Eng Abdirashid Salaad

  • Home
  • Eng Abdirashid Salaad

Eng Abdirashid Salaad ku so dhawow page kayga rasmiga ah

🔆The man doesn’t know that there is a snake  underneath. 🔆The woman doesn’t know that there is a stone crushing the man....
28/11/2023

🔆The man doesn’t know that there is a snake underneath.
🔆The woman doesn’t know that there is a stone crushing the man.
🔆The woman thinks: “I am going to fall! And I can’t climb because the snake is going to bite me! Why can’t the man use a little more strength and pull me up!”
🔆The man thinks: “I am in so much pain! Yet I’m still pulling you as much as I can! Why don’t you try and climb a little harder!?”🥲

☀️The moral is— you can’t see the pressure the other person is under, and the other person can’t see the pain you’re in.👍

This is life, whether it’s with work, family, feelings or friends, we should try to understand each other.☝️👍
Learn to think differently, perhaps more clearly and communicate better. A little thought and patience goes a long way. 💓

__ctto
Pls. Follow Eng Abdirashid Salaad

15/07/2023

Sixir il jini cadow wax kasta oo aad ka baqaysid ducadan akhriso

Eng Abdirashid Salaad Bismillaahi Al-raxmaani Al-raxiimUgu horreyn waxaan reer Puntland, bulsho iyo maamulba, ku bogaadi...
24/05/2023

Eng Abdirashid Salaad

Bismillaahi Al-raxmaani Al-raxiim

Ugu horreyn waxaan reer Puntland, bulsho iyo maamulba, ku bogaadinayaa sida ay ugu istaageen hirgelinta doorashada Goleyaasha Deegaanka ee dadku ay codkooda ku dooranayaan hoggaanka deegaannadooda.

Hannaankan doorashada tooska ah in ay ka hirgasho Puntland waxay tusaale u tahay sida shacabka Soomaaliyeed ay ugu hamuum-qabaan in ay hoggaankooda ku soo doortaan codkooda, arrinkaas oo aan h**ey dadaal ugu bixinnay, lana jecel nahay in ay gaaraan dhammaan deegaannada dalkeenna, heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed.

Alle waxaan uga baryayaa guud ahaan dadkeenna Soomaaliyeed iyo dalkeennaba in uu siiyo barwaaqo, horumar, nabad iyo nolol wanaagsan.

Wa Billaahi Al-Towfiiq

24/04/2023

Eng Abdirashid Salaad

07/04/2023
Fadliga habeenka 15ka bisha Shacbaan. Laga bilaabo salaadda Maqrib illaa iyo salaadda Subax inta laga gaadhayo wuxuu ALL...
07/03/2023

Fadliga habeenka 15ka bisha Shacbaan. Laga bilaabo salaadda Maqrib illaa iyo salaadda Subax inta laga gaadhayo wuxuu ALLAAH, soo dajiyaa raxmad waxa uuna danbi-dhaaf ballaadhan u sameeyaa addoomadiisa.

Rasuulkeena scw wuxuu yidhi “ALLAAH addoomadiisa inta uu daalacdo habeenka 15 ka Shacbaan ayaa uu u wada danbi dhaafaa illaa laba qof mooyaane;

1- Qof ILLAAHEY cibaadadiisa cid kale la wadaajiya.

2- Qof cuqdad iyo xumaan caloosha ugu hayo qof kale oo walaalkii ah

Qofkii qof kale qalbiga wax ugu hayoow, iska cafi.

Aynu is cafino walaalayaal cafis iyo saamax.

ILLAAHEY kuwii uu u dambi dhaafo ha innaga yeelo dhammaanteen.

Aammiin Aammiin Aammiin

Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Kumaandooska ee Danab, Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) ayaa lagu dilay weera...
20/01/2023

Taliye ku-xigeenkii Ciidanka Kumaandooska ee Danab, Gaashaanle Xasan Maxamed Cismaan (Xasan Tuure) ayaa lagu dilay weerar qaraxyo ku billowday oo kooxada Al shabaab ay ku qaadeen saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Galcad ee gobolka Galgaduud.

Wararka laga helay Dagamada Galcada ayaa sheegay in illaa laba gaari oo laga soo buuxiyay waxlaha qarxa lagu weeraray saldhigyada ciidamada ee degmada Galcad kadibna uu biloowdayDagaal toos ,kaas oo sababay khasaaro isgu jir dhimasho iyo dhaawac.

Saraakiisha Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa degaanka ayaan weli ka hadlin dagaalka,

16/01/2023

Qiso aad u cajiib badan
Sh abdirizak

Sxbkeey Cali Yare Cali markale miyaa Remembering loo diray, Insha alah wuu kuso labanaya sia ugu dhaqsiyaha badan
12/01/2023

Sxbkeey Cali Yare Cali markale miyaa Remembering loo diray,

Insha alah wuu kuso labanaya sia ugu dhaqsiyaha badan

Tacsiانا لله وانا اليه راجعونIlaahay Jano Fardowsa haka waraabiyo amiirkii Culimada Dacwada Tabliiqa Sh Ismaaciil Maxame...
31/12/2022

Tacsi
انا لله وانا اليه راجعون

Ilaahay Jano Fardowsa haka waraabiyo amiirkii Culimada Dacwada Tabliiqa Sh Ismaaciil Maxamed Cigaal, oo ku geeriyooday dalka Saudi Carabiya.

Sheekh Ismaaciil waxa uu cimrigiisa u hibeeyay fidinta dacwada diinta Islaamka. Waxaan ilaaheey uga baryaynaa inu Janat الفردوس الأعلي ugu deeqo, ahalkiisana Sabar iyo imaan allaha ka siiyo.
اللهم اجعله مع الصديقين والشهداء والصالحين وحسن أولئك رفيقا.

  Eng Abdirashid Salaad Cristiano Ronaldo has become the highest paid footballer at the age of almost 38. 🤯🇸🇦
31/12/2022

Eng Abdirashid Salaad
Cristiano Ronaldo has become the highest paid footballer at the age of almost 38. 🤯🇸🇦

30/12/2022

H.E Said Abdullahi Deni

Waxaan tacsi u dirayaa dhamaan dadkii wax ku noqday dhacdooyinkii bahalnimada ahaa ee maamulka Somaliland ka gaystay magaalada Laascaanood maalmihii lasoo dhaafay.

Waxaan ilaahay uga baryayaa in uu u naxariistoo intii dhimatay, inta dhaawaca ahna u boogo dhayo

Dadkaas shacabka ah ee aan u hubaysnayn ee la laayey waxay usoo bexeen keliya in ay ka dhiidhiyaan ugaadhsiga lagu hayo dadkii berimagaydada ahaa ee muddooyinkii u dambeeyay lagu ugaadhsanayay magaalada Laascaanood.

Waxaan la soconaa in intii maamulka Somaliland uu joogay Laascaanood lagu dilay tiro dad ah oo kor u dhaafaya 100 ruux. Dadkaas waxaa ka mid ahaa, dhallinyaro, Haween, Culimo. Cid la dhaafay majirto. Dadkaas waa la dilaa, cid dishayna cidi isma weydiiso ilaa iyo hadana cid loo soo qabtay dilalkaas ama loo maxkamadeeyay majirto.

Waxaan kaloo la soconaa in ciidanka ugu badan ee maamulka Somaliland uu joogo Laascaanood iyo nawaaxigeeda, magaaladuna ay noqotay xero ciidan (military garrison)

Marka la eego inta magaaladu baaxadeedu le’egatahay iyo dadka ku dhaqan, Laascaanood waxay noqotay meesha ugu badan ee lagu laayo dadka indheer garadka ah, marka la barbar dhigo magaaloyinka kale ee Soomaaliya.

Amni xumada magaalada ka jirtaa waxay sababtay in dadka intii wax haysatay, intii dhaqaale kusoo kordhin lahayd, intii aqoon kusoo biirin lahayd, qurbajoogtii ay isku soo halayn waayaan amniga magaalada oo meelo kale aadaan. Arintaasna waxa ka dhashay dhaqaale xumo baahsan oo saameeyay nolosha bulshada. Dabargoynta bulshadu waa in lagala diriro maskaxda iyo maalka. Waana waxa ka socda Laascaanood.

Waxaan bogaadinayaa shacabka dareenkooda cabiray ee ka dhiidhiyey dhibka iyo tacadiga muddoba lagu hayay. Waxaan u sheegaynaa shacabka reer Laascaanood in aanu marwalba barbar taaganahay, lana qaybsanayno dhibka, ogsoonahayna waajibaadka dastuuriga ah ee naga saaran badbaadadooda iyo diifaacidooda.

Dadka la shaqaysta Somaliland ee diiday awaamiirtii guracnaa ee la siiyey iyagoo u tudhaya tixgelinayana dareenka shacabkooda, waa ku mahadsanyihiin. Waxaase kasii wanaagsanaan lahayd amar diidadaa inay ka dhiciyaan kuwa gabood falada u geysanaya dadkooda. Inkastoo aynu kala mabda,a duwanaan karno, hadana waxa inaga dhexeeya dalka iyo dadka. Waxaa waajib inagu ah inaynu sugno xuquudooda, sharaftooda iyo madax banaanidooda.

Waxaan ugu baaqayaa dhamaan shacabka reer Puntland in ay isku duubnaadaan oo ay ilaashadaan midnimadooda. Waxaan u sheegaynaa ummada Soomaaliyeed in markasta aan u taaganahay midinimada iyo dowladnimada ummada Soomaaliyeed, laakiin taaas macneheedu aanu ahayn in dowlada Puntland ay ka tanaasushay ama aanay dareensanayn waajibaadka saaran difaaca shacabkeeda iyo ilaalinta jiritaankeeda.

Dowlada Puntland waxay jeceshahay aminiga, xasiloonada iyo wada noolaanshaha dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. Puntland cidna duulaan kuma aha laakiin dowladnimadeeda iyo dadkeedii baa Somaliland duulaan ku tahay. Somaliland ayaa kusoo duushay welina duulaan ku ah dadka iyo Dhulka Puntland.

Waxaan maamulka Somaliland ugu baaqaynaa inay ka waantoobaan ficilada guracan ee loo samaynayo in lagu cabudhiyo ama lagu xukumo dad usoo halgamay welina u dhimanaya jiritaanka iyo midnimada ummada Soomaaliyeed.

Waxaan markale ku celinayaa in dowlada Puntland ay la garab taagan tahay dadka reer Sool, Sanaag iyo Cayn hiil iyo hooba iyo wax kasta oo kaga aadan difaacidooda iyo nabad galyadooda.

- DHAMMAAD -

Ahmed E. Osman Karaash War-saxaafadeed.                       29 Diseember2022  Kulan is-xogwaraysi ah oo ay isugu yimaa...
29/12/2022

Ahmed E. Osman Karaash

War-saxaafadeed.

29 Diseember2022


Kulan is-xogwaraysi ah oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiinta ka soo jeeda gobolada SSC ee Puntland waxaa kasoo baxay qodo badan.

1. Waxaanu marka h**e tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud ahaan dadkii ku geeriyooday magaalada laascaanood ee gobolka sool, gaar ahaan marxuumkii dilkiisu kacdoonka sababay ee Cabdifataax Cabdullaahi Sangub iyo dadkii shacabka ahaa ee mudaharaadka lagu laayey ilaa iyo hadana layntoodu socoto.

2. Sidoo kale waxaanu bogaadinaynaa dhalinyarada gobolka ee gartay kana dhiidhiyey xasuuqa ba’an ee lagu hayo bulshadooda isla markaasna garawsaday inaysan u shaqayn kana sii tirsanaan nidaamka Soomaaliland, anaga oo ugu baaqayna inta ku hadhayna inay ka gilgishaan dhiiga shacabkooda ee sida ku talagalka ah loo daadinayo.

3. Hadii aanu nahay mas’uuliyiinta ka soo jeeda goboladaas waxanu bulshadayada u cadaynaynaa in aanu Naf iyo Maalba u hurayno sidii looga kor qaadi lahaa nidaamka caadaystay gumaadka shacabkeena sidaas darteed waxaanu si buuxda usoo dhoweynaynaa una garab taaganahay kacdoonka bulsha-waynta gobolka Sool gaar ahaan degmada laascaanood ay kaga soo horjeedaan dilalka, cabudhinta, iyo doonista xoog ku haysashada, waxaanu ugu baaqaynaa deeganada kale ee sool sanaag iyo cayn inay ka qayb qaataan kacdoonkaas, sidoo kale waa in laga hortago wax kasta oo muujinaya jiritaanka iyo kamid ahaan shaha sheegashada Maamulkooda sida diiwaangelinta IWM.

4. Waxanu ugu baaqaynaa Beesha-caalamka iyo Ururada gobolkaba inaysan indhaha ka qarsan Xasuuqa ba’an iyo Cabudhinta joogtada ah ee lagu hayo in mudo ah bulshada deegaanadaas, Anaga oo ka xun in Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Madasha wadatashiga qaranka oo shirkoodu ka socaday Muqdisho ay iska indha tireen guud ahaan xaalada deegaanadaas oo iyagu ah kuwo markasta utaagan midnimada iyo wadajirka umada soomaaliyeed taas oo kaliftay dhibta joogtada ah ee lagu hayo.


=====DHAMMAAD=====

Inaalillaahi waa inaa ilayhi raajicuun waxaa hadda geeriyooday Cabdishakuur jimcaale oo ka mid ahaa dhaawacii dadkii sha...
28/12/2022

Inaalillaahi waa inaa ilayhi raajicuun waxaa hadda geeriyooday Cabdishakuur jimcaale oo ka mid ahaa dhaawacii dadkii shalay somaliland ku laysay Laascaanood.

Waxaa dhimanaya dhalinyaradii Laascanood ninka xilka usii haya Somaliland waa qof bilaa damiir ah taariikhdana buug madaw kaga gelaya.

  Eng Abdirashid Salaad Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay  in aan la is barbardhigi karin Xidigaha ...
26/12/2022

Eng Abdirashid Salaad
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in aan la is barbardhigi karin Xidigaha Argentina ee Lionel Messi iyo laacibka reer Portugal ee Cristiano Ronaldo.

Madaxweyne Erdogan oo dhalinyaro kula hadlayey bariga Erzurum ayaa tibaaxay in Donaldo uu la kulmay "Xayiraad siyaasadeed" intii uu socdey Koobka Adduunka ee kusoo dhamaaday Qadar.

“Waxay khasaariyeen Ronaldo, nasiib darro waxay ku soo rogeen xayiraad siyaasadeed, in Ciyaaryahan Ronaldo oo kale ah garoonka loo diro iyadoo 30-daqiiqo oo kaliya ay ka hadhsan tahay Ciyaarta, waxay u dhaawacdey Maskax ahaan, waxaana ay ka qaaday tamartiisa,” ayuu yidhi.

Isaga oo hadalkiisa sii wata, Erdogan ayaa waxa uu carabka ku adkeeyay in gooldhaliyihii h**e ee Real Madrid iyo Manchester United uu taageero u muujiyey "Qadiyadda Falastiin".

37 jirkan ayaa badal ku soo galay qaybtii dambe ee Ciyaartii wareega 8-da ee Koobka adduunka ee ay la Ciyaareen Xulka Morocco oo ay Portugal 1/0 ku garaacday.

Sidoo kale, wuxuu uu kasoo muuqdey kursiga Keydka bilowga kulan Ciyaareedkii wareegii 16-aad ee ay la ciyaareen Switzerland, isagoo bedel ku soo galay kulanka, halka Messi uu hoggaanka u hayey xulka qarankiisa isla markaana uusan halmar badel kusoo galin kulamaddii Koobka adduunka.

Xigasho: Anadolu News Agency

Believe in yourself!
26/12/2022

Believe in yourself!

Sidedan koxod kuwe ayaa Quarter-finals uso gudbi dono i.n
06/12/2022

Sidedan koxod kuwe ayaa Quarter-finals uso gudbi dono i.n

18/11/2022

اللهم في يوم الجمعة❤

Believe in your selfNever give up
28/10/2022

Believe in your self
Never give up

Sadio Mane: "I don't see myself better than anyone. I just go there and do my job well. I am constantly worried about th...
22/10/2022

Sadio Mane: "I don't see myself better than anyone. I just go there and do my job well. I am constantly worried about the next meal for the people of my village in Senegal. This is why I have to always be at my best in the pitch to not lose my place.❤️🔥

A man with a golden heart, Sadio Mane. 🇸🇳❤️
🚨DID YOU KNOW: Sadio Mane in his village:

◾️ Built a school worth €270,000. ✅
◾️ Built a hospital worth €530,000. ✅
◾️ Gives each family €70 monthly. ✅
◾️ Provides free clothes to kids. ✅
◾️ Access to the 4G network thanks to his partnership with Orange. ✅
◾️ Gas station through Oryx Senegal soon. ✅

A man with a golden heart, Sadio Mane. 🇸🇳❤️

📌click to Join our bayern family group for more information,watch videos and every updates👇

👉https://youtu.be/10jWQW1kZxg

📌Watch fc bayern new videos sadio mane videos and every football news👇

👉https://youtu.be/10jWQW1kZxg

Kooxda Daalibaan ee haysa talada waddanka Afgaanistaan ayaa sheegay in dadkii reer Afgaanistaan ee sannadkan soo gutay w...
11/09/2022

Kooxda Daalibaan ee haysa talada waddanka Afgaanistaan ayaa sheegay in dadkii reer Afgaanistaan ee sannadkan soo gutay waajibaadka Xajka u celinayaan lacagihii ka soo hadhay kharashaadkii lagu bixiyey gudashada Xajka.

Qofkiiba waxa loo celin doonaa lacag dhan 500 oo dollar taas ah baaqigii ka soo hadhay lacagtii lagu hawl galay

Eng Abdirashid Salaad 👍

Police-ka magalada Edmonton ee Dalka Canada ayaa. Qoyskaan ka qaatay Caruurtii ay dhaleen kadib markii ay somali badan k...
10/09/2022

Police-ka magalada Edmonton ee Dalka Canada ayaa. Qoyskaan ka qaatay Caruurtii ay dhaleen kadib markii ay somali badan ka Gudbiyeen Dacwo dhaqan xumo ah

Taasoo ah in Caruurta hortooda ay Malin walbo uga hadlaan Sariirta & tasoo ay Dambi ka tahay Dalka canada in carurta hortooda looga shekeesto .Galmo

Hada Qoyskaan waxaa ku socda baritaan xoog leh
Eng Abdirashid Salaad 👍

05/09/2022

Mid ka mid ah dadki laga so bixiyey bahalan osharaxayo

Qofki dhagaha ka culus ama ka jiran
Waxa lagu haya dhakhtarad ka dawaynayso

Dhago culayska iyo cuncunka

04/09/2022

Dhagaha hadi laga qabto waxa laxirirta dhaqtaradan shabelada hoose degmada qoryoley laga helo

Address


Telephone

+252614040980

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eng Abdirashid Salaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share