ZAIM Travel Agency&cargo

ZAIM Travel Agency&cargo 1.Airline Ticketing, Air Travel& Tourism, Hotel Reservation , Visa Assistance, Immigration advisory, Assisting with Birth Certificates and Passport

Asalmu caleykum, kusodhowow     , in aad si fudud, iyo waqti koobanba kuhesho visayasha, KENYA,TURKEY, DUBAI, UMRA, IYO ...
09/03/2022

Asalmu caleykum, kusodhowow

, in aad si fudud, iyo waqti koobanba kuhesho visayasha, KENYA,TURKEY, DUBAI, UMRA, IYO HINDIYA iyo goobaha kale ee aad daneneyso, iyo visa extension/kordinta Visa dhacay.TICKETSKA iyo Waraaqaha kale ee lagaga baahan yahay.

hadaba waxa diyaar kuula ah ZAIM TRAVEL AGENCY&CARGO. Waxa uu qiima jaban kugu sahli doona waxyabaha aad daneyneyso insha Allah. Kalixiriir whatspkan +254725944730

SIDOO KALE DADKA QURBAHA KAIMANAYAA VISAHA DALKU GALKA KENYA waan ufudeyn doon naa Insha Allah.

asc dhamaan ummadda somaliyed, xafiiskeena magalada NAIROBI ee ZAIM Travel Agency and Cargo waxa uu idinka caawin doona ...
05/03/2022

asc dhamaan ummadda somaliyed, xafiiskeena magalada NAIROBI ee ZAIM Travel Agency and Cargo waxa uu idinka caawin doona dhamaan adeegyada hoos kuxusan Iyo .

KENYA qiima macquul ah,iyo visaha cusbooneysiinta hadii uu kaa dhacay waqti yaroo kooban.
= Visaha TURKEY,INDIA,CHINA,DUBAI,UMRAH,MALEYSIA and INDONESIA.iyo qurbaha visaha DAL ku galka kenya.
# waxuu xafiiska idinka caaawin doona passborada
= sidoo kale warqadda Go home ka
=ticketka dal iyo dibadba iyo waxayaabo kale oo aad ubaahato,

Allah waxaa si diiraan kuusoo dhaweyn doona shaqalaha xafiiska ZAIM TRAVEL AGENCY AND CARGO qiima wanagsanna kuugu haqab tiri doona.

kala xiriir nambaradan wixii faah faahin ah insha Alalh.
0725944730 ama 0720218481. ama whatsapkka si toos ah wixii
macluumaad ah i.a.

05/03/2022
05/03/2022
05/03/2022

Address

Nairobi
N/A

Telephone

+254725944730

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ZAIM Travel Agency&cargo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category

Nearby travel agencies


Other Travel Companies in Nairobi

Show All