  Events waxay farxada iyo damaashaadka la wadaagaysaa Jaamacada Somaville University  iyo Ardayda du...
27/10/2023

Shirkada Damaashaad Events waxay farxada iyo damaashaadka la wadaagaysaa Jaamacada Somaville University iyo Ardayda dufcada 6aad ee ka qalin badalatay Jaamacada.
Waxay aheed maalin wayn oo taarikhi ah xafladana waxay aheed mid aad u heer saraysa, waxayna ku bilaabatay jawi farxad iyo damaashaad ku dhehanyahay.
.
.
.

.
.
.

Qaybtii 6aad sawirada xaflada qalin badalashada dufcadii 3aad ee Jaamacada Al carabiya @الجامعة العربية بالصومال   . . ....
27/10/2023

Qaybtii 6aad sawirada xaflada qalin badalashada dufcadii 3aad ee Jaamacada Al carabiya @الجامعة العربية بالصومال .
.
.
.

.
.
.

Qaybtii 5aad sawirada xaflada qalin badalashada dufcadii 3aad ee Jaamacada Al carabiya الجامعة العربية بالصومال  . . . ....
26/10/2023

Qaybtii 5aad sawirada xaflada qalin badalashada dufcadii 3aad ee Jaamacada Al carabiya الجامعة العربية بالصومال .
.
.
.

.
.
.

Qaybtii 4aad sawirada xaflada qalin badalashada dufcadii 3aad ee Jaamacada Al carabiya الجامعة العربية بالصومال  . . . ....
26/10/2023

Qaybtii 4aad sawirada xaflada qalin badalashada dufcadii 3aad ee Jaamacada Al carabiya الجامعة العربية بالصومال .
.
.
.

.
.
.

Qaybtii 3aad sawirada xaflada qalin badalashada dufcadii 3aad ee Jaamacada Al carabiya الجامعة العربية بالصومال . . . . ...
26/10/2023

Qaybtii 3aad sawirada xaflada qalin badalashada dufcadii 3aad ee Jaamacada Al carabiya الجامعة العربية بالصومال .
.
.
.

.
.
.

Qaybtii 2aad sawirada xaflada qalin badalashada dufcadii 3aad ee Jaamacada Al carabiya الجامعة العربية بالصومال . . . . ...
26/10/2023

Qaybtii 2aad sawirada xaflada qalin badalashada dufcadii 3aad ee Jaamacada Al carabiya الجامعة العربية بالصومال .
.
.
.

.
.
.

Maamulka shirkada Damaashaad  waxay farxada iyo damaashaadka la qaybsanayaan maamulka iyo ardayda jaamacada al carabiya ...
26/10/2023

Maamulka shirkada Damaashaad waxay farxada iyo damaashaadka la qaybsanayaan maamulka iyo ardayda jaamacada al carabiya shalay waxay aheed malin kale oo tariikhi ah oo Jamacada al carabiya ay qabatay xaflada qalin badalashada dufcadii 3aad.
ka damaashaad ahaan waxay ino aheed farxad gaar ah madaama aan sanadkii 2aad aan daadihinayno xaflada jaamacada, waxaana marlabaad u mahad celinaynaa maamulka Jaamacada sid kalsoonida leh ay shaqada nagu dhiibeen.
.
.
.

.
.
.

Damaashaad waxay dayaar kula tahay in ay kaala shaqayso xafladaha kala duwan, waxayna kuu diyaarisay team u carbisan qab...
21/10/2023

Damaashaad waxay dayaar kula tahay in ay kaala shaqayso xafladaha kala duwan, waxayna kuu diyaarisay team u carbisan qabashada xafladaha.
.
.

Damaashaad ayaa sakay agaasimaysa xaflad lagu karaameynayo arday wax ka baratay machadka Al imam Mazani xafladaas oo ka ...
18/10/2023

Damaashaad ayaa sakay agaasimaysa xaflad lagu karaameynayo arday wax ka baratay machadka Al imam Mazani xafladaas oo ka dhacaysa hoolka machadka.
.
.
.
.
.

Qaybtii 2aad saiwirada Munaasabadda xarig jarka & daahfurka ROYAL DAFI & PIZZA oo laga furay Isgooska Baar-Ubax ee Dagma...
16/10/2023

Qaybtii 2aad saiwirada Munaasabadda xarig jarka & daahfurka ROYAL DAFI & PIZZA oo laga furay Isgooska Baar-Ubax ee Dagmada Hoolwadaag.
.
.
.
.
.

Damaashaad  ayaa si qurux badan u agaasintay Munaasabadda xarig jarka & daahfurka AGAWEYNE Traverl Services & Dv Lottery...
16/10/2023

Damaashaad ayaa si qurux badan u agaasintay Munaasabadda xarig jarka & daahfurka AGAWEYNE Traverl Services & Dv Lottery oo laga furay wadda Dabka DHISMAHA CITY TOWER Dabaqa 2aad qolka 212, ee Dagmada Waabari.
.
.
.
.
.

Qaybtii 1aad saiwirada Munaasabadda xarig jarka & daahfurka ROYAL DAFI & PIZZA oo laga furay Isgooska Baar-Ubax ee Dagma...
15/10/2023

Qaybtii 1aad saiwirada Munaasabadda xarig jarka & daahfurka ROYAL DAFI & PIZZA oo laga furay Isgooska Baar-Ubax ee Dagmada Hoolwadaag.
.
.
.
.
.

Qaybtii 4aad saiwiradaMunaasabadda xarig jarka & daahfurka dib u dhiska saldhigga degmada hodon. . . . . .
15/10/2023

Qaybtii 4aad saiwiradaMunaasabadda xarig jarka & daahfurka dib u dhiska saldhigga degmada hodon.
.
.
.
.
.

Qaybtii 3aad saiwiradaMunaasabadda xarig jarka & daahfurka dib u dhiska saldhigga degmada hodon. . . . . .
15/10/2023

Qaybtii 3aad saiwiradaMunaasabadda xarig jarka & daahfurka dib u dhiska saldhigga degmada hodon.
.
.
.
.
.

Qaybtii 2aad saiwiradaMunaasabadda xarig jarka & daahfurka dib u dhiska saldhigga degmada hodon. . . . . .
14/10/2023

Qaybtii 2aad saiwiradaMunaasabadda xarig jarka & daahfurka dib u dhiska saldhigga degmada hodon.
.
.
.
.
.

Damaashaad ayaa maanta agaasintay xafladda xarig jarka Agaweyne Travel, waxayna ku dhacday si ay ku jirto farxad iyo dam...
11/10/2023

Damaashaad ayaa maanta agaasintay xafladda xarig jarka Agaweyne Travel, waxayna ku dhacday si ay ku jirto farxad iyo damaashaad.
.
.
.
.
.

Damaashaad waxay xalay u agaasintay si faraxad iyo damaashaad ku dheehantahay munaasabadda xarig jarka iyo daah furka di...
09/10/2023

Damaashaad waxay xalay u agaasintay si faraxad iyo damaashaad ku dheehantahay munaasabadda xarig jarka iyo daah furka dib u dhiska saldhiga Dagmada Hodon taas oo lagu xaqbtay xalay saldiga Dagmada Hodon.
.
.
.
.
.
.

Damaashaad WAXAY KU FOOGAN TAHAY DIYAARINTA MUNAASABADDA XARIG JARKA & DAAHFURKA DIB U DHISKA SALDHIGGA DEGMADA HODON OO...
08/10/2023

Damaashaad WAXAY KU FOOGAN TAHAY DIYAARINTA MUNAASABADDA XARIG JARKA & DAAHFURKA DIB U DHISKA SALDHIGGA DEGMADA HODON OO CAWA KA DHACAYSA SALDHIGA DAGMADA HODON.
.
.
.
.
.
.

Qaybtii 2aad sawirada Xaflada qalin badalashada dufcadii 7aad ee Jamacada IMAM SHAF'I . . . 'I_UNIVERSITY.  . . . .
07/10/2023

Qaybtii 2aad sawirada Xaflada qalin badalashada dufcadii 7aad ee Jamacada IMAM SHAF'I .
.
.
'I_UNIVERSITY.

.
.
.
.

Qaybtii 1aad sawirada Xaflada qalin badalashada dufcadii 7aad ee Jamacada IMAM SHAF'I . . . 'I_UNIVERSITY.  . . . .
06/10/2023

Qaybtii 1aad sawirada Xaflada qalin badalashada dufcadii 7aad ee Jamacada IMAM SHAF'I .
.
.
'I_UNIVERSITY.

.
.
.
.

Damaashaad WAXAA SHARAF U AH IN AY AGAASIMAYSO MUNAASABADDA XARIG JARKA ROYAL DAAFI & PIZZA. . . . . . .
06/10/2023

Damaashaad WAXAA SHARAF U AH IN AY AGAASIMAYSO MUNAASABADDA XARIG JARKA ROYAL DAAFI & PIZZA.
.
.
.
.
.
.

QAYBTA 3AAD SAWIRADA MUNAASABADA XARIG JARKA TUBA MALL KAASO LAGA FURAY DAGMADDA YAAQSHIID XAAFADA CEELTUBA WAYNE . . . ...
01/10/2023

QAYBTA 3AAD SAWIRADA MUNAASABADA XARIG JARKA TUBA MALL KAASO LAGA FURAY DAGMADDA YAAQSHIID XAAFADA CEELTUBA WAYNE
.
.
.
.
.
.
.
.

QAYBTA 2AAD SAWIRADA MUNAASABADA XARIG JARKA TUBA MALL KAASO LAGA FURAY DAGMADDA YAAQSHIID XAAFADA CEELTUBA WAYNE . . . ...
01/10/2023

QAYBTA 2AAD SAWIRADA MUNAASABADA XARIG JARKA TUBA MALL KAASO LAGA FURAY DAGMADDA YAAQSHIID XAAFADA CEELTUBA WAYNE
.
.
.
.
.
.
.
.

Address

Soobe, Bulahubey Road, Taageer Mall
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252613333208

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Damaashaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Damaashaad:

Share