Tallaabo Travel Agency

Tallaabo Travel Agency WAXA AAN DIYAAR U NAHAY IN AAN KALA SHAQEEYNO SAFAR KAAGA ✅✈️ Mud/Marwo inaad Nagu Soo Biirto Waxay inoo Tahay Sharaf.

17/10/2023

Macmiil waxaan kuu heli karnaa 𝐕𝐈𝐒𝐀-ha dalxiis ee dalka turkey 🇹🇷 oo muddaba la weeysanaa.

𝗧𝗶𝗸𝗶𝗱𝗵𝗮𝗱𝗮 Gudaha iyo dibadda
(Local & International Tickets).

Tallaabo Travel Agency , waxay ku taalaa
Shaqaalaha , kasoo horjeedka immigration ka ( City Tower )
Mogadishu-Soomaaliya,
Tell: 0610950000.

WAXA AAN DIYAAR U NAHAY IN AAN KALA SHAQEEYNO SAFAR KAAGA ✅✈️

Nederland 🇳🇱 Holland 📣📣📣📣Macmiil waxaa aynu kuu haynaa 𝐕𝐈𝐒𝐀-HA dalka Nederland 🇳🇱 ama sida aad u taqaan . Holland Tallaa...
11/10/2023

Nederland 🇳🇱 Holland 📣📣📣📣

Macmiil waxaa aynu kuu haynaa 𝐕𝐈𝐒𝐀-HA dalka Nederland 🇳🇱 ama sida aad u taqaan . Holland

Tallaabo Travel Agency , waxa eey ku taallaa
Shaqaalaha , kasoo horjeedka immigration ka
( City Tower )
Mogadishu-Soomaaliya,
Tell: 0610950000.

Macmiil waxa aynu kuu haynaa 𝐕𝐈𝐒𝐀 ha dalka masar  qiimo jaban iyo waqti kooban.𝗧𝗶𝗸𝗶𝗱𝗵𝗮𝗱𝗮 Gudaha iyo dibadda (Local & Int...
02/09/2023

Macmiil waxa aynu kuu haynaa 𝐕𝐈𝐒𝐀 ha dalka masar qiimo jaban iyo waqti kooban.

𝗧𝗶𝗸𝗶𝗱𝗵𝗮𝗱𝗮 Gudaha iyo dibadda
(Local & International Tickets).

Tallaabo Travel Agency , waxay ku taalaa
Shaqaalaha , kasoo horjeedka immigration ka ( City Tower )
Mogadishu-Soomaaliya,
Tell: 0610950000.

Macmiil waxa aynu kuu haynaa 𝐕𝐈𝐒𝐀 caafimaad  ee dalka India 🇮🇳 qiimo jaban iyo waqti kooban.𝗧𝗶𝗸𝗶𝗱𝗵𝗮𝗱𝗮 Gudaha iyo dibadda...
30/08/2023

Macmiil waxa aynu kuu haynaa 𝐕𝐈𝐒𝐀 caafimaad ee dalka India 🇮🇳 qiimo jaban iyo waqti kooban.

𝗧𝗶𝗸𝗶𝗱𝗵𝗮𝗱𝗮 Gudaha iyo dibadda
(Local & International Tickets).

Tallaabo Travel Agency , waxay ku taalaa
Shaqaalaha , kasoo horjeedka immigration ka
( City Tower )
Mogadishu-Soomaaliya,
Tell: 0610950000.

29/08/2023

📣FURSAD 3️⃣0️⃣ MAALIN AH SEPTEMBER OO DHAN

MACAMIIL WAXAAD KA FAAIIDEESAN KARTAA FURSADDAAN SIDOO KALE WAXAAD UGA FAAIIDEEN KARTAA FAMILKAAGA

📨FARIINTAADA SOO GUDBI 3 MAALMOOD KA HOR BIXITAAN KAAGA SI AAN KUGU HELNO BOOS KU ANFACA

TICKET KAAN WAA GUDAHA DALKA KALIYA

NAGA SOO WAC 📱 0610950000

WAXA AAN DIYAAR U NAHAY IN AAN KALA SHAQEEYNO SAFAR KAAGA ✅✈️

29/08/2023

Maalin kale oo qurux badan macmiil soo dhawaw

Waxaan kuu heli karnaa VISA + TICKET

Waxaa suura gal ah in aan heeyno wadamada aad rabto nala soo xariir

📞. 0610950000

VISA MASAR AH WAA DIYAAR MACMIIL HOWL FUDUD IYO AMAANO WhatsApp +252610950000📞   0610950000
27/08/2023

VISA MASAR AH WAA DIYAAR MACMIIL

HOWL FUDUD IYO AMAANO

WhatsApp +252610950000
📞 0610950000

Macamiil waxaan dhamaan qiima dhimis ku sameenay tickets ka aan jarno soo dhawaw oo nala soo xariir WhatsApp 0610950000A...
19/06/2023

Macamiil waxaan dhamaan qiima dhimis ku sameenay tickets ka aan jarno soo dhawaw oo nala soo xariir

WhatsApp 0610950000
Ama call ☎️ 0610950000

Shirkadda waxa ay idiin keentay adeegi aad soo weey diiseen waliba wax sugan horana waad inooga barateen wax run ah oo a...
04/03/2023

Shirkadda waxa ay idiin keentay adeegi aad soo weey diiseen waliba wax sugan horana waad inooga barateen wax run ah oo aan dhib laheeyn.
visaha rusia waliba qiima jaban visa+ticket

Follow iyo like insha allah si aad ula socoto xogaha cusub una gaarsiiso dadka kugu dhaw

Mahadsanid walal

Waxaan kuu heli karnaa adeega visaha turkey nala soo xariir ama nasoo booqo adiga oo mahad san
03/03/2023

Waxaan kuu heli karnaa adeega visaha turkey nala soo xariir ama nasoo booqo adiga oo mahad san

DHAMAAN TICKET  🎫 YADA GUDAHA DALKA WAA KUU DIYAAR LOCAL TICKET 🎟️
19/11/2022

DHAMAAN TICKET 🎫 YADA GUDAHA DALKA WAA KUU DIYAAR LOCAL TICKET 🎟️

VISA WAX BARASHO OO TURKEY AH 🇹🇷 ONLY ARDAYDA RABTA IN EE DIYAARISO DEGREE GA KOOWAAD EE JAAMACADDA —BACHELOR KA 📚
19/11/2022

VISA WAX BARASHO OO TURKEY AH 🇹🇷 ONLY ARDAYDA RABTA IN EE DIYAARISO DEGREE GA KOOWAAD EE JAAMACADDA —BACHELOR KA 📚

ANGOLA 🇦🇴 VISA WAA KUU DIYAAR INSHA ALLAH
19/11/2022

ANGOLA 🇦🇴 VISA WAA KUU DIYAAR INSHA ALLAH

Asc dhamaan macaamiisha ku xiran Tallaabo travel waxaan dib u bilaabi doona fursadihii aan awal-horaba idin la wadaagi j...
17/09/2022

Asc dhamaan macaamiisha ku xiran Tallaabo travel waxaan dib u bilaabi doona fursadihii aan awal-horaba idin la wadaagi jirnay waxaan maanta idiin heeynaa qiimaha visaha kenya oo aan wax ka badal ku sameenay nala soo xariir ama nasoo booqo

Dalbo visaha kenya ama qarabadaada u dalab

Whatsapp +252610950000

Call ☎️ 0610950000 / 0610900002 / 0610900003

07/03/2022
Waxaa kuu diyaar ah visaha kenya 🇰🇪  iyo ticket kiiba waqti yar iyo qiima yar Talada safar kaga waa free Whatsapp number...
01/03/2022

Waxaa kuu diyaar ah visaha kenya 🇰🇪 iyo ticket kiiba waqti yar iyo qiima yar Talada safar kaga waa free

Whatsapp number +252610950000
Ama call caadiya +252610950000

Ama soo gaar xarunta oo ku taal Mogadishu hodan isgooyska taleex area hayaat market 🙏

MAHAD SANID

Hadda dalbo dadkana haka harin hadii uu qorshahaaga aha tagista dalka turkiga waxaan kaala shaqeey neena helida visaha i...
26/02/2022

Hadda dalbo dadkana haka harin hadii uu qorshahaaga aha tagista dalka turkiga waxaan kaala shaqeey neena helida visaha iyo adeeg nadiif ah

La xariir Whatsapp number +252610950000 ama wac hadii aad awoodo

ASC dhaman macaamiisheena ku xiran shirkadda iyo kuwa hada kadib kusoo xirmi doona waxan ogeey siineena in la joogo waqt...
26/02/2022

ASC dhaman macaamiisheena ku xiran shirkadda iyo kuwa hada kadib kusoo xirmi doona waxan ogeey siineena in la joogo waqtigii ugu sahlanaa ee la heli karay visa ha caafimaad ee INDIA 🇮🇳

NASOO GAAR INSHA ALLAH SI AAN KUGU ADEEGNO

WHATSAPP +252610950000 ama wac number kan insha allah

Qoraal inoo reeb  magalada aad jeclaan laheeyd inaad Mar uun tagto iyo mida aad jogto @ una wac qof aad jeclaan laheyd i...
11/12/2021

Qoraal inoo reeb magalada aad jeclaan laheeyd inaad Mar uun tagto iyo mida aad jogto @ una wac qof aad jeclaan laheyd in uu magaladas kugu soo dhaweeyo

hadaba magaalooyin kan hoos ku xusan oo dhan wa diyaar tickets kooda
Waxaadna ka jaran kartaa xafiiska adiga oo wacaya

numberka shirkadda ama +252610950000 +252610900002

Adigoo mahad san page ka like 👍 inoo dheh

Barnaamij keena jumcaha Ugu like 👍 badnaaw soo qor sheeko kuu suura galin karta inaad ku guuleeysato fursadda jumcaha u ...
09/12/2021

Barnaamij keena jumcaha

Ugu like 👍 badnaaw soo qor sheeko kuu suura galin karta inaad ku guuleeysato fursadda jumcaha u waco asxaabtada si ee kaga la qeeb qaatan ayagan u helaan fursad taada lamid ah

Shuruudaha barnaamijka

Like 👍 page
Follow✅ Page
Share ↪️ Post
Like 👍 post
Guuleestaha waxa uu noqo nayaa shaqsiga sheekadiisa ugu reaction ka badan 👍😂

Qodob yar oo ku saab san shirkada waxa ee qabato

Waxan soo sarnaa VISAHA wadamo badan oo kamid yahay visaha 🇹🇷


Ticket iyo ✈️

Guul wacan insha allah waxa ino balana 24hr kadib🙏

Macaamiisha nagu xiran waxan u heenna adeeg dhamees tiran oo raali uu ku noqon doono qof walba insha Allah dadki h**e in...
01/12/2021

Macaamiisha nagu xiran waxan u heenna adeeg dhamees tiran oo raali uu ku noqon doono qof walba insha Allah dadki h**e inoogu yimid waxa ee joogan turkey 🇹🇷 maalin walbana bahida waa jirtaa waxan diyaar u nahay baahidiina safar inan buuxino waliba qiima Jaban iyo adeeg dag dag siima leh haduu Eebe idmo

Waxaan sameenay qiima dhimis waliba anagoo markii horaba qiima dadka qanciya wax kuso saareenay dalbo kaa doonto



Nasoo raac si aad u hesho xogaha safarka maalin walba.

ka like 👍 soo dhaho sido kale and

Whatsapp number +252610950000

24/11/2021

Macaamiisheena sharafta leh soo dhawaada Mar labaad iyo 3aad macaamiisha nagu cusub na kuso dhawaada gacmo furan adeeg dhamees tiran iyo safar raaxa leh insha Allah

Muuqaal kan waxad kaga Bogan doontaan su.aalaha faraha badan ee aad naso weey diisaan xogo intaan kasii badan cidii u bahata waxa diyaar ula ah shaqalaha shirkada in ee u jawaaban Kana qanciyaan baahiyaha uu qabo qofka 🙏🙏🙏

Whatsapp +252610950000

Tallaabo Waa Tilmaanta guushada iyo waliba guusheena.

dhamaan dad weeynaha soomaaliyeed waxan ogeey siineena in aan diyaar u nahay u adeegis tooda iyo qancintooda    shirkada...
25/09/2021

dhamaan dad weeynaha soomaaliyeed waxan ogeey siineena in aan diyaar u nahay u adeegis tooda iyo qancintooda shirkada qabato
Waxaa ka mid ah..

Fududeenta dal ku galka mudo yar [VISA]
Jarrida tigidh ka [ticket]
Tala bixinta arimaha safarka [travel advice]

Waxaa kaloo jira adeegyo aan ugu tala galnay qofka noo yimaada ee aan u qabano hoowl.

aad na doorato waxa ee noo tahay sharaf adna waxa ee kuu tahay haggid.

Laxariir xarunta +252610950000
Ama noo reeb farriin.

and 🙏

Address

Makka-almukarama
Mogadishu

Telephone

+252610950000

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tallaabo Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Tallaabo Travel Agency:

Videos

Share



You may also like