AlFajri Group For Hajj

  • Home
  • AlFajri Group For Hajj

AlFajri Group For Hajj Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from AlFajri Group For Hajj, Travel Company, .

09/06/2024

Qaabka Xajka & Cumrada loo guto
Sheekh Cabdifataax Xasan Shimbirow

04/06/2024

Sheekh Xuseen Cabdirashiid oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ayaa u jeediyay xujeyda kalim ku aadan fadliga & aadaabta xjaka.

04/06/2024
Qeyb ka mid ah tababaro taxane ah oo ay xamlada Alfajri u qabatay xujeyda sanadkan 1445 Casharo iyo dardaarano ayey culi...
03/06/2024

Qeyb ka mid ah tababaro taxane ah oo ay xamlada Alfajri u qabatay xujeyda sanadkan 1445

Casharo iyo dardaarano ayey culimadu lawadaageen xujeyda soomaaliyeed gaar ahaan xamlada alfajri ee kulamadan soo xaadiray.

02/06/2024

Waxaa magaalada barakaysan ee makka almukarrama gaaray qaar ka.mid ah xujeyda ka tirsan xamlada alfajri ay hogaaminayaan masuuliyiin oo ay ka mid yihiin sheekh cabdulqaadir Xerow waxaana halkaa kusoo dhaweeyay masuuliyiinta xamlada ee halkaa kusugan iyo sidoo kale wazaarada diinta iyo awqaafta.

30/05/2024

Qaar ka mid ah xujeyda Xamlada Al-FAJRI Group ee PUNTLAND iyo SSC KHAATUMO ayaa maanta ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee garowe una ambaxay xaramaynka si ay u soo gutaan acmaasha xajka.

29/05/2024

Shirkaddaha Duulimaadka ee Keyway Travel , iyo Hami Travel oo ka tirsan Xamlada AfFajri ayaa kulan wacyigelin ah u qabtay Xujeyda Magaalada Laasacaanood ee SSC-Khaatumo

Sheekh Maxamuud xaliike oo kamid ah culimada soomaaliyeed ayaa kala hadlay sida loo guto acmaasha xajka iyo waxyaabaha looga baahanyahay qofka xaajiga ah.

29/05/2024

Dardaarankii Xujedyda sanadkaan uu u jeediyay Sheekh Aadan

26/05/2024
25/05/2024

Sheekh Maxamed Mucallim Abshir ayaa xujeyda sanadkaan kala hadlay arimo muhiim ah.

Xamlada AlFajri Group ayaa u qabatay xujeyda sanadkaan baxaysa 1445 wacyi galin ku aadan sida loo guto acmaasha xajka Wa...
24/05/2024

Xamlada AlFajri Group ayaa u qabatay xujeyda sanadkaan baxaysa 1445 wacyi galin ku aadan sida loo guto acmaasha xajka
Waxaa kalimado kala duwan ka jeediyay qaar ka mid ah culumada soomaaliyeed iyo mas uuliyiinta xamlada.

Address


Telephone

+252617122222

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AlFajri Group For Hajj posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AlFajri Group For Hajj:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share