13/05/2024
FAAIIDADA CAAFIMAAD OO EY LEEDAHAY
Ayaa inoo sheegay faaidada oo ey xabadsoowdada ey leedahay waxuu kalo inoo sheegay iney dawo utahay cudur walba marka lagareebo ,iyo subxaanlaah,
balkawaran khalqiqaga eebe uumay qofka ugu sharaftsbadna ayaa sidaa kuu sheegay waliba asagoo fariintaas kaga timi xaga ,waxaase muhiim ah inaad rumeysantahay Awooda Allah aadna niyeesataa markaad isticmaaleyso inaad ku caafimaadeyso sidaa darteeda waxaa meesha kabaxaayo waxaan ey sheegayaan dadka bartay cilmiga caafimadka oo ey dhahaayaan cudurada qaar dawo malahan waa jeebkooda ayaan dhihi karnaa midaas.mise ma ahan?
sawabto ah ayaa inoo sheegay iney xabadsowdada dawo utahay cudurwalba waxaan meel dheer karaadineyno ayaa hoosteena yaala balse anagaan ujeedin majiro waxan dawo laheyn maxaa yeelay wuxuu yiri cudurka hortiisa dawadaa la abuuray .Cudarada ey dawada utahay waxa kamid ah:-
1-
2-
3-
4-
5-
6-
7-
8-
9- 'aanta
10-
iyo waxyaabo kalo aanlasoo koobi karin
lawadaag asxaaptada siey ugu faaideystaan
pageka like saar si aad uhesho maclumaad dheeri ah una noqoto qofka ugu horeeyo ee kafaaideysto casharada aansoo gelino.
Mahadsanid.