Juma wanaagsan ummadda Soomaaliyeed
LAMA MALAWAXUU SUBAXII CUNAA KULAHAA๐คฃ๐คฃ
ALLAHAADA KU KALSOONI QAB MAR WALBA #style #motivation #motivationalquotes #motivational #instalike #photography #photo #photooftheday #wheelies #ithalรผrรผnler #qei #dayaxdalnuurshe #khadarkeyow #domingo #gantenggantengserigala #wy #hargeysa #dalxiiskii_warshiiq #ethnicwearonlineshopping #modeling
Raadi qof mudan in aad u dhaawacanto #motivation #motivationalquotes #dayaxdalnuurshe @umu_zakariya_ @dayaxdalnuurshe @maxamed_khadar_ibraahim_daahir @omarcadde1 @y3a124 @kowtheriina_ahmed @khadarkeyow @cabdiraxmaan.fiili @armaanmalik @hassan.gantaal @armaanmalik @rahma_dagan @samihakhaliil @asal_dhalad_official @liicaatoofficiall @shuushuu_abdala #hairstyle #stylish #makeupartist #live #lifestyle #r #youtube
#gym#healthyfood #k #nails #india #unhasdecoradas #l #youtube #photography #quotes #bomdia #nails #v #nails #turkey #e #weddingdress #vegan #bts #memes #followforfollowback #japan #art #style ####tentation #couplegoals #dankmemes #edits #yoga #outfitoftheday #venezuela #zen
Caasimada Ummadda Soomaaliyeed
Soomaaliya Hanoolaato
Wiil qurbaha jooga oo aan daawaday fiidiyoow uu soo duubay ayaan ka helay waxaad modaa in uu ka hadlay waxa qalbigeyga ku jira tusalle
Waxaad arkeeysaa dhalinyaro soomaaliyeed oo kusoo qoraayo social media waxaa loo laabanaa 19991 dhalinyaro waxaad ogaataa qof guri muraayad ah ku jiro dhagaxtuur ma bilaabo Waxaan ka wadaa wadankaan adigaa iska leh oo u dhalinyara ah wax ku barta rabo in uu mustaqbal ku sameysto noloshiisa ku hormariyo Kula tartamo dhalinyaradda kale ee ku nool wadamada kale
Markii aad dhalinyaro tahay oo aad joogto soomaaliya oo aad erayadaas soo qortay ma is weeydiisay qofka aad taladiisa qaadatay oo ku horboodaayo waa kuma intaas bal dib u baar jawaab ayaa kusoo bixi doontee
Kow waxa ku horboodaayo oo ku leh hebal haddii uu nan xilka ka dagin waxaa loo laabanaa 1991 waa siyaasi rabo in uu booskaas fariisto haddii uu waayane wuxuu awoodaa inta uu wadanka qas ka sameeeyo qurbihii oo ka yimi ku laabto dhibkane adiga ayaa qabo adigii ayuu kaa dhigtay xaabo hurisa xumaantiisa hirgilisayna fikirkiisa
Kan kale waa qof isaga ka dhigtay dan noloshiisa iyo tan soomaaliyeedba ka hormaraiyay inta yarta ah oo uu helaa maalintaas ama bishaas sideey doonto haku soo gashee waxa xaqiiq ah dhalinyaradda ku baaqaya kac doonka iyo in uu wadanka dagaal galo oo soo qoraayo suuqii hubka laga iibsananayay waa kacan qoryihii waa qaaliyoobeen waa qof joogo qurbaha nolosha loo tababaraayo la leeyahay maalin walba sidaan ayaa loo fara dhaqdaa iyo sidaan sameey sidii ilmo yar oo dunida ku cusub anagane isaga ayaan fiirsana oo an wax ka dhageysanaa mana aha fikir ila fiican aniga
Waxaan la hadlayaa dhalinyaradda wadanka joogto adiga ha noqon qof inta dab qaatay buulkiisii gubay waa iga dardaaran
Maxa xal ah
Aniga waxeey ila tahay horto maanta kadib waa In aan baarnaa cida Wax noo sheegeyso halka eey joogto iyo garaadkeeda inta uu la egyahay iyo fikirada laguu sheegaa halka eey ka yimaadaan dan makugu jirtaa adiga iyo dalkaba jawaabtii kuu soo baxdaa dhaqan gili
D