09/01/2023
Sawirkan Waxa La Qaaday 1940 Ki .
Waxa Ka Muuqda Dad Salaadi Jimcaha Ku Tukanaya Dariiqa iyo Dad Kale Suuqa Alaab Ku Iibinya Salaadna aan Tukanayn .
Badanka Dadkani Maanta Adduunka Ma Joogan , Ki Salaada Tukan Jiray Waxba ma Dhaafin Gaajana Uma Dhiman , Ki Salada Ka doortay Ganacsigana Xoolihisi Qabriga Uma Raacin .
Nabigu waxa uu inoo shegay waxa ugu Horeeya ee Qofka Laga Xisaabinayo Wa Saalada Hadi ay Wanaagsanato dhamaan Camalkisa oo Dhami Wa uu wanaagsnaya Hadi ay Xumatana wixi kale ee uu camal Laaha Waa uu Xumanaya .
" Salaada Aynu Ku Dadaalno "