QOR AMA AQRI

QOR AMA AQRI Afrikaash

📚📚📚📚📚📚📚📚📖📖📖🇸🇴
27/07/2020

📚📚📚📚📚📚📚📚📖📖📖🇸🇴

10/07/2020

Gabayga Daba Dhilif (Abwaan Nageeye Cali Khaliif ) Diiwaanka Afrikaash Ama Qor Ama Aqro Kala Soco Kuwo Kale Oo Murti Iyo Micno Xabaarsan Iyagoo Maqal Iyo Muuqaala.

03/07/2020
⬇️12ka Bil Ee Sanadka⬇️1 Seermeydo2 Dirir Sagaalaad3 Dirir Cawleed4 Samaalo5 Waranweer6 Bil Karameed7 Dambarsame8 Dayr H...
29/06/2020

⬇️12ka Bil Ee Sanadka⬇️

1 Seermeydo
2 Dirir Sagaalaad
3 Dirir Cawleed
4 Samaalo
5 Waranweer
6 Bil Karameed
7 Dambarsame
8 Dayr Halalood
9 Dayr Gudban
10 Toddob
11 Xays
12 Diraac

Mudane Iyo Marwo Dhamaan  Aqiyaarta Igu Xiran  Waxaan Dhawaan Soowadaa Diiwaan Lamagac Baxay  Halgan - Hooyo  Diiwaan Ka...
29/06/2020

Mudane Iyo Marwo Dhamaan Aqiyaarta Igu Xiran Waxaan Dhawaan Soowadaa Diiwaan Lamagac Baxay Halgan - Hooyo Diiwaan Kaan Waxa Uu Diirada Saarayaa Nolosha Hooyada Waxaan Kadhex Heli Doonaa Gabay, Sheekooyin, Geeraaro, Ku Saabsan Hooyo Mudane Iyo Marwo Waxaan Idika Baahanhay Garab Istaag Diiwaankaan Ma Ahan Mid Aan Iska Qoraayo Ee Waa Wax Anniga Igu Dhashay Markaan Arkay Hooyo Qaali Sida Ee Ii Daryeesho Hadaba Diiwankaan Yuu Ku Seegin Murti Iyo Macno Baa Ka Heleysaa ......

⬇️Duruuftu Waa Cudur⬇️Mahees Taan Awood Wax Barasho Waxey Raad Shaan Hayadod Wixii Ee Ku Noolaan Laheed Waxey Qoraxda U ...
29/06/2020

⬇️Duruuftu Waa Cudur⬇️
Mahees Taan Awood Wax Barasho Waxey Raad Shaan Hayadod Wixii Ee Ku Noolaan Laheed Waxey Qoraxda U Fadhiis Taan In Ee Mustaqbalka Reerka Ee Meel Saaraan Saakay Assigoo Kasoo Baxay Ayaa Laga Yaabaa In Uusa Helin Hal Shilin Hadii Ee U Badato Shan Shilin Runta Ayaa Waxa Ee Tahay Soomaalida In Ee Is Jacelyihiin Dhimashada Kadib Lakiin Eesa Is Jacleen Nolosha Ka Hor Dadku Mawada Simna Waxaa Kujiro Dad Yaqaan Bili Aadam Nimada Runtii Dadka Caawinta Mudan Waa Kuwaan Hadii Aad Siiso Dhar Ama Aad Wax Barto Maalin Aan Maantay Aheen Ayaad Heleysaa Wallaal Hanoqon Tijaar Xoolaha Aad Heesato Rabigii Kusiiyay Waa Uu Kaa Qadan Karaa Maantaa Wallaal La Yahay Ee Niyada Kahadal Caawi Kuwa Kaa Jeeb Yar .............

↙️Dhaqanka Waa Maguuri ↙️Dhaqanka Soomaalida  Waa Dhaqan Kaduwan Kuwa Kale Ee Hestaan Afrikaan Ka Iyo Wixii Halaha Maalo...
29/06/2020

↙️Dhaqanka Waa Maguuri ↙️

Dhaqanka Soomaalida Waa Dhaqan Kaduwan Kuwa Kale Ee Hestaan Afrikaan Ka Iyo Wixii Halaha Maalo Soomaalida Habka Geel U Listo Habka Geel U Raacdo Habka Geela U Rararto Hadii Aad U Fiirstid Waa Wax Aana Inaba Caadi Aheen Raga Iyo Dumarka Isku Hool Ma'ahan Ragu Waxa Ee Qabtaan Raacista Geela Maalista Geela Iyo Waraabinta Geela Iyo Wax Yaalo Badan Aan Meeshaan Lagu Soo Koobi Karin Dumarku Waxey Qaabil Sanyihiin Raacista Ariga Maalista Ariga Dhisida Guriga Wixii Guri Kusaabsan Oo Dhan Hadii Ee Ahaan laheed Dhiisha In Laculo In Ciirta Laluxo Iyo Waxyaaboa Badan Oo Aan Lasoo Koobi Karin Somalidu Waa Dadka Ugu Qalbi Furan Hadii Ee Ahan Laheed Dhanka Sugaanta Dhanka Gabayada Dhanka Maah Maahda Lakiin Ayaa Meesha Taalo Soomaalida Intaas Aygoo Heesto Oo Aan Aduun Kale Wax Uga Baah Neen Maxee U Adeegsan La'yigiin Soomaalida Aqoontu Waxey Kunoosha Hay Qalbigooda Lakiin Ma'adeegsadaan Run Ayaa Ah In Uusa Dhaqan Aan Dhaqankeena Aheen In Uusa Waxba Inoo Tareen .
Qor Ama Aqri Faaid Afrikaash Jalaf Afrikaash Jalaf

↘️Amison  Ma Ciidan Baa Misa Waa Shacab↙️Tani Ma'ahan Iska Qor Ama Hebel l Ayaa Yiri Ee Waa Xaqiiq  Ciidanka Midowga Afr...
29/06/2020

↘️Amison Ma Ciidan Baa Misa Waa Shacab↙️

Tani Ma'ahan Iska Qor Ama Hebel l Ayaa Yiri Ee Waa Xaqiiq Ciidanka Midowga Afrika Ee Saldhiga Ugu Weyn Soomaaliya Ku Leh Ayaan Kadiyaariyay Faalo Meelo Badan Taabaneyso Taasoo Goob Joog Aan U Ahaa Ama Aan Arkay Xaqiiqda Jirto Wagii Aan Maqlaayay Waxaa Soo Galay Ciidanka Afrikaan Ah Dalka Waxaan Is Lahaa Xaalada Waqtigaas Taagneed Waxbaa Iska Badalaayo Balse Taasi Waxey Aheed Mid Anniga Kaliya Igu Koobneyd Waxaan Aamin Sanaa In Ee Wax Badan Dalka U Qabteen Markaan Dadka Aqiyaarta Ah Aan Iraahdo Amisoon Waxey Qabteen 30 Sano Hada Kadib Lama Qaban Karo Waxey Igu Yiraahdaan Amison Waa Dad Ku Filan Calooshoida Taasi Dhag Maana U Dhigi Jirin Oo Dhagaha Ayaan Kalaaban Jiray Maalin Maalmaha Kamida Ayaa Waxaa Dhacaday In Ayagoo Jidka Maraayo In Kastoo Aan Arkeen Ruuxi Dhigay ama Tuuray Bumbo Kuqaraxday Kadib Maxey Faleen In Ee Rasaas Furaan Dadkii Meesha Joogay Ee Xabadeeyaan Meeshaas Waxaa Kudhintay Dhoor Qof Oo Faro Ku Tiris Ah Waxaana Kamid Ahaa Hooyo Aan Markaasi Qaraabo Eynu Nahay Iyo Gabar Ee Dhashay Oo Dhaawac Noqotay Dad Kale Oo Aan Heebtooda Garaneyn Mishaas Wax Bey Ku Noqdeen Taasi Goob Joog Maana Aheen Oo Meesha Lama Tagi Karin Xitaa Meedka In Laqaado Wey Diideyn Illaa Ee Katagaan Aa yar Markee Tageeb Ayaa Lasoo Qaaday Taasi Waa Midii Igu Horeesay Aan Arko Hab Dhaqan ii Koow Waxaan Maqli Jiray Markii Qarax La Dhigo Dadkee Baabi'iyaan Taasi Waan Xaqiijiyay Maalin Ayaan Ka Imid Digmada Hiliwaa Marka Aan Maraayo Ex Ayaan Arkay Ciidanka Doolada Oo Wadada Safan Waxaan Islahaa Madax Ayaa Soo Mareeso Ama Aminiga Ayaa La xoojinaa Baa Burkii Aan Saarnaa Waxa Uu U Socday Dhankaas Iyo Suuqa Xoolaha Annigana Waxaan U Socday Dhabkaas Iyo Wadada Warshadaha Balse Waxaa Qeelo Afka Furtay Dadkii Baabuurka Saarnaa Darawlkii Oo Wareersan Baa Yiri Suga Meel Loo D**o Malahan Balse Darawlki Baan Lahadlay Waxaan Iri Gadaal Iga Fur Meeshaan Rabay Waa La Joogaa kirish Booygii Waxa Uu Iga Furay Gadaal Anniga Iyo Wiilkale Waxa Aan Meel Aan Iga Fogeen Ka Arkay Ciidanka Doowlada Cabdi Bile Saaran Misan Geesa Kasafan Baaaburta Amison Markaas Ayaan Ku Iri Annoo Isla Hadlaayo Dad Ayaga La Ilaalinayo Maxey Amni Lasugo Ka'ogyihiin Maalintaas Ayaan Ogooday In Eesa Aheen Ciidan Loosoo Diray Amni In Ee Sugaan Kaliya Fiirsado Lacagta Oo Kaliya Taasna Ee Tahay Mida Kaliya Loo Soo Diray Waxaa Su'aal Ah La'ilaaliye Yuu Ilaalin .

WQ/ Afrikaash ............................

⬇️XURNIMO⬇️ Maalinta Midnimada Iyo7aad Ka Xurnimada Waqooy Koonfur Iyo Jabuuti Soomaalida  Waa waa Is Buuc Iyo Maalin We...
29/06/2020

⬇️XURNIMO⬇️
Maalinta Midnimada Iyo7aad Ka Xurnimada Waqooy Koonfur Iyo Jabuuti Soomaalida Waa waa Is Buuc Iyo Maalin Weyn Waxaan Habalyo Aan Loo Kala Harin U Diraa Umada Soomaaliyeed Meel Kastoo Ee Joogaan Maantaan Dhalanoo Maantaan Dhiganoo Dhibkii Naga Haray Annoo Haraad San Goojo Biyaa Aan Heesan Waa Tuu Rabi Roob Keenaye Soomaalidaan Kala Quban Midba Meel U Jeedo Raboo Aadaa Uun Kaan Keenaye Raboo Hooshooda Hagaaji Nabad Waa Tii Lagu Nagaado Nabad Waa Tii Lagu Kifaaxo Raboo Uun Kaada Tus Toofiiqda.

⬇️Maxaan Kanaqaan Jaale Siyaad?⤵️Waxa Uu Ahaa Nin Yaqaan Waxa U Daran Iyo Waxa U Roon Waxa Uu Aha Nin Magal Adadg   Dadk...
29/06/2020

⬇️Maxaan Kanaqaan Jaale Siyaad?⤵️
Waxa Uu Ahaa Nin Yaqaan Waxa U Daran Iyo Waxa U Roon Waxa Uu Aha Nin Magal Adadg Dadka Soomaalida Ah Waxa Uu Ku Reebay Xasuus Lama Iloowaan Ah Dadka Qaar Xumaantiisa Kaliya Ayaa U Muuqatay Kuwana Waxaa U Muuqday Samaantiisa Runta Ayaa Waxa Ee Tahay Siyaad In Uu Ahaa Dhanka Diinta Hadii Laga Hadlo Jaahil Laakiin Ayaa Meesha Taalo Somali Waqooyi Waxey Markasta Ee Hadlaan Yiraahdaan Siyaad Baa Naduqeeyay Taas Waa Sax Lakiin Soomaali Oo Dhan Meesa Duqeen Siyaad Waa Shaqsi Umada Oo Dhan In Loo Dhuun Xiro Ma Ahan Waxaan Idin Leeyahay Bal Faker kiina Kasoo Dhiibta Ma Siyaad Ayaa Duqeeyay Misa Soomaali Oo Dhan .

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when QOR AMA AQRI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share