Beder Academy

  • Home
  • Beder Academy

Beder Academy Page-kaan waa Page ku saabsan Helitaanka Visooyin deg deg ah oo caalamka oo dhan ah iyo Cargo meel walbo lagaga so qaadayo ama lagu geynayo.

Page-kaan waa Page ku saabsan ka ganacsiga suuqa Online-ka ah ee Forex, sida Signals tayo leh inaan idin so dirno Iyo Account Management aan usameyno cidii daneyneysa.

https://www.ganacsionline.com/waa-maxay-suuqa-caalamiga-ah-ee-alibaba/
12/04/2024

https://www.ganacsionline.com/waa-maxay-suuqa-caalamiga-ah-ee-alibaba/

BLOGLeave a Comment on Waa maxay Suuqa Caalamiga ah ee Alibaba? Waa maxay Suuqa Caalamiga ah ee Alibaba? by Nor Abdikadir Posted on April 6, 2024April 12, 2024 Alibaba Group Holding Limited, oo loo yaqaan Alibaba, waa shirkad caalami ah oo Shiinees ah oo ku takhasustay ganacsiga e-commerce, tafaarii...

Canug baadi aya lagu haya dalxiiska kismaayo qofkii yaqaano hakala xiriiro +252 61 5121238.
10/04/2024

Canug baadi aya lagu haya dalxiiska kismaayo qofkii yaqaano hakala xiriiro +252 61 5121238.

Asc Ciid Wanaagsan Asxaabta.
10/04/2024

Asc Ciid Wanaagsan Asxaabta.

Asc Ciid Mubarak Dhamaan Asxaabta meel walba oo aad joogtaan.تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
09/04/2024

Asc Ciid Mubarak Dhamaan Asxaabta meel walba oo aad joogtaan.

تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.

Bil waala waayey beri 30ka la buuxina Insha Allah.
08/04/2024

Bil waala waayey beri 30ka la buuxina Insha Allah.

Asc Wa Bil Ramadan Asxpta Walalhena ReeR falastiin Duco AYeY noga Bahanyihiin wlhi ee An uDuceeno 🇵🇸الهم انصر اخواننا في...
30/03/2024

Asc Wa Bil Ramadan Asxpta Walalhena ReeR falastiin Duco AYeY noga Bahanyihiin wlhi ee An uDuceeno

🇵🇸الهم انصر اخواننا في فلسطين🇵🇸
الهم انصر اخواننا في فلسطي🇵🇸

Nink aad udheer oo xaramka lagu arkey.
30/03/2024

Nink aad udheer oo xaramka lagu arkey.

14/02/2024

War Dag Dag : Bahda Waxbarashada oo ku dhawaaqay in 3 Maalin la xirayo dhamaan Goobaha Waxbarashada ee Magaalada Muqdisho kadib Geeridii macalinkii Iskuulka dhexdiisa lagu dilay.

Maalinta Sabtida ilaa ilaa Isniinta goobaha Waxbarashada ayaa xirmi doona.

09/02/2024

Asc asxaabta
Jumce wanaagsan iyo magaalada mashruuc baa ku jira
Ma aqaan ma cid baa maal galineysa
Ma busaarada ayaa ka dambeysa
Wax la gubey iyo wax la qalayo iyo kuwo is ceejiyey
Ayaa soo yeeraya maalinba maalinta ka dambey
1.Bishii h**e film kii marooco
2. Tii ku xigtay badii oo la saxiixday
3. Midaan is gubow iyo is qalow
Xagee naloo wadaa marka?

Sidee u aragta Adiga?

Asc Jimco Wanagsan
05/01/2024

Asc Jimco Wanagsan

Arin mudan in lagu waano qaato aya ku dhacday labadaas qof waa Magaalada Beydhabo ri' ayey xadeen ka dib walaso qabtey s...
04/01/2024

Arin mudan in lagu waano qaato aya ku dhacday labadaas qof waa Magaalada Beydhabo ri' ayey xadeen ka dib walaso qabtey sidaan baa lagu ciqaabayaa.

28/10/2023
انا لله وانا اليه راجعونAllaha unaxriisto Awoowe Sheikh Cabdullaahi oo cawa ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho sabar iyo ...
27/10/2023

انا لله وانا اليه راجعون

Allaha unaxriisto Awoowe Sheikh Cabdullaahi oo cawa ku geeriyoodey Magaalada Muqdisho sabar iyo iimaan Allaha ka siiyo Ehelka iyo Qaraabada uu ka tagay Aamiin.

27/01/2023

اللهم صل على نبينا محمد

Address


Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+252615424578

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beder Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Beder Academy:

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share