The Battle Of Mogadishu

  • Home
  • The Battle Of Mogadishu

The Battle Of Mogadishu Page waa page rasmigaa ee book la magac baxay “The battle of Mogadishu” / Dagaalkii ranjariska 📚

Dhawaan waxan bahin doonaa wareysi uu bixiyay dr maxamud cabdi cilmi (khaliifka) ka bogosha wacan
05/11/2023

Dhawaan waxan bahin doonaa wareysi uu bixiyay dr maxamud cabdi cilmi (khaliifka) ka bogosha wacan

Waxaan Wareysi ka qaadnay Maxamoud Cabdi Cilmi oo ah qoraaga buugga dagaalki Ranjaris ama The Battle of Mogadishu oo shaxaya 34 dagaal oo dhexmaray huwanti Mareykanka iyo Taageerayaashi Gen. Caydiid dabayaaqadii 1992 iyo ilowgii 1993.

Qoraaga buugga ma'ahan qoraa oo kaliya ee waxa uu qeyb ka ahaa dagaalka, waxa uu la socday oo uu la noolaa Genenka.

la soco dhawaan.

02/08/2023

Allaha unaxariistee waxaa todobaadkan ay ku beegantahay sanad guuradii 27aad ee kasoo wareegtay geeridii Hoggaamiyihii Soomaaliyeed Genaral Maxamed Faarax Caydiid.

Waxaan halkaan idinkugula wadaagaynaa qaar kamid ah hadaladii ay jananka ka shgeeyeen Shisheyiihii ay maxfalada caalamiga iyo fagaraayasha dagaalka isku wajaheen.

F.G: Dhamaan Xogta kujirta muqaalkaan waxaa iska leh oo ay kuqorantahay Buugga The Battle Of Mogadishu Ee uu qoray Dr. Mohamod Elmi.

Asxaabta aadka u faraha badan ee daneyneyso ineey helaan Bookii “dagalkii Ramjariska” iminka  waxa laga heli garayaa HUD...
12/03/2023

Asxaabta aadka u faraha badan ee daneyneyso ineey helaan Bookii “dagalkii Ramjariska” iminka waxa laga heli garayaa HUDHUD Book-Shop ee ku taalo ishooyska shaqaalaha

Sawirada Bandhigga Buugga Dagaalkii Ranjariska.📸.
11/03/2023

Sawirada Bandhigga Buugga Dagaalkii Ranjariska.

📸.


Bandhigga Buugga The Battle Of Mogadishu!📸
10/03/2023

Bandhigga Buugga The Battle Of Mogadishu!

📸

10/03/2023

General Indhacadde

10/03/2023

The blackhowk Down in the eyes of General Aideed

10/03/2023

Sidee ayey wax u dhaceen 3-dii Ocotber howlgalkii lagu qaaday Gurigii Gerenaal Ceydiid? Prof Maxamed Xaaji Ingiriisi ayaa ka sheekeeyay.

10/03/2023

Wasiirka arrimaha Guddaha H.E. Ahmed Moallim Fiqi Bandhigii Bookii Dagalkii Ranjariska

10/03/2023


07/03/2023

Mudane/Marwo waxa aan kugu casuumaynaa in aad naga la soo qeybgashid bandhigga buugga Dagaalka Raanjariska (ama: The Battle of Mogadishu) oo maalinta Khamiista, bacdal Casir, lagu soo bandhigi doono Jazeera Hotel. Kasooqeybgal wanaagsan 🥳


07/03/2023

Kasooqeybgal wanaagsan.


Ogaysiis! 📣Dhowaan waxa aan Muqdisho ku soo bandhigi doonnaa buugga aad u qiimo badan oo huwan taariikh aad muhiim u ah....
27/02/2023

Ogaysiis! 📣

Dhowaan waxa aan Muqdisho ku soo bandhigi doonnaa buugga aad u qiimo badan oo huwan taariikh aad muhiim u ah. Buugga ayaa ummadda u ifin doona taariikh in badan naga daahsoonayd.
Qoraaga buuggu waa khabiir iyo waaya’arag u soo taagnaa dhacdooyink uu ka warramayo. Kasooqeybgal wanaagsan.


Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when The Battle Of Mogadishu posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share