Savayo Travel

  • Home
  • Savayo Travel

Savayo Travel SAVAYO TRAVEL is a member of the Somali Association of Travel and
Tourism Agencies and is licensed b

Eid wnagsan ❤️
10/07/2022

Eid wnagsan ❤️

Ramadaan kariim.
01/04/2022

Ramadaan kariim.

30/03/2022
Visa Waxbarasho iyo caafimaad oo dalka bangladesh ah auaan kuu heynaa.
23/03/2022

Visa Waxbarasho iyo caafimaad oo dalka bangladesh ah auaan kuu heynaa.

Soodhawaada
20/03/2022

Soodhawaada

Wixii faafaahin dheerad ah nagu soo booqo xafiiskeena.
19/03/2022

Wixii faafaahin dheerad ah nagu soo booqo xafiiskeena.

Waxaan ku heynaa dal ku galka UGANDA
17/03/2022

Waxaan ku heynaa dal ku galka UGANDA

Dal ku galka kenya.
16/03/2022

Dal ku galka kenya.

Visaha waxbarashada ee Turkey ku hel waqti cayiman.
15/03/2022

Visaha waxbarashada ee Turkey ku hel waqti cayiman.

Nagu soo booqo xafiiskeena
14/03/2022

Nagu soo booqo xafiiskeena

Visa shaqo ku hel waqtiga ugu munaasabsan.
12/03/2022

Visa shaqo ku hel waqtiga ugu munaasabsan.

Nagu soo booqo xafiiskeena.
09/03/2022

Nagu soo booqo xafiiskeena.

Soodhawoow macmiil.
08/03/2022

Soodhawoow macmiil.

Sadaali oo ku guuleyso $10.Africa Cup of Nations Final. Senegal 🇸🇳 Vs 🇪🇬 Egypt. Sharuuddaha:1. Like Saar Page-Ka.2. Shar...
06/02/2022

Sadaali oo ku guuleyso $10.
Africa Cup of Nations Final.

Senegal 🇸🇳 Vs 🇪🇬 Egypt.

Sharuuddaha:
1. Like Saar Page-Ka.
2. Share-Garey Post-Ga.
3. Saadaalintu Waxeey Ku Egtahay Ciyaarta Markeey Bilaabato.
F.G: Hadii Aadan Shuruudaha Buuxin, Ruuxa Buuxiya Ee Kaa Dambeeyey Baa Abaalmarinta Heli Doono.

26/01/2022

Macluumaad ku saabsan SAVAYO TRAVEL.

Soodhawaada, nagu soo booqda xafiiskeena ku yaala zoobe agagaarka xayaat market.
23/01/2022

Soodhawaada, nagu soo booqda xafiiskeena ku yaala zoobe agagaarka xayaat market.

Alaabta aad rabto noo keenso aan kuu geyno meesha aa doonto.
21/01/2022

Alaabta aad rabto noo keenso aan kuu geyno meesha aa doonto.

VISAHA waxabarashafa ee malaysia ayaa kuu heynaa.
19/01/2022

VISAHA waxabarashafa ee malaysia ayaa kuu heynaa.

Waqti cayiman iyo qiima ku raali galiya
17/01/2022

Waqti cayiman iyo qiima ku raali galiya

Waxaan kuu heynaa dal ku galka RWANDA.Nagu so booqo xafiiskeena.
16/01/2022

Waxaan kuu heynaa dal ku galka RWANDA.
Nagu so booqo xafiiskeena.

GARO OO GUULEYSO.Ka jawaab suaasha, kadibna buuxi sharuudahaan hoos ku xusan:1-like saar pageka.2- seddex qof oo kamida ...
14/01/2022

GARO OO GUULEYSO.
Ka jawaab suaasha, kadibna buuxi sharuudahaan hoos ku xusan:
1-like saar pageka.
2- seddex qof oo kamida asxaabtada ku mention garee.
4-shere garee.

Qofka ugu horeeya ee suasha ka jaawabo, sidoo kalana buuxiya sharuudaha waxa uu abaal marin u heli doonaa $10.
Waqtiga uu tartanka soconaayo waa 24 saac oo hadda ka bilaabaneeso.

Waxa diyaar kuula nahay inaan kuu soo saarno VISA bangladesh.
12/01/2022

Waxa diyaar kuula nahay inaan kuu soo saarno VISA bangladesh.

Waxaan kuu heynaa VISA malaysia.Nagu soo booqo xafiiskeena oo ku yaalo ZOOBE agagaarka XAYAAT MARKET.
11/01/2022

Waxaan kuu heynaa VISA malaysia.
Nagu soo booqo xafiiskeena oo ku yaalo ZOOBE agagaarka XAYAAT MARKET.

Waxaa kuu heyna VISA  CZECH REPUBLIC.
10/01/2022

Waxaa kuu heyna VISA CZECH REPUBLIC.

Waxa kuu heyna VISA dalka UGANDA.Nagu soo booqo xafiiskeena.
08/01/2022

Waxa kuu heyna VISA dalka UGANDA.
Nagu soo booqo xafiiskeena.

GARO OO GUULEYSO.Ka jawaab suaasha, kadibna buuxi sharuudahaan hoos ku xusan:1-like saar pageka.2-sheeg suasha saxda ah....
07/01/2022

GARO OO GUULEYSO.
Ka jawaab suaasha, kadibna buuxi sharuudahaan hoos ku xusan:
1-like saar pageka.
2-sheeg suasha saxda ah.
3- noqo qofka ugu Reactionka badan.
4-shere garee.

Qofka ugu horeeya ee suasha ka jaawabo, sidoo kalana buuxiya sharuudaha waxa uu abaal marin u heli doonaa $10.
Waqtiga uu tartanka soconaayo waa 24 saac oo hadda ka bilaabaneeso.

Wax ku baro dalka Romania.Macmiil waxaan kuu soo saari karnaa VISAHA wax barasho ee Dalka ROMANIA.
06/01/2022

Wax ku baro dalka Romania.
Macmiil waxaan kuu soo saari karnaa VISAHA wax barasho ee Dalka ROMANIA.

Visaha dalka turkiyaga ayaa muddo gaaban kugu soosaari karnaa.Nqgu soo boqo xafiiskeena.Ama whatsAppka nagala soo xiriir...
05/01/2022

Visaha dalka turkiyaga ayaa muddo gaaban kugu soosaari karnaa.
Nqgu soo boqo xafiiskeena.
Ama whatsAppka nagala soo xiriir: +252 61 5735588.

Macmiil waxa aan waqti kooban kugu soo saareenaa dal ku galka KENYA.Nqgu soo boqo xafiiskeena.Ama whatsAppka nagala soo ...
04/01/2022

Macmiil waxa aan waqti kooban kugu soo saareenaa dal ku galka KENYA.
Nqgu soo boqo xafiiskeena.
Ama whatsAppka nagala soo xiriir: +252 61 5735588.

Waxaan alaabaha kuu geyn karna dalka iyo dibadda.Nagu soo booqo xafiiskeena.
03/01/2022

Waxaan alaabaha kuu geyn karna dalka iyo dibadda.
Nagu soo booqo xafiiskeena.

Ina dalbato kaliya ayaa kaa xigto.Soodhawaada.
02/01/2022

Ina dalbato kaliya ayaa kaa xigto.
Soodhawaada.

Address


Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:15

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Savayo Travel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Savayo Travel:

Shortcuts

  • Address
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share