Horsan Travel & Logistics

Horsan Travel & Logistics Horsan Travel & Logistics (Local & International Tickets, Umrah&Hajj & Tours & Visas)

Macmiil, Waxaa diyaar kuu ah ๐•๐ข๐ฌ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐๐š๐ง๐ค๐š ๐”๐ ๐š๐ง๐๐š oo laguugu soo saaraayo Qiimo Jaban iyo Waqti Gaaban.Nagala soo Xarii...
26/03/2023

Macmiil, Waxaa diyaar kuu ah ๐•๐ข๐ฌ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐๐š๐ง๐ค๐š ๐”๐ ๐š๐ง๐๐š oo laguugu soo saaraayo Qiimo Jaban iyo Waqti Gaaban.

Nagala soo Xariir:
61 1600111

Hambalyo Dhamaan umadda muslimiinta ah  - ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Š๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฆ       ๐Ÿ“ŒHorsan Travel & Logisticsโœ…61 1600111
23/03/2023

Hambalyo Dhamaan umadda muslimiinta ah - ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐ง ๐Š๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฆ



๐Ÿ“ŒHorsan Travel & Logistics
โœ…61 1600111

๐‰๐ˆ๐Œ๐‚๐Ž ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ - ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒ
16/03/2023

๐‰๐ˆ๐Œ๐‚๐Ž ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ - ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒ

Waxaan si degdeg kugu soo saareynaa Visaha Dalxiiska Wadanka Masar (EGYPT).Horsan Travel & Logisticsโœ…Mogadishu, Isgoyska...
12/03/2023

Waxaan si degdeg kugu soo saareynaa Visaha Dalxiiska Wadanka Masar (EGYPT).

Horsan Travel & Logistics
โœ…Mogadishu, Isgoyska Shaqaalaha, Agagaarka Immigrationka.
โœ…61 1600111

๐Š๐ž๐ง๐ฒ๐š ๐—ง๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜ ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ฎ (๐ƒ๐š๐ฅ-๐ค๐ฎ๐ ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐–๐š๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ž๐ง๐ฒ๐š)Mudo gaaban ku hel Visa Dalxiis ee ๐Š๐ž๐ง๐ฒ๐š ๐Ÿ“žโœ… 61 1600111๐Ÿ“Œ๐Ÿ“ŒIsgoyska Shaqaalah...
09/03/2023

๐Š๐ž๐ง๐ฒ๐š ๐—ง๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜ ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ฎ (๐ƒ๐š๐ฅ-๐ค๐ฎ๐ ๐š๐ฅ๐ค๐š ๐–๐š๐๐š๐ง๐ค๐š ๐Š๐ž๐ง๐ฒ๐š)

Mudo gaaban ku hel Visa Dalxiis ee ๐Š๐ž๐ง๐ฒ๐š

๐Ÿ“žโœ… 61 1600111
๐Ÿ“Œ๐Ÿ“ŒIsgoyska Shaqaalaha, Dhinaca Bidix Immigrationka, Mogadishu, Somalia.

Horsan Travel & Logistics

Horsan Travel & Logistics Waxaad ka heleysaa Duulimaadyo Caalami ah iyo Duulimaadyada Gudaha oo Qiimahoodu Jaban yahay. ...
28/02/2023

Horsan Travel & Logistics Waxaad ka heleysaa Duulimaadyo Caalami ah iyo Duulimaadyada Gudaha oo Qiimahoodu Jaban yahay. (๐‚๐ก๐ž๐š๐ฉ ๐‹๐จ๐œ๐š๐ฅ & ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ซ๐ง๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง๐š๐ฅ ๐“๐ข๐œ๐ค๐ž๐ญ๐ฌ)
๐Ÿฎ๐Ÿฌ% ๐——๐—ถ๐˜€๐—ฐ๐—ผ๐˜‚๐—ป๐˜ ๐—ข๐—ณ๐—ณ๐—ฒ๐—ฟ (๐—•๐—ถ๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐˜€๐—ผ)

11/02/2023

๐˜ฟ๐™š๐™œ๐™™๐™š๐™œ ๐™ ๐™ช ๐™๐™š๐™ก ๐™๐™ž๐™˜๐™ ๐™š๐™ฉ-๐™ฎ๐™ค ๐™–๐™–๐™™ ๐™Œ๐™ž๐™ž๐™ข๐™ค ๐™…๐™–๐™—๐™–๐™ฃ ๐˜ฟ๐™–๐™ก ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐˜ฟ๐™ž๐™—๐™–๐™™.

61 1600111

JIMCO WANAAGSANHorsan Travel & LogisticsDomestic & International FlightsVisa Processing & GuidanceHajj & Umrah ServicesT...
09/02/2023

JIMCO WANAAGSAN

Horsan Travel & Logistics

Domestic & International Flights
Visa Processing & Guidance
Hajj & Umrah Services
Tours

06/02/2023

Dowladda Soomaaliya dib u la Wareegtay Code-ka Tikidhada diyaaradaha lagu Jaro Ee dalka.

Source: Universal TV

Waxaan murugada la qeybsaneynaa Walaalaha Turkey ku waxyeeloobay musiibadii dhulgariirka aheyd ee ka dhacday Wadanka Tur...
06/02/2023

Waxaan murugada la qeybsaneynaa Walaalaha Turkey ku waxyeeloobay musiibadii dhulgariirka aheyd ee ka dhacday Wadanka Turkiga oo ay ku geeriyoodeen kumaanaan Shacab ah.

Inti ku dhimatay Allaha u naxariisto, kuwa dhaawaca ah Allaha caafimaad degdeg ah siiyo.

Jimco WanagsanHorsan Travel & Logistics61 1600111
03/02/2023

Jimco Wanagsan

Horsan Travel & Logistics
61 1600111

JIMCO WANAAGSAN
26/01/2023

JIMCO WANAAGSAN

Waxaan si degdeg kugu soo saareynaa Visaha Dalxiiska Wadanka Masar (EGYPT).Horsan Travel & Logisticsโœ…Mogadishu, Isgoyska...
25/01/2023

Waxaan si degdeg kugu soo saareynaa Visaha Dalxiiska Wadanka Masar (EGYPT).

Horsan Travel & Logistics
โœ…Mogadishu, Isgoyska Shaqaalaha, Agagaarka Immigrationka.

๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ: Ku hel Dal-kugalka (Viso) Kenya iyo Ticket one-way ah (๐Ÿ’๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐”๐’๐ƒ).La wadaag Ehelkaaga iyo Asxaabtaada...
24/01/2023

๐…๐ฎ๐ซ๐ฌ๐š๐ ๐๐ข๐ข๐ฆ๐จ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ฌ: Ku hel Dal-kugalka (Viso) Kenya iyo Ticket one-way ah (๐Ÿ’๐Ÿ‘๐ŸŽ ๐”๐’๐ƒ).

La wadaag Ehelkaaga iyo Asxaabtaada u safreysa Kenya.

Macmiil waxaan kuu heynaa Ticket-yada ugu Qiimaha Jaban Gudaha iyo Dibada.๐‹๐จ๐ฐ๐ž๐ฌ๐ญ ๐๐ซ๐ข๐œ๐ž ๐†๐ฎ๐š๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ž๐ž ๐จ๐ง ๐…๐ฅ๐ข๐ ๐ก๐ญ ๐๐จ๐จ๐ค๐ข๐ง๐ Nagala...
21/01/2023

Macmiil waxaan kuu heynaa Ticket-yada ugu Qiimaha Jaban Gudaha iyo Dibada.

๐‹๐จ๐ฐ๐ž๐ฌ๐ญ ๐๐ซ๐ข๐œ๐ž ๐†๐ฎ๐š๐ซ๐š๐ง๐ญ๐ž๐ž ๐จ๐ง ๐…๐ฅ๐ข๐ ๐ก๐ญ ๐๐จ๐จ๐ค๐ข๐ง๐ 

Nagala Soo Xariir Whatsapp: 61 1600111
โœ…Mogadishu, Isgoyska Shaqaalaha, Agagaarka Immigrationka.

Waxaad naga heleysaa Adeega ๐•๐ข๐ฌ๐š๐ก๐š ๐‚๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ee Wadanka ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š. (๐‘ฐ๐’๐’…๐’Š๐’‚๐’ ๐‘ด๐’†๐’…๐’Š๐’„๐’‚๐’ ๐‘ฝ๐’Š๐’”๐’‚). ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ชWaxaan kaa caawineynaa la talin...
18/01/2023

Waxaad naga heleysaa Adeega ๐•๐ข๐ฌ๐š๐ก๐š ๐‚๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐ ee Wadanka ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š. (๐‘ฐ๐’๐’…๐’Š๐’‚๐’ ๐‘ด๐’†๐’…๐’Š๐’„๐’‚๐’ ๐‘ฝ๐’Š๐’”๐’‚). ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ช

Waxaan kaa caawineynaa la talinta visaha iyo doorashada isbitaalka kugu haboon.

La Xariir Horsan Travel & Logistics
โœ…61 1600111
โœ…Mogadishu, Isgoyska Shaqaalaha, Agagaarka Immigrationka.

Haddii aad daneyneyso inaad u safarto wadanka ๐”๐ ๐š๐ง๐๐š, Waxaan si degdeg kugu soo saareynaa dal ku galka wadanka Uganda (๐“...
10/01/2023

Haddii aad daneyneyso inaad u safarto wadanka ๐”๐ ๐š๐ง๐๐š, Waxaan si degdeg kugu soo saareynaa dal ku galka wadanka Uganda (๐“๐จ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ ๐•๐ข๐ฌ๐š) iyo Qiimo macquul ah.

Xogdheerad ah Whatsapp-ka nagala soo xadhiidh.

โœ… 61 1600111
โœ… Isgooska Shaqaalaha, Makka Almukarama St, Mogadishu,

Waxaan kuu heynaa Ticket-yo Qiimo macqul ah iyo Visooyinka Wadama, Uganda, Kenya, India, Turkey iyo Egypt.61 1600111
05/01/2023

Waxaan kuu heynaa Ticket-yo Qiimo macqul ah iyo Visooyinka Wadama, Uganda, Kenya, India, Turkey iyo Egypt.

61 1600111

27/12/2022

๐˜ฟ๐™š๐™œ๐™™๐™š๐™œ ๐™ ๐™ช ๐™๐™š๐™ก ๐™๐™ž๐™˜๐™ ๐™š๐™ฉ-๐™ฎ๐™ค ๐™–๐™–๐™™ ๐™Œ๐™ž๐™ž๐™ข๐™ค ๐™…๐™–๐™—๐™–๐™ฃ ๐˜ฟ๐™–๐™ก ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐˜ฟ๐™ž๐™—๐™–๐™™.

61 1600111

Horsan Travel & Logistics waxaad ka heleysaa ticketyada duulimaadyada ๐ ๐ฎ๐๐š๐ก๐š waqti gaaban iyo qiimo macquul ah (๐‘ช๐’‰๐’†๐’‚๐’‘ ๐‘ณ๐’...
24/12/2022

Horsan Travel & Logistics waxaad ka heleysaa ticketyada duulimaadyada ๐ ๐ฎ๐๐š๐ก๐š waqti gaaban iyo qiimo macquul ah (๐‘ช๐’‰๐’†๐’‚๐’‘ ๐‘ณ๐’๐’„๐’‚๐’ ๐‘ญ๐’๐’Š๐’ˆ๐’‰๐’• ๐‘ป๐’Š๐’„๐’Œ๐’†๐’•๐’”).

Si fudud ula soo xariir Whatsapp ama Wicitaan

61 1600111




-nbo -nbo -dxb -add -ist -doh

22/12/2022

Kusoo Dhawow Gacal Agency - ๐™Ž๐™–๐™›๐™–๐™ง ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™Ž๐™–๐™๐™–๐™ฎ

โœ…Safarada Gudaha iyo Dibada oo Qiimo macquul.
โœ…La Talinta Viso ๐–๐š๐ฑ๐›๐š๐ซ๐š๐ฌ๐ก๐š๐๐š, ๐‚๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š iyo ๐ƒ๐š๐ฅ๐ฑ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š.
โœ…Fududeynta Viisooyinka ๐‚๐ฎ๐ฆ๐ซ๐š๐๐š & ๐—๐š๐ฃ๐ค๐š.

๐€๐๐ž๐ž๐  ๐‡๐ฎ๐Ÿ๐š๐ง, ๐’๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐‘๐š๐š๐ฑ๐จ ๐ฅ๐ž๐ก & ๐’๐จ๐จ ๐๐จ๐ช๐จ๐ ๐–๐š๐œ๐š๐ง

๐—จ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜ ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌMudo gaaban ku hel Visa Dalxiis ee Uganda๐Ÿ“žโœ… 61 1600111๐Ÿ“Œ๐Ÿ“ŒIsgoyska Shaqaalaha, Dhinaca Bidix Immigra...
18/12/2022

๐—จ๐—ด๐—ฎ๐—ป๐—ฑ๐—ฎ ๐—ง๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜ ๐—ฉ๐—ถ๐˜€๐—ฎ ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ
Mudo gaaban ku hel Visa Dalxiis ee Uganda

๐Ÿ“žโœ… 61 1600111
๐Ÿ“Œ๐Ÿ“ŒIsgoyska Shaqaalaha, Dhinaca Bidix Immigrationka, Mogadishu, Somalia.

Horsan Travel & Logistics

13/10/2022
13/10/2022

TURKISH AIRLINES. THE MAGIC.!

Shirkaddaha AfroAtlas iyo Lufthansa Group oo gaaray heshiis dan ugu jirto shirkaddaha Soomaaliyeed ee iibiya Tikidhada.-...
13/10/2022

Shirkaddaha AfroAtlas iyo Lufthansa Group oo gaaray heshiis dan ugu jirto shirkaddaha Soomaaliyeed ee iibiya Tikidhada.

--------

Shirkadda AfroAtlas oo ay lee yihiin ganacsato Soomaali ah iyo shirkadda reer Yurub ee diyaaraddaha ee Lufthansa Group ayaa maanta magaalada Nayrobi ku soo bandhigay adeeg cusub oo ay labada shirkadood isaga kaashanayaan sidii farsamada casriga ah ee NDC la soo gaarsiin lahaa Bariga iyo Bartamaha Afrika.

Barnaamijka cusub ee NDC ayaa u sahlaya macaamiisha AfroAtlas inay helaan qiimayaasha jaban ee NDC ee shirkadaha diyaaradaha ee ku bahoobay Lufthansa Group ee kala ah Lufthansa, Swiss, Austrian Airlines, Brussels Airlines iyo Eurowings.

Melford Ndungu oo ka socday Lufthansa Group ayaa munaasabadda ka sheegay in AfroAtlas ay tahay shirkaddii ugu horreysay ee fadhigeedu yahay Bariga Afrika ee ay heshiis noocaan ah la galaan, iskana kaashanayaan sidii farsamadan casriga ah loo gaarsiin lahaa wakiillada safarka iyo guud ahaan musaafiriinta dooneysa inay ku socdaalaan shirkadaha ku bahoobay Lufthansa Group. Wuxuu xusay in qiiimayaasha laga heli doono barnaamijka AfroAtlas ay ka jaban yihiin kuwa laga heli karo nidaamka kale ee loo yaqaano GDS ee ay isticmaalaan inta badan wakiillada safarka (travel agents).

Marwo Agnes Mucuha oo madax ka ah Kenya Association of Travel Agents (KATA) iyo Mudane Anthony Ochieng oo madax ka ah Tour Operators Society of Kenya (TOSK) oo matalayay shirkadaha bixiya adeegyada safarka iyo dalxiiska Kenya ayaa munaasabadda ka sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin barnaamijkan, iyagoo ballanqaaday inay AfroAtlas kala shaqeynayaan sidii adeeggan loo gaarsiin lahaa dhammaan shirkadaha ka ganacsada safarrada iyo dalxiiska.

Ugu dambeyntii, Maamulaha Guud ee shirkadda AfroAtlas, Axmed Ugaas, ayaa u mahadceliyay dhammaan martidii ka soo qeybgashay xafladda furitaanka adeegga NDC ee Lufthansa Group. โ€œFarxad weyn ayay noo tahay in aan soo bandhigno adeeggan. Dhiirrigelin weyn ayay noo tahay in shirkadaha diyaaradaha gobolka iyo kuwa caalamiga ahba ay noo doorteen inaan kala shaqeyno sidii aan adeegyadooda u gaarsiin lahayn qaaradda Afrika iyo adduunka intiisa kalebaโ€ ayuu yiri Axmed Ugaas oo intaasi ku daray โ€œInkastoo xarunteenu tahay qaaradda Afrika, haddana adeegyadeena waxaa ka faaโ€™iideysan kara cid kasta oo dooneysa inay sii iibiso tikidhada Lufthansa Group iyo diyaaradaha kale ee aan xiriirka la leenahay. Adeeggeena waa mid aan xuduud lahayn oo ay ka faaโ€™iideysan karto cid kasta oo ku jirta ganacsiga safarka iyo dalxiiska meel kasta oo ay joogto.โ€

Lufthansa fadhigeedu waa magaalada Cologne ee wadanka Jarmalka, halka Afro Atlas ay fadhiyo waa weyn ku leedahay Nairobi iyo Dubai.

Cali Aadan Muumin

12/10/2022

TODAY is a NEW DAY.โค๏ธ

Address

Isgooska Shaqaalah, Wadada Makka Almukarama
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+252611600111

Website

http://gacalagency.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horsan Travel & Logistics posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horsan Travel & Logistics:

Share

Category