Warsheikh Tourism and Travel Agency

  • Home
  • Warsheikh Tourism and Travel Agency

Warsheikh Tourism and Travel Agency Warsheikh tourism and travel agency is company that make tourism in different cities in Somalia �, and we are ready to enjoy your travels so let’s us flow

waxaan idin diyaarinay goobo aad ku farxi doontan kuna qaadan doontan jawigiina dalxiiska.

Ciid Mubarak dhaman umada soomaaliyeed ♥️💕😍
08/07/2022

Ciid Mubarak dhaman umada soomaaliyeed ♥️💕😍

Fursadan wali waa ay socotaa waxa ay ku ektahay habeenka ciida ay soo galeyso 12.00 Ka faideysi wacanhttps://www.faceboo...
07/07/2022

Fursadan wali waa ay socotaa waxa ay ku ektahay habeenka ciida ay soo galeyso 12.00

Ka faideysi wacan

https://www.facebook.com/109157793917363/posts/569123844587420/?sfnsn=mo

Tijaabi nasiibkaga oo ku guuleyso dalxiis bilaash ah(free)
shuruudaha guuleystaha
1. soo qor hal number 1 - 500
2. Like Page
3. Like Post
4. Share Post
5. Mention 4 qof saxibada facebook ah
nasiib wacan ayaa ku rajeynayaa F.g ha hilmaamin shuruudaha waa ku muhiim number qabsashada waxaa ay ku ektahay habeenka ciida 12.00pm

Dalxiiska iyo damaashaadka maalmaha ciida 😍 qorsheyso hada.haddi aad u baahantahay in aad ka mid noqotid safarkan diyaar...
07/07/2022

Dalxiiska iyo damaashaadka maalmaha ciida 😍 qorsheyso hada.
haddi aad u baahantahay in aad ka mid noqotid safarkan diyaar baa ku nahay ee nagala so xiriir qeybta inboxka iyo talefanada hoose.
garee saro pagekan oo nala soco

04/07/2022

Maxaa ka taqaana taariikhda Degmada Warsheikh?
Daawo oo garee saar pageka haddi aad ku cusub tahay

Wax 1000 jeer lagaaga sheekeeyo waxaa ka fiican hal mar oo aad araktid. - Warsheikh Tourism and Travel Agency waa ku diy...
02/07/2022

Wax 1000 jeer lagaaga sheekeeyo waxaa ka fiican hal mar oo aad araktid. - Warsheikh Tourism and Travel Agency waa ku diyaar haka maqnaan safarkan ciidul adxaa haddu allah nolol nagu gaarsiiyo

garee asxbtada aad jeceshahay in ay kula dalxisan
share garee oo la wadaag sxbda kugu xeran
saar pagekeena si aad nola socotid

Tijaabi nasiibkaga oo ku guuleyso  dalxiis bilaash ah(free) shuruudaha guuleystaha1. soo qor hal number  1 - 5002. Like ...
29/06/2022

Tijaabi nasiibkaga oo ku guuleyso dalxiis bilaash ah(free)
shuruudaha guuleystaha
1. soo qor hal number 1 - 500
2. Like Page
3. Like Post
4. Share Post
5. Mention 4 qof saxibada facebook ah
nasiib wacan ayaa ku rajeynayaa F.g ha hilmaamin shuruudaha waa ku muhiim number qabsashada waxaa ay ku ektahay habeenka ciida 12.00pm

28/06/2022

dalxiiska degmo xeebedka iyo maalmaha ciida waxaan ku diyaarinay adeeg ku raali geliya garee

ka mid noqo dalxiisayaasha nasiibka u yeelanaya safarkaan ciidul adxaa waqti h**e dalbo yuu ka buuxsamin safarka h**e.  ...
27/06/2022

ka mid noqo dalxiisayaasha nasiibka u yeelanaya safarkaan ciidul adxaa waqti h**e dalbo yuu ka buuxsamin safarka h**e.

garee asxbtada jecel dalxiiska warsheikh
garee
Like saar tourism and travel agency si aad noola socotid

Maku diyaarsanyahay qorshahaaga dalxiiska Ciidul adxaa. Maalinta 1aad - Hilibka udxiyada iska bixi oo sadaqeey Maalinta ...
26/06/2022

Maku diyaarsanyahay qorshahaaga dalxiiska Ciidul adxaa.
Maalinta 1aad - Hilibka udxiyada iska bixi oo sadaqeey
Maalinta 2aad ku dalxiis degma Xeebedka Warsheikh oo aan ku diyaarinay adeegaas oo dhameystiran.
garee sxbka ama sxbta oo ku dheh Qorshaha an isku diyaarino.
garee oo asxbatada la wadaag
saar pagekan si aad updates-kena uma socotid 🤣

20/04/2022

qorshahaaga dalxiiska ciida maku dartay magaala xeebedka Warsheikh? 😍 dheh qof inuu kula dalxiiso aad jeceshahay
saar pagekena hadi aad ku cusubtahay.
garee oo la wadaag asxaabtada

Qaar kamid sawiradii dalxiiski shalay iyo xeebta Warsheikh Ma heck an laheyd dalxiisayaasha safarada xiga?
26/02/2022

Qaar kamid sawiradii dalxiiski shalay iyo xeebta Warsheikh
Ma heck an laheyd dalxiisayaasha safarada xiga?

25/02/2022
25/02/2022
24/02/2022

Ku dalxiis dalkaga hooyo ma jeclaan laheyd in aad warsheikh u dalxiistid?

23/02/2022
Warsheikh Tourism and Travel Agency ka dalbo visaha dal ku galka Turkey-ga haddi ay ahaan laheyd waxbarashada, caafimadk...
28/07/2021

Warsheikh Tourism and Travel Agency ka dalbo visaha dal ku galka Turkey-ga haddi ay ahaan laheyd waxbarashada, caafimadka iyo dalxiiska adigo waqtiga ugu dhow ku helaya.

Xermo cusub Dalxiis Xeebta Warsheikh khamista iyo jimcaha (Enjoy your weekend) .Ciid Mubarak dhaman umada muslimiinta
21/07/2021

Xermo cusub Dalxiis Xeebta Warsheikh khamista iyo jimcaha (Enjoy your weekend) .

Ciid Mubarak dhaman umada muslimiinta

Ciid Wanaagsan Dalxiisayaasha fursada u helay maanta in ay ku ciideystaan Xeebta Degmada Warsheikh ayaa aad ugu riyaaqay...
20/07/2021

Ciid Wanaagsan

Dalxiisayaasha fursada u helay maanta in ay ku ciideystaan Xeebta Degmada Warsheikh ayaa aad ugu riyaaqay waqtiga Quruxda badan ay ku qaateen hawada iyo necaawda macaan ee Warsheikh.

Ku dalxiis dalkaga la dalxiis dadkaaga 🥰😍

Ciid mubarak Maanta xageed waqtigaaga ciida ku qaadaneysaaa?
20/07/2021

Ciid mubarak

Maanta xageed waqtigaaga ciida ku qaadaneysaaa?

maalinka ciida waqtigaaga kusoo qaado xeebta Deg. Warsheikh oo ah magaalo qadiimi ah waxaana ku sahlaya Warsheikh Touris...
14/07/2021

maalinka ciida waqtigaaga kusoo qaado xeebta Deg. Warsheikh oo ah magaalo qadiimi ah waxaana ku sahlaya Warsheikh Tourism and Travel Agency oo safarkani geyn doono dalxiisayaal aad adiga kamid tahay haddi aad dooratid.

Fadlan waqtiga ticket jarashada waa uu xermi rabaa ka faideyso.
halka comment uga wac asxabtada xiiseyneyso.
taabo si dad badani oo asxbtada ah uga faideystaan.
taabo si aad noug xernaatid

Dalabkiina Jimcaha waan Tixgelinay Dadkeena 🥰Xermo Cusub KHAMIIS IYO JIMCO - Ciida kadib 22 July 2021Fadlan hada dalbo d...
12/07/2021

Dalabkiina Jimcaha waan Tixgelinay Dadkeena 🥰
Xermo Cusub KHAMIIS IYO JIMCO - Ciida kadib 22 July 2021
Fadlan hada dalbo dadka dalxiisayasha waa ay xadidanyahiin.

Xermada ciidanana wuu buuxsami rabaa tirada loo baahna waxyar ba ka haray Fadlan ka gaarsi inta ay xermin.

garee si asxbtada u gaarto
saar Pagekena si ay ku dhaafin fursadaha Dalxiiska

Waxaan ku diyaarinay 2 Xermo1. Maalin kaliya (maalinta ciida go - 10.00 ilaa  back 5.30)2. Maalin iyo Habeen (Maalinta C...
11/07/2021

Waxaan ku diyaarinay 2 Xermo
1. Maalin kaliya (maalinta ciida go - 10.00 ilaa back 5.30)
2. Maalin iyo Habeen (Maalinta Ciida go - 10.00 ilaa habeenkeda back maalinta xigta 6.30am subaxnimo )

ku dalxiis oo ku dagee dalkaaga iyo degmo dalxiiseedka Warsheikh maalinta ciidul udxiga.

nagala so xiriir whatsappka +252 61 5190990 / +252 68 5616068

hoos uga wac asxabtada xiiseyneysa Dalxiiska ciida iyo warsheikh
taabo si asxbtada u gaarto

Dalxiiska ciida iyo xeebta Waraheikh.Waxaan ku diyaarinay✅ Gaadid Raaxo ✅ Jawi raaxo leh✅ Photographer✅ Cunno Macaan Ku ...
10/07/2021

Dalxiiska ciida iyo xeebta Waraheikh.
Waxaan ku diyaarinay
✅ Gaadid Raaxo
✅ Jawi raaxo leh
✅ Photographer
✅ Cunno Macaan

Ku dalxiis Dalkaaga oo ku Dabaal deg

Hoos uga wac asxaabtada xiiseyneyso ❤️

Ma jeclaan laheyd in aa u dalxiisto warsheikh?Warsheikh degmo dalxiiska iyo nasashada ku macaan waxa ay leedahy xeeb aad...
05/03/2021

Ma jeclaan laheyd in aa u dalxiisto warsheikh?Warsheikh degmo dalxiiska iyo nasashada ku macaan waxa ay leedahy xeeb aad moodo jaziirad bada ku dhextaalo oo wareeg biyuhu afarta dhinac ayay ka marayaan markaad gudaha ugasho.

Lawadaag asxbtada dheh
Like saar pagekana oo nala soco

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warsheikh Tourism and Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share