hilaac_trip

hilaac_trip Tourism company

Kusoo Dhowow Shirkada Hillaac, Waxaa Aasaasay Dhalin Soomaaliyeed Oo Raba Inay Bulshadeenna Ka Haqabtiraan Arrimaha Dalxiiska Mar Walba Noogu Imaw Dalxiis Qurxoon & Adeeg Hufan

Ku dalxiis dalkag hooyo hilaacan waa kuhagan
02/09/2022

Ku dalxiis dalkag hooyo hilaacan waa kuhagan

Maamulka Shirkada Hillaac Trip waxay Idin Ku Hambalyeynayaan Bilashada Ciidul Fidriga Awgeed, Waxay Hambalyo Udirayaan U...
01/05/2022

Maamulka Shirkada Hillaac Trip waxay Idin Ku Hambalyeynayaan Bilashada Ciidul Fidriga Awgeed, Waxay Hambalyo Udirayaan Ummada Islaamka & Bulshada Soomaaliyeed Meel Walbo Ay Joogaan


Waxaa Inoo Qabsoomay Safar Kamid Ah Safarrada Aan ugu Talagalnay Bishaan Febraayo Inaan Oga Faa'idaysanno, Hillaac Trip ...
14/02/2022

Waxaa Inoo Qabsoomay Safar Kamid Ah Safarrada Aan ugu Talagalnay Bishaan Febraayo Inaan Oga Faa'idaysanno, Hillaac Trip Ayaa Diyaar U Ah in Marwalba Kuu Dalxiis geeyaan, Kaagana Faa'ideeyaan Waqtigaaga Fasaxeed.

Bahda Hillaac Ayaa Idinku Talagashey Safar Dalxiiseedyo Kala Duwan, Macaamiisheenna Waxaan Ugu Baaqaynaa Inay Ka Faa'idaystaan.


Ayadoo Ay Degmooyinka Soomaaliya Qaybo Badanoo kamid ah ay Yihiin dhulxeebeedyo, Hadana Markii Laga Soo Tago Kheyraadka ...
31/01/2022

Ayadoo Ay Degmooyinka Soomaaliya Qaybo Badanoo kamid ah ay Yihiin dhulxeebeedyo, Hadana Markii Laga Soo Tago Kheyraadka Laga Helo Badda Soomaaliya, Waxay Qayb Libaax Leh Ka Qaadataa Quruxda, Bilicda & Dalxiiska İntaba.


Sanad cusub iyo jawi cusubSanadkan 2022 xage jecelan lahed inaad nagula dalxiisto Nale wadag aragtida
01/01/2022

Sanad cusub iyo jawi cusub
Sanadkan 2022 xage jecelan lahed inaad nagula dalxiisto Nale wadag aragtida

Muqdisho waa caasimada soomaliya waa meesha kaliya ee laga heli karo raadadka goobo taariikhi ah ee ku haboon dalxiiska ...
16/09/2021

Muqdisho waa caasimada soomaliya waa meesha kaliya ee laga heli karo raadadka goobo taariikhi ah ee ku haboon dalxiiska sida Daljirka Dahsoon, dhagaxtuur, xaawo taako, Ahmed gurey, sayid maxamed cabdulle xasan, SYL, madxafka iyo kuwo kale





Dagmada diinsoor ee gobolka baay  waa magaalo buuroleey ah isla markana leh soo jiidasho indhaha dalxiisayaasha waana go...
16/09/2021

Dagmada diinsoor ee gobolka baay waa magaalo buuroleey ah isla markana leh soo jiidasho indhaha dalxiisayaasha waana goob ku wacan in loo dalxiis tago





Dagmada taleex waxay caan ku tahay tixraaca Muuqda ee taariikhdii daraawiishtii sayid maxamed cabddulle xasan waana goob...
14/09/2021

Dagmada taleex waxay caan ku tahay tixraaca Muuqda ee taariikhdii daraawiishtii sayid maxamed cabddulle xasan waana goob soo jiidasho leh kuna wacan in loo dalxiis tago.





Xasan Aadan Samatar & Isha Baydhabo. " Bardihii ku yiil isha Baydhabo,intuu guniyo baar baxay,caleemuhu balaadheen,baxar...
14/09/2021

Xasan Aadan Samatar & Isha Baydhabo.

" Bardihii ku yiil isha Baydhabo,
intuu guniyo baar baxay,
caleemuhu balaadheen,
baxar saaf la moodyeey ”





Jowhar waa magaalo dhul beered aad u qurux badan waxayna caasimada Muqdisho u jirtaa 90KM  waana goob ku wacan in loo da...
14/09/2021

Jowhar waa magaalo dhul beered aad u qurux badan waxayna caasimada Muqdisho u jirtaa 90KM waana goob ku wacan in loo dalxiis tago.





Afgooye waa dagmo ka tirsan gobolka shabeellada hoose waxayna 30km u jirtaa caasimada muqdisho waxayna caan ku tahay  be...
14/09/2021

Afgooye waa dagmo ka tirsan gobolka shabeellada hoose waxayna 30km u jirtaa caasimada muqdisho waxayna caan ku tahay beeraha, labada Buundo iyo dalxiiska waana goob aad u qurux badan waxayna ku wacan tahay dalxiiska.





Dagmada warshiikh waxay ka mid tahay dagmooyinka shabeellada dhexe waxayna qani ku tahay xoolaha nool  iyo beeraha  sido...
14/09/2021

Dagmada warshiikh waxay ka mid tahay dagmooyinka shabeellada dhexe waxayna qani ku tahay xoolaha nool iyo beeraha sido kale waxay leedahay xeeb aad u qurux badan waana goob ku wanaag dalxiiska iyo damaashaadka





13/09/2021

Warbixin Ay bahda hillaac trip ugu talagaleen Maalinta dalxiiska Soomaaliya.

Farriinta Maamulaha Shirkada Hillaac Trip Ee Ku Aadan Maalinta Dalxiiska Soomaaliya Ee 13ka September.
13/09/2021

Farriinta Maamulaha Shirkada Hillaac Trip Ee Ku Aadan Maalinta Dalxiiska Soomaaliya Ee 13ka September.

Degmada Cadale waxey ka mid tahay Degmooyinka ugu taariikhda dheer Soomaliya . waxeyna ku taalaa xeebta badweynta Hindiy...
13/09/2021

Degmada Cadale waxey ka mid tahay Degmooyinka ugu taariikhda dheer Soomaliya . waxeyna ku taalaa xeebta badweynta Hindiya meel Xamar u jirto boqoliyo kontan kiilometer uguna aadan qorax soobaxa, waana goob u qurux badan





Degmada Eyl waxa ay kamid tahey 5ta Degmo ee uu ka koobanyahey Gobolka nugaal, waxa ay dhacdaa xeebta badweynta Indiya, ...
13/09/2021

Degmada Eyl waxa ay kamid tahey 5ta Degmo ee uu ka koobanyahey Gobolka nugaal, waxa ay dhacdaa xeebta badweynta Indiya, iyadoo masaafo dhan 230 KM dhinaca koonfur bari ka xigta magaalada Garowe.

Waa magaalo qadiimi ah oo kulansatay Bad, Berri, Beero & Xoolo Intaba, waa deegaan aad u qurxoon soo jiidanaya indhaha Dalxiisayaasha





Deegaanka Abaay-dhaxan waxa uu Muqdisho kaga beegan yahay dhinaca koofureed, qiyaas ahaan waxa ay caasimadda u jirtaa ku...
13/09/2021

Deegaanka Abaay-dhaxan waxa uu Muqdisho kaga beegan yahay dhinaca koofureed, qiyaas ahaan waxa ay caasimadda u jirtaa ku dhawaad 17 KM.

Abaay-dhaxan waa Jasiirad yar waxaana ku lamaansan Jasiiradda Nimow oo marka labada Jasiirad la is kaga gudbayo ciddii aan lahayn aqoon dabbaalashi waxa ay ku qasbantahay in ay qaadato doon.

Deegaankan waxaa la dhisay labo qarni ka hor, waxaana ku yaalla dhismayaal qadiimi ah waxaana imaan jiray bari-samaadkii dalxiisayaal ajanabi ah.





Sacdadiin waxay kamid tahay jasiiradaha dhowrka ee ku yaalo xeebta saylac, Waa goob xilli walba cagaaran, waxaa ka baxa ...
13/09/2021

Sacdadiin waxay kamid tahay jasiiradaha dhowrka ee ku yaalo xeebta saylac, Waa goob xilli walba cagaaran, waxaa ka baxa geedka loo yaqaano qandalka, waxaa dhexmara gacan ciid cad oo biyahiisuna deganyihiin, waxay dhacdaa Gobolka awdal, Waqooyiga Soomaaliya.





Warbixin ku Saabsan cimiladda cajiibka ah ee deeggaanka Caanobadan oo ka tirsan Calmadow, Sanaag. Dadka degaankan ku noo...
13/09/2021

Warbixin ku Saabsan cimiladda cajiibka ah ee deeggaanka Caanobadan oo ka tirsan Calmadow, Sanaag. Dadka degaankan ku nool waa reer guuraa, laakiin wax ay u hoydaan daaro sida dadka magaaloyinka deggan oo kale. Ciyaaro dhaqameedyo cajiib ah oo laga ciyaaro gobolka Sanaag ayaa qayb ka ah warbixinta | Caanobadan waxa ay 37 KM dhanka waqooyi Bari kaga beegantahay Badhan, waana halka casha inteeda MADOW ay ka bilaabato





Xeebta Jazeera oo ah dhul xeebeed u jirta 20 KM magaalada Muqdisho ayaa ah goob horay loogu asteeyay in ay ka mid noqoto...
13/09/2021

Xeebta Jazeera oo ah dhul xeebeed u jirta 20 KM magaalada Muqdisho ayaa ah goob horay loogu asteeyay in ay ka mid noqoto goobaha dalxiiska Soomaaliya xilligii dowladii dhexe.





13 september maalinta dalxiiska soomaliyeed Goobweyn waxay qeyb ka tahay goobaha ugu quruxda badan ee loo dalxiis tago, ...
13/09/2021

13 september maalinta dalxiiska soomaliyeed

Goobweyn waxay qeyb ka tahay goobaha ugu quruxda badan ee loo dalxiis tago, Goobweyn waxay ku taallaa gobolka J/Hoose, ayadoo 10Km U jirta magaalada Kismaayo, sidoo Goobweyn waa Halka wabiga jubba ooga Daro badweynta indiya.





Ciid WanaagsanMaamulaha Shirkada Hillaac Trip Eng Yaasmiin Xaaji Diini & Shaqaalaha waxa ay hambalyo diirran hawada u ma...
19/07/2021

Ciid Wanaagsan

Maamulaha Shirkada Hillaac Trip Eng Yaasmiin Xaaji Diini & Shaqaalaha waxa ay hambalyo diirran hawada u marinayaan Caalamka Islaamka & Ummada Soomaliyeed

Waxaan Eebbe Wayne Ka Rajeynaynaa inuu ilaah nagu gaarsiiyo sanadkaan sanadkiisa bashbash & barwaaqo

La Dalxiis Hillaac Trip, Adiga & Qoyskaagaba


Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caasimada, Waxaan ugu talagalnay Dalxiis ciideed aad u qurxoon, hillaac trip ayaa u d...
18/07/2021

Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caasimada, Waxaan ugu talagalnay Dalxiis ciideed aad u qurxoon, hillaac trip ayaa u diyaar ah in farxada ciida qayb ka qaadato, haddaba adeegyada aan U Hayno Macaamiisheenna Ayaa Ah, :








Hadaba Saa Ciidaada Ooga Faa'idaysatid Kusoo Biir Dalxiiskaan, Oo La Xiriir Lambarka Hoos Kaaga Muuqdo Si Aad Isku Diiwaangaliso


HAMBALYO 1-DA LUULYO 💙🇸🇴💙
02/07/2021

HAMBALYO 1-DA LUULYO 💙🇸🇴💙

26/06/2021

Isbuuca Xorriyada & Hillaac Trip
Kaga Bogo Muuqaalkaan sida Looga Dabaaldagay Gayiga Soomaaliyeed

Waxaan U Hambalyeynaynaa Dhamaan Bulshada Somaliyeed.



Hambalyo, waxaan Bulshaweynta soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabada 26ka June, oo ah Maalintii xornimada ay qaate...
26/06/2021

Hambalyo, waxaan Bulshaweynta soomaaliyeed ugu hambalyeynaynaa munaasabada 26ka June, oo ah Maalintii xornimada ay qaateen gobolada waqooyi ee Soomaaliya

Waxaa lagu gudajiraa isbuuca xorriyada, waxaan soo bandhigi doonaa muuqaalo ku saabsan qaabka loogu dabaaldagay maalmahan xorriyada


Bahda Hillaac Trip waxay u dabaal dagayaan Sanad Guurrada 1 aadWuxuu Ahaa Sanad Aan Wax Badan Ka Barannay Goobaha Dalxii...
10/03/2021

Bahda Hillaac Trip waxay u dabaal dagayaan Sanad Guurrada 1 aad

Wuxuu Ahaa Sanad Aan Wax Badan Ka Barannay Goobaha Dalxiiseed Ee Dhulkeenna Hooyo, Waa Sanad Aan Farxad La Qaadanne Qoysas & Asxaab & Dufcooyin
Waa Sanad Aan Qayb Ka Noqonnay Soo Bandhigidda Bilicda Dalkeenna

Waxaan Soo Wadnaa Adeegyo Cusub & Baraamij Cusub Oo Lagu Soo Bandhigaayo Quruxda Dalkeenna Hooyo

Waxaan Sanadkan Sanadkiisa Eebbe Wayne Ka Rajeynaynaa In Hillaac Noqoto Hoyga Dalxiiska Bulshada Soomaaliyeed

Way Mahadsanyihiin Asxaabtii Nasoo Garab Istaagtay Mudadii Aan Jirnay, Sidoo Kale Macaamiishii Aan U Fidinnay Adeegyadii Kala Duwanaa

Hillaac Trip Hoyga Dalxiiska, Ku Dalxiis Dalkaaga Hooyo


Sida ay sheegtay wasaaradda Caafimaadka DFS, waxaa soo laba kacleeyay caabuqa Covid-19,Waa inaan muujinnaa taxaddar ka d...
20/02/2021

Sida ay sheegtay wasaaradda Caafimaadka DFS, waxaa soo laba kacleeyay caabuqa Covid-19,
Waa inaan muujinnaa taxaddar ka dhan ah caabuqan, si aan u badbaadinno qoysaskeenna & Bulshadeennaba


Galab WanaagsanQorrax Dhac Wanaagsan,Bahda Hillaac Trip Waxay U Hambalyeynaynaan Xulka Gobolka Banadir Guusha Ay Usoo Ho...
31/12/2020

Galab Wanaagsan
Qorrax Dhac Wanaagsan,
Bahda Hillaac Trip Waxay U Hambalyeynaynaan Xulka Gobolka Banadir Guusha Ay Usoo Hooyeen Bulshada Banaadir
Waxaa Wax Lagu Farxo Ah Isdhexgalka Bulshada, & In Ay Jirto Madadaalooyin Isku Soo Dhaweynaya Bulshada Noocyadeeda Kala Duwan



Ma Xiiseenaysaa Inaa U Dalxiis Tagto Xeebta Jazeera, Hadii Jawaabtaadu Taheh HAA, Hillaac Trip waxey ku Diyaarisey Barna...
29/09/2020

Ma Xiiseenaysaa Inaa U Dalxiis Tagto Xeebta Jazeera, Hadii Jawaabtaadu Taheh HAA, Hillaac Trip waxey ku Diyaarisey Barnaamij Dalxiiseed Aadna Oola Dhici Doontid

La Xiriir Lambarada Hoose Si Aad Ooga Mid Noqoto Dalxiisayaasha Waqtiga Kusoo Qaadanaya Jazeera Beach


Address

Wadada Shaqaalaha

Telephone

+252611089307

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when hilaac_trip posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to hilaac_trip:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share