HAMI MEDIA

HAMI MEDIA social worker

26/04/2024

Yarkaan waa taqaanaa ee u wac kuna dheh xaa soo doontay walaal🤣

1– Habeenka arooska aad ayaad ugu faraxsan tahay nolosha cusub ee aad gashay awgeed,  balse habeenka xabaasha aad ayaad ...
25/04/2024

1– Habeenka arooska aad ayaad ugu faraxsan tahay nolosha cusub ee aad gashay awgeed, balse habeenka xabaasha aad ayaad u argagaxsan tahay.

2– Habeenka arooska waxa aad xidhataa dhar cusub oo qurux badan iyo udug badan, laakiin habeenka xabaasha kafan cusub oo uduggii maydka ku cadaraysan ayaa laguu xidhayaa.

3– Habeenka arooska waxa lagugu qaadaa gaari xarrago oo loo shiday bidhbidho (israaca) hoonkana waa la tumaa in badan iyada oo la faraxsan yahay, balse maalinta xabaasha waxaa lagugu qaadayaa gaari aan nooca xarragada ahayn bidhbidhahana waa la shidaa iyada oo la murugaysan yahay.

4– Habeenka arooska waxa kula socda qof malxiis kuu ah, laakiin habeenka xabaasha waxa malxiis kuu ah camalkaagii.

5– Habeenka arooska waxaad gashaa qol qurux badan oo udug badan oo iftiin badan, laakiin habeenka xabaasha waxad gashaa qabri madow badan oo wada ciida.

6– Habeenka arooska marka laga ciyaaro waa laydinka tagaa adiga iyo ooridaada, balse subaxa ayaa lagugu soo noqdaa markale si farxad leh, laakiin habeenka xabaasha waxaa la idiin kala tagaa adiga iyo camalkaagii haddii lagugu soo noqdana waa lagaa dul murugoon uun.

Isku soo duudboo, adduunyo wuxuunbay ku danbayn xabaal iyo meel aan wehel lahayn camalkaaga mooyaane.

Lix isbarbardhig oo ku saabsan maalinta arooska & Maalinta aaska !

Share Garee Khayrka oo Lasii wadaag Asxaabta kugu xidhan walaal adiga oo mahadsan.

25/04/2024

Wax hubso intaaadan go’aan gaarin walal

23/04/2024

Ciimadara taraagika cusub

23/04/2024

Markab dagaal oo laga leyahay Turki oo soo gaaray xeebaha soomaaliya

23/04/2024

Magaaloyinka gantaalada iran

22/04/2024

Dhageyso oday qabiir ah sida loo kala maarreyo haweenka laysla qabo

22/04/2024

Habiibi come to Somalia

Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Turkiga ayaa isku mar ka dalbaday cunto daraasiin ah maqaayado kale duwan hab (onli...
22/04/2024

Nin dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Turkiga ayaa isku mar ka dalbaday cunto daraasiin ah maqaayado kale duwan hab (online) oo ku yaala dalka Turkiga.

wuxuuna dalabka in la geeyo ka dhigay ciwaanka (Address) guriga saaxiibtiisii h**e ee ay xidhiidh wadaaga ahaan jireen, habka lacagta Lagu bixinaayo wuxuu ka dhigay caddaan (Cash) oo laga bixinaayo guriga saaxiibtiis h**e.

Kadib gurigii gabadha waxaa iskugu yimi wadayaasha mootooyin badan oo wada dalabkii cuntada.

Maxay gabadhu ku sameysay ninkaas dhalinyarada ah ? Ma lacagtii kaga baxday intii ay wada socdeen buu Baxar ahaan ugalinayaa. Lol

21/04/2024

Cumaan oo iyadana daadad kuso rogmaday

21/04/2024

Dugsigayada quraanka halaga war qabo

21/04/2024

Labo shay hadii aad ka adkaato waxa walbo waad ka adkaan kartaaa

21/04/2024

Shiiq abdirashiid ali sufi

21/04/2024

Abuukate xalane

21/04/2024

toos

21/04/2024

Sayid Cali “ waxaan racfaanka uso qaatay in leyga been abuurtay oo la yiri wuxuu dilay xaaskiisa iyo caruurtiisa“

“Sababta aan Racfaanka u soo qaatay waa in laygu xad gudbay aniigo dhibBane ah oo layga dhigay dilaa Xaaskiisa iyo Caruu...
21/04/2024

“Sababta aan Racfaanka u soo qaatay waa in laygu xad gudbay aniigo dhibBane ah oo layga dhigay dilaa Xaaskiisa iyo Caruurtiisa dilay taasina ayna ahayn mid aan jirin” Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa u fadhiisatay dhageysiga dacwad loo heysto Sayid-Cali Macallin Daa'uud.

21/04/2024

Hayeey aadan cade international airport

21/04/2024

Ninka ganacsanda dhac iyo dil ku dhameyey oo pagu qabtay suuqa siinay muqdisho

21/04/2024

Labo qof oo Meyd ah ayaa laga soo saaray gaari aan xabadu karin

21/04/2024

Xaqiiq: Dhul Canshuurteena laga dhisay ayaan daganahay mana ka kacayno ayuu yiri ina Nabad Uleeye.

Barri Maxkamadda Racfaanka ayaa la hor geynayaa Sayd cali Macalin daa’uud oo horay Maxkamadda Gobalaka Banaadir ugu Xuku...
20/04/2024

Barri Maxkamadda Racfaanka ayaa la hor geynayaa Sayd cali Macalin daa’uud oo horay Maxkamadda Gobalaka Banaadir ugu Xukuntay dil toogasho ah.

20/04/2024

Ninkaan iimaankiisa wuu fiican yahay waxa uuna ogyahay Dhibka uu leeyahay Dhiiga Muslimka. Waxa uu leeyahay hala'iga oofiyo Xaqa walaalkey.

20/04/2024

Subxaanalaaah

20/04/2024

Ragga go’aansada inay guursadaan markay gaaraan da’da 35 sano jir ayaa laga sheegay inay halis sare ugu jiraan in ilmaha ay dhalaan noqdaan dhicis ama inuu haleelo xanuunka ootiisamka.
Isha:BBC

20/04/2024

Shil xun oo ka dhacay muqdisho

Muqdisho, 18 April 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaa...
20/04/2024

Muqdisho, 18 April 2024: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay shirka daadijinta Amniga Caasimadda oo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka Wasaarada Amniga XFS Cabdullahi Sheekh Ismaaciil Fartaag, Taliyaha Hey’adda NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbalooshe) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin.

Shirkaan ayaa waxaa diirada lagu saaray Dar dargelinta Amniga Caasimada, Daadijinta Amniga ee her waaxeed, Isku xerka laamaha amniga, bulshada iyo maamulada degmooyinka iyo in si wadajir ah loola dagaalamo wax weliba oo ka hor imaanaya Amniga Caasimadda.

Maamulka iyo Saraakiisha shirka ka qeyb gashay ayaa isla qaatay in Qashinka uu qeyb ka yahay Amni darradda, iyadoona Guddoomiyaha G/Banaadir uu faray Maamulada Degmooyinka in la iskula xisaabtami doonno Nadaafada iyo Bilicda Caasimadda, isla markaana magaalada laga sifeeyo guudka loo yaqaan (Geed Yahuudka) iyo in ay ganaax la kulmaan dadka ku xad-gudba Nadaafada iyo Bilicda Caasimadda.

Shirkan oo daba socda shirkii dhawaan 17 Bisha April ka dhacay Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo uu guddoomiyay Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Taliyeyaasha Qeybta Guud ee Booliska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka, Saraakiisha fadhiyada madaxa Banaan iyo Taliyeyaasha Boliiska iyo Nabad sugida Saldhigayada Degmooyinka Gobolka Banaadir.

—DHAMMAAD—

20/04/2024

Ha dhaafin walal Saliga nabiga salaalahu calayhi wasal

20/04/2024

Sucuudiga oo khilaafay amarkii nabiga

20/04/2024

Shaygii indhaha lagu wayey ayaa laysku khilaafay

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when HAMI MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share