
27/09/2019
SURCA Travel & Tours Waa Shirkad ka shaqeysa adeega duulimaadyada waxaadna ka heli kartaa Tikidhada Gudaha (local tickets) & Dibada (International tickets), sidoo kale waxay kuula diyaar tahay in ay kuu fududeeyso helida Visoyinka qaar kamid ah wadamada aduunka, sida fiisooyinka waxbarashadda, caafimaadka iyo wixii la mid ah, sidoo kale waxaad ka heli kartaa adeega Xamuulka (Cargo) ga gudaha iyo dibadaba.
Wixi fafahin ah nagala so xirir
Tel No.: +252 616 651 373
Email: [email protected]
Mahadsanidiin