Baacalawi travel agency

  • Home
  • Baacalawi travel agency

Baacalawi travel agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Baacalawi travel agency, Travel Agency, .

11/03/2022

Watch it now and discover more trending videos on TikTok!

04/03/2022

Waxaan daqiiqado kahor isku xiray oo aana la wada hadlay Dr Sylvie Nantcha oo madax u ah Shabakadda Afrikaanka ee Jarmalka iyo sidoo kale Xasan & Cilmi oo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Poland ka tirsan.

Guddoomiye Cilmi iyo Xasan waxa ay tilmaameen in Soomaali badan ay Magaalada Warsaw ee Caasimadda Poland joogaan, qaarna caawa xadka Ukraine kasoo socdaan.

Dr Sylvie waxa ay sheegtay inay dadkaasi Hotel ama Hooy lacag la'aan ah oo magaalada Warsaw ku yaalla u diyaarisay iyo Baabuur Bas ah oo beri galab Jarmalka usoo qaadaya.

Guddoomiye Cilmi iyo Xasan oo Jaaliyadda Dalka Poland ah waxay aruurinayaan dadkaasi Soomaalida ah iyo kuwa kale ee soo socdaba, si ay caawimaadaasi weyn uga faa'iideeyaan.

Marka qofkii Ukraine kasoo qaxay oo hadda xadka ku sugan amaba caasimadda Poland jooga, Jarmalka inuu soo aadana raba hala xariiro:

Guddoomiye Cilmi Cabdi:
+48 510 566 186

Walaalkeen Xasan:
+48 573 184 665

Ama Shabakadda Afrikaanka Jarmalka
+49 176 45 8484 30

Howsha waa mid lacag la'aan ah, dadka soo qaxayne Jarmalka ayaa la keenayaa, qarashna lagama rabo.

Fadlan qoraalkaan share dhaha, si uu u gaaro walaalaha caawintaasi u baahan amaba dad ayaga yaqaana, si ay u gaarsiiyaan.

Mahadsanidiin

03/03/2022

Masha allah

10/11/2021

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baacalawi travel agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share