CABDI

CABDI ENG CABDIWELI

01/02/2024
01/02/2024

"Kuwaa, Ilaahay ayaa hanuuniyay ee adiguna ku dayo
hanuunkooda"
(Ancaam 90)


Allahayow, kuuguma tukanayo hannaan kuu qalma. Uma
soomayo sidii Daa'uud oo kale. Marka aan bukoodo, uma
adkaysanayo sidii Ayuub oo kale.

Kuuguma tasbiixsanayo sidii
Yuunus oo kale markii uu ku jiray caloosha Nibiriga. Diintayda
kuma qaadanayo awooddii Yaxye oo kale. Araggayga uma
laabanayo sidii uu Yuusuf u ilaashayda xubnihiisa oo dhan.

Umana dhaafid badni ilaa aan ka idhaahdo: "nabadgala, xor baa aad tihiine", balse sida ay kuu jecel yihiin, si la mid ah baa aan kuu jecelahay Allahayow!

~ Dhambaalada Qur'aanka ~

24/10/2023
24/10/2023

Waxad ogata mar wal baa inaay geeridu tahye wax ku dul taagan eee aaad mar kasta ku xisaabtan inaaad wakhti waal baa xasuusnato geerida iyo xisaabta kaa daan baysaa iyo akhiro xisaabta taal
Xasuunow maxa aduunyaad lagu keeny
Adigu is xisaabi intaa lagu xisaabin
Alle wax ugu h**eyaa ee maalinka qiyaame laagu way diindon waa inaad dhalinyad ahyd maxad soo shaqaysty maxad dhalin yaranimadad ku lumisay maxad aduunyadii maxad kal tim
Alle hanaga dhigo ku geeerida iyo dhimashaad marksta xasuuusan iyo akhiirad alle haynaag yeelo ku maalinka qiiyaame haadhka alle mooye haadh kel aanu jirin ku haadhkiisa haadhsad
Alle hanaga dhiigo ku acmaashuudo wanagasanto
Alle hano deni dhaafo alle ku janad ku kulma aaamin yaa rabi

01/10/2023

Qofkii doonaya
Cilmi,
Risqi,
In Ilaahay amuuraha u fududeeyo,
In Ilaahay waafajiyo Inuu kala ogaado Xaqa iyo Baadilka ,
Inuu badbaado Aakhiro ,
Inuu Janada galo,
Inuu noqdo Wali Ilaahay,
Waa Inuu Ilaahay ka baqo
Waxaa intaas dheer in Ilaahay uu dadkii h**e iyo kuwa dambe-ba u dardaarmay inay Ilaahay ka baqaan .

01/10/2023

Waxa aduunka ugu qiimah badan ama ugu quruxda badan waa kiraabkaa quranka kariimkah hadab Maa hay dadka akhriya ama laa saxibka ah quranka alle haka dhigo ku wa malinka qiyaame hadhkaa alle hadh sadaa aamiin Aaamiin

23/09/2023

The Joy of Learning!

Once upon a time, in a small village, there was a boy named Sam. Sam loved to learn and wanted to be really smart. He went to the village library every day. One day, the librarian, Mrs. Thompson, told Sam that he could be a great scholar if he worked hard.

Sam decided to become a scholar. He set goals for himself, like reading books about history, science, and stories. He made a schedule to study for one hour every day after helping his parents.

Mrs. Thompson said, "Don't be afraid to ask for help if you don't understand something. Learning is a journey, and you can always learn more."

Sam followed her advice. He read lots of books, asked questions, and got smarter every day.

Years later, the village library became a big place for learning, all because of Sam's hard work. He became the smartest person in the village.

But Sam knew that learning never stops. He kept reading and learning, and he used his knowledge to help others. Sam's story taught everyone that if you work hard and never stop learning, you can make your dreams come true.

©️English For Career

20 more shares of the last chapter of Ummu Salamat so that I'll start posting our next story tomorrow.

You can do it, let's go. Or don't you want to read another interesting story again?

Wataa bilaadi uuu uu yeedhanayey maanta ku dhacady eee fadhikisi kala aan baday maanta
23/09/2023

Wataa bilaadi uuu uu yeedhanayey maanta ku dhacady eee fadhikisi kala aan baday maanta

23/09/2023

Belayadu ninki aay wayd boho uu gaysha guul guul guul boho farax 🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝🤝

23/09/2023

Badhyo cusustii manta Mala baacsady

23/09/2023

Shirkada Google ayaa aah shirkada
Kaa halow gashaa ilaa shan iyo labadan dalka oo ay kaa mid tahye Somalia
Waxa ku pogeda internet ku shacisa
Shaqoyin kala duwan iyo
Xayesiisyo
Kuwa ooo ay dad tiro badan
Apply gareynaa
Si yayey igaa mid noqoda dadka
Aqabil saan dhankaa amankaa
Shirkad Google
Information ko dhamaystiran lasoco
Markle Apdiweli ciise. Cali

23/09/2023

Dhakhaankii Islam inimada
Waxad mooda dadku inay kaaa sii
Socodan
Oo dhaqamo xun xun iyo wax diina ka bax San ku jiran oo hadii aaad ku alle xagisa uuu noqo wuxu ku laa yabaya hadan wuxu sheeganaya Muslim
Wax uu ku leehye aniga kaa aqoon badan
Aqoontu wax baa ku tarimaysoo
Hadii anad alle ka cabasan ooo diinta ad barty ee aad mumad uu qaday ku dhama oo alle halo noqodo
Wax hadan ku lehy culimadu waxay u hadil waye wa kuwa masajida ina ka hadlya ee kaa sheegayan

13/09/2023

Saddex maalmood ka dib geeridaada,😪😭 dhammaan cidiyahaagu waxay ka daadan doonaan jidhkaaga. Afar maalmood ka dib geeridaada, dhammaan timahaagu waxay ka soo fuqi doonaan qolofta jidhka ee ay ku dhegganyihiin. Shan maalmood ka dib geeridaada, maskaxdaadu waxay bilaabi doontaa in ay soo daadato, waxaana ka dhargi doona cayayaanka. Lix maalmood ka dib geeridaada, maqaarkaagu wuu madoobaan doonaa, waxaanu bilaabi doonaa in uu goo'go'o, si tallaabo-tallaabo ahna uu uga dhammaado lafaha. Todoba maalmood ka dib, calooshaadu way mudhuudhuqi doontaa, waxaanay sii dayn doontaa ur aad u qadhmuun oo ka soo bixi doonta jidhkaaga afka laga bilaabo ilaa xubnaha taranka. Lixdan maalmood ka dib geeridaada, dhammaan jidhkaagu wuu dhammaan doonaa, marka laga reebo lafaha..

Adigaagan farriinta akhrisanayoow, muhiim maaha sida wajigaagu u qurux badanyahay, laakiin ugu dambaynta waxaad cunto u noqon doontaa dirxiga marka lagu soo aaso ee iilka lagu geeyo. Fadlan meel iska dhig islaweynida oo xusuuso qabriga. Ilaahay dhammaanteen ha ina hanuuniyo. Aamiin.

Xigasho:Salaal Mohamud

Qoraalkan Haduu Kusoo Gaaro Ha dhaafin Adoon Share Dhihin.
Page kana Fallow Dheh Si aad Noola Socoto.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when CABDI posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share