Dinsi Travel and Tourism Co.

  • Home
  • Dinsi Travel and Tourism Co.

Dinsi Travel and Tourism Co. macamiil kuso dhawow shirkada safarka ka iyo dalxiiska ee Diinsi travel and tourism co
waxa diyaar

23/11/2022
Local Flights 15 magaalo ee gudaha dalka ah maalin walbo u safar kana so safar ado dib u dhac dareemin Mogadishu to Bele...
19/11/2022

Local Flights
15 magaalo ee gudaha dalka ah maalin walbo u safar kana so safar ado dib u dhac dareemin
Mogadishu to Beledweyne
Mogadishu to Bula Burte
Mogadishu to Jowhar
Mogadishu to Guri Ceel
Mogadishu to Cadaado
Mogadishu to Dhuusamareeb
Mogadishu to Galkacyo GM
Mogadishu to Galkacyo PL
Mogadishu to Garowe
Mogadishu to Baydhabo
Mogadishu to Baraawe
Mogadishu to Xudur
Mogadishu to Kismayo
Mogadishu to Dhobley
Mogadishu to Doolow

NB: waxan diyaar kula nahay ticketyada dhamaan gobalada dalka ayago qeyma jaban.

Ku soo dhawoow Dinsi Travel and Tourism Co. Adeeg ku qanciyo oo dag dag ah iyo qiimo maquul ah🫴🤌👌
22/10/2022

Ku soo dhawoow Dinsi Travel and Tourism Co. Adeeg ku qanciyo oo dag dag ah iyo qiimo maquul ah🫴🤌👌

01/10/2022

Waxan qeyma dhimis 12% ku sameynay dhamaan duulimaadyada gobolada dalka iyo caasimada isku xero.
Qarashkii diyaarada kaga bixi jiray 12% ka mid ah jeebkaga dib ugu cisho musaafir.
Qeyma dhimista waxay soconeysa 25 September ilaa 5 October 2022.

Waxan idiin heyna tikidhada Mogadishu🇸🇴 to Khartoum🇸🇩 oo qeyma jaban.FG dhamaan tikidhada gudaha iyo dibada waa diyaar x...
19/09/2022

Waxan idiin heyna tikidhada Mogadishu🇸🇴 to Khartoum🇸🇩 oo qeyma jaban.
FG dhamaan tikidhada gudaha iyo dibada waa diyaar xili walbo iyo meel walbo.

adoo Daal dareemin Daafaha aduunyada Deg deg ina ku gaartoDanahada oo idil Daqiiqad aa ku qabsatoDiyaar uma tahay?Dalxii...
02/09/2022

adoo Daal dareemin
Daafaha aduunyada
Deg deg ina ku gaarto
Danahada oo idil
Daqiiqad aa ku qabsato
Diyaar uma tahay?

Dalxiis wacano
Diyaarada dusheediyo
Dalkii hooyo quruxdiisa
Daafaha aduunyada
Damaashad ina u aado
ku Degeyso dunido dhan
Diyaar uma tahay?

Dulucdeyda sheegada
aan idiin Dulmare
Duulimaad raaxo leh
Dalxiisko daba yaalo
Daahidaada duulimaad
Dal iyo dibadaba
Dinsi ayaa kula diyaar ehe
Deg deg nagu so gaar.

WELCOME TO DINSI_TRAVEL_AND_TOURISM_CO.

02/09/2022

MACAAMIL WAXAAN KU BALAN QADAYNAA ADEEG KU QANCIYO IYO QIIMO MACQUUL AH WELCOME Dinsi Travel and Tourism Co.

Waxan ku heyna visoyinka Turkey🇹🇷 Uganda🇺🇬 Kenya🇰🇪 Bangladesh🇧🇩 Sudan🇸🇩 Colombia🇦🇲 Malaysia🇲🇾 India🇮🇳 iyo qaar kalo bada...
08/08/2022

Waxan ku heyna visoyinka Turkey🇹🇷 Uganda🇺🇬 Kenya🇰🇪 Bangladesh🇧🇩 Sudan🇸🇩 Colombia🇦🇲 Malaysia🇲🇾 India🇮🇳 iyo qaar kalo badan.
Ugu imow Dinsi Travel and tourism co Ticket iyo Visa qeyma jaban.

Bahda Dinsi Travel and Tourism co.waxan idiin leenahay dhamaan muslamiinta caalamka.HAPPY ISLAMIC NEW YEAR
30/07/2022

Bahda Dinsi Travel and Tourism co.
waxan idiin leenahay dhamaan muslamiinta caalamka.
HAPPY ISLAMIC NEW YEAR

23/07/2022
JUMA MUBARAK
22/07/2022

JUMA MUBARAK

Sodhawaw sodhawaw macaliim Amaano hufan iyo Adeeg hufan SHirkada safarka iyo Dalxiiska Dinsi
21/07/2022

Sodhawaw sodhawaw macaliim
Amaano hufan iyo Adeeg hufan
SHirkada safarka iyo Dalxiiska Dinsi

Asc kusodhawada shirkada safarka iyo Dalxiiska Dinsi  mahadsanid
14/07/2022

Asc kusodhawada shirkada safarka iyo Dalxiiska Dinsi mahadsanid

Kusodhawada  Waxa diyar unahay local flight iyo outside flight Intaba waa Diyaar Ugu imow shirkada  Dinsi Travel & Tours...
12/07/2022

Kusodhawada
Waxa diyar unahay local flight iyo outside flight
Intaba waa Diyaar
Ugu imow shirkada Dinsi Travel & Toursim Co.

11/07/2022
01/07/2022
01/07/2022

Address


Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dinsi Travel and Tourism Co. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dinsi Travel and Tourism Co.:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share