Buraaq Company &Travel Aviation

Buraaq Company &Travel Aviation Waxaan u taaganahey qancinta macaamiisheena
(1)

08/09/2022

OGEYSIIS OGEYSIIS

Macaamiisheena sharafta leh waxaan Ogeysiinaynaa in Cumrada sanadkaan 1444 Hijriya ay diyaar tahay waliba qiimo macquul ah macaamiisheena danaynayso in ay soo gutaan acmaasha Cumrada

Naga soo wac

Tell:0619008366

Saadaali kulanka wayn ee caawa lagu ciyaari doono Garoonka caanka ah ee Etihad stadium ee ay ku ciyaarto kooxda Manchest...
24/11/2021

Saadaali kulanka wayn ee caawa lagu ciyaari doono Garoonka caanka ah ee Etihad stadium ee ay ku ciyaarto kooxda Manchester city oo ku guulayso 20$
labada ciyaar waxay dhax mari doontaa manchester city iyo PSG
shuruudaha saadaalinta
1-Share-Page
2-like saar Page-ka
3-magaacaga iyo saadaalinta commentiga noogu reeb
FG:sadaalintu waxay ku egtahay markay ciyaarta bilaabato.

  shirkada Buraaq Comany & Travel Aviation waxay si Rasmi ah idiinku ogaysiinaysaa in ay idiin hayso cumrada sanadkaan 2...
11/11/2021

shirkada Buraaq Comany & Travel Aviation waxay si Rasmi ah idiinku ogaysiinaysaa in ay idiin hayso cumrada sanadkaan 2021 kadib xayiraad saarneed mudo badan arimhii cumrada oo sababo Covid-19 darteed u xayirnaa.

Wixii faah faahin fadlan nagala soo xariir macluumaadkaas hoose.

Dowlada sacuudiga oo ku dhawaaqdey in ay bilaabeyso qaabilitaanka cumrada sanadkaan.Dhamaan macaamiisha rajeynaayo in ay...
08/08/2021

Dowlada sacuudiga oo ku dhawaaqdey in ay bilaabeyso qaabilitaanka cumrada sanadkaan.

Dhamaan macaamiisha rajeynaayo in ay soo cumreystaan waxey sharkada cumrada iyo xajka ee Buraaq Company &Travel Aviation idiin ogeysiineysaa in ay diyaar idiinla tahey in ay idiin soo cumrey-siiso sanadkaan
Wixii faah faahin ah kala soo xariir xafiiskeena suuqa bakaaraha aga-gaarka suuqa sarif yaraha.
Tell:0615827548 ama 0619008366

‏وزارة الحج والعمرة: 125 ألف شخص أدوا العمرة حتى الآن ولم تُسجّل أي إصابة بكورونا بينهم " لله الحمدWasaarada xajka:waxaa...
21/10/2020

‏وزارة الحج والعمرة: 125 ألف شخص أدوا العمرة حتى الآن ولم تُسجّل أي إصابة بكورونا بينهم " لله الحمد

Wasaarada xajka:waxaa cumreysatey 125 kun ilaa hada mana jiraan cid laga helay corona virus alxmadu lilaah

عمرة الفتح اللهم ارزق كل مشتاق زيارة مكة والمدينةWaxaa dib loo furay cumradii mudo 7 bilood oo ay u xayirneed corona vir...
04/10/2020

عمرة الفتح
اللهم ارزق كل مشتاق زيارة مكة والمدينة
Waxaa dib loo furay cumradii mudo 7 bilood oo ay u xayirneed corona virus awgeed.
Macaamiisheena ayaan ogeysiineynaa waxaan rajeyneynaa in bil kadib loo furi doono dadka dibada

Maamulka Shirkadda   oo ay bah wadaag yihiin shirkada BURAAQ COMPANY &TRAVEL AVIATION Ayaa Maanta kaga qeeb galay  Aalad...
13/09/2020

Maamulka Shirkadda oo ay bah wadaag yihiin shirkada BURAAQ COMPANY &TRAVEL AVIATION Ayaa Maanta kaga qeeb galay Aaladda Zoomka Caalami ah oo ay qabatay Wasaarada Xajka iyo Cumrada iyadoo lagu soo bandhigay Warbixin guud Cumradda Sanadkii h**e iyo aaliyada sanadaha soo socda ee lagu shaqeyn doono sidoo kale waxaa Siminaarkan kasoo qeeb galay:-
Wasiir Ku xigeenka Xajka iyo Cumrada
Mustashaarka Wasiirka Wasaaradda Xajka iyo Cumrada
Masuul Kasocda Shirkadda
Masuul Kasocda Shirkadda oo ah waa shirkadaha Bookinada Cumrada laga sameysanayo
Iyo Masuul Kasocda Shirkadda SIJIL oo masuul ka ah Systemka lagu shaqeeyo Xajka iyo Cumradda

Waxaa Siminaarkan lagu martiqaaday Shirkaddaha Qibradda uleh arimaha Xajka iyo Cumradda ee Gudaha sacuudiga iyo Caalamka oo dhan Shirkadda waxey kamid aheyd shirkaddaha nasiibka uyeeshay in ay ka qeeb galaan Siminaarkan.

Hadaba Siminaarkan Wuxuu Muhiimad gaar ah siinayey Systemka Cusub ee Sanadkii h**e Bilowga ahaa iyadoo wax badan lagu soo kordhiyey kaasoo Ay ku shaqeen doonaan shirkaddaha Laysinka u heysata shaqada Cumrada.

: Siminaarkan loogama hadlin waqtiga rasmiga ay furmi doonto Cumrada.

Waxaan Macaamiisheena Sharafta leh ku wargalineyna in ay halkaan kala socdaan wixii ku soo Kordho arimaha Cumrada.

Mahadsanidiin

وزارة الحج تعتزم البدء في الاستعدادات المتعلقة بموسم العمرة المقبل.Wasaarada xajka oo dib u furi doonta cumrada sanadka ...
11/08/2020

وزارة الحج تعتزم البدء في الاستعدادات المتعلقة بموسم العمرة المقبل.
Wasaarada xajka oo dib u furi doonta cumrada sanadka soo socdo

Wasaarada xajka oo qorsheynaysa in ay bilaabi doonto cumrooyinka sanadka soo socdo kadib mudo ay u xayirneed adeega cumr...
11/08/2020

Wasaarada xajka oo qorsheynaysa in ay bilaabi doonto cumrooyinka sanadka soo socdo kadib mudo ay u xayirneed adeega cumrada xanuunka covid-19

وزارة الحج تعتزم البدء في الاستعدادات المتعلقة بموسم العمرة المقبل
https://www.makah.club/?m=1

30/07/2020

05/07/2020

Duulimaadka gudaha wadanka somalia oo maanta dib loo furey

20/06/2020

Fly safe and smart with &_Travel Aviation ✈️





06/04/2020




04/12/2019

   ✈
04/12/2019



Address

Makkah Al Mukarama
Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 16:00
Tuesday 08:00 - 16:00
Wednesday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00

Telephone

+252619008366

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Buraaq Company &Travel Aviation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category

Nearby travel agencies