Jigjiga.net

Jigjiga.net news and update

Waxaa Dagaalkii maanta dhaxmaray  ciidamada SSC iyo kuwa somaliland lagu dilay Taliyihii Guutada 10aad ee Ciidamada Soma...
18/03/2023

Waxaa Dagaalkii maanta dhaxmaray ciidamada SSC iyo kuwa somaliland lagu dilay Taliyihii Guutada 10aad ee Ciidamada Somaliland Gaashaanle Maxamed Dhigane

21/08/2021

Welcome

19/04/2019

wakiilada mustafe cagjar dhagaxbuur u jooga ayaa waxay culays kala kulmayaan dhanka buurta arimo kusaabsan xal u helida khilaafkii iyo iska horkeenkii bulshada ay dadka degaanka kabaalqabad ka dhax abuureen waxaana halkisii kasii socda munaafaqadii iyo hunbaalayntii dowladayntii ay kooxdan aragtida hogaan ka aradan dhagaxbuur kawadaan waxaana isoo gaadhaysa wiilkii yaraa ee dhagaxbuur gudoomiyaha ka ahaa mr jilaal in dhabarka laga soo taabtay loona sheegay in uuna dhag jalaq usiin cabashooyinka degmada kasoo yeedhaya waxaa isna afkii juuqda gabay maxamed sugule oo isaga ma sayidkaagaad caasidaa ma bulshadaad u shaqaysaa ku wareeray waxaana maalinba maalinta xigta shacabka reer dhagaxbuur lakulmayaan shiihalaqayn isu dowladanayn iyo kala saraysiinta bulshada hadii dhalinta iyo waxgaradka jarar ayna baraarugin oo ayna indho isku mid ah ku eegin wakiilada jooga dhagaxbuur ee run ahaantii dareenka shacabka ka turjumayn waxaad arkidoontaan inagoo taagan meel aynaan bari kasoo laaban karin ma isdhaafin karnaa maamulkan musuqa munafaqada qabyaalada kooxaysiga kawada jarar hadaan isdhaafin wayno dib yaan ka qoomamayn doonaa maamulkan waa in aan muujinaa dareenkeena aan kudiidanahay

Down gudoomiye sugule
Down gudoomiye cabdirashiid xasan jilaal

19/03/2019

Xog: gudoomiyaha degmada dhagaxbuur iyo mayarka magaalada ayaa kulan hoose saaka la yeeshay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka dhagaxbuur gaar ahaan dhariqadhmuu oo ka tirsan degmada dhagaxbuur halkaas oo ah meesha muranka labada reer kajirtay dhawanahan maamulka ayaa waxay wadaan abaabul ay ku dhiirigalinayaan dhalinyarada in ay sameyaan isku dhac si ciidan meesha loo keeno madama ayna hada ciidan gayn karin muamarada ay maleegayaan masuuliintan maamulka dhagaxbuur waxaa ku dhax dawakhay mahamed sugule oo ah gudoomiyaha gobalka waxaadna moodaa shirarka hoose iyo ababulka ay wadaan masuuliintasi in ay suuragalin karto isku dhax dhax mara bulshada walalaha ah ee qarniyada wada daganaa wax dhib ah na uusan dhax mari jirin wararka qaar ayaa sheegaya in maamulku wargalin buuxda oo xaqiiqada ka fog u gudbiyen jigjiga iyo maamulka degaanka waxaana jirta xogo dhab ah oo sheegaya in abaabulku meeshi ugu danbaysay marayo waxayna wataan qorshayaal kala horeya oo ah a b iyo c qorshaha kobaad waa in ay abaabulan dhalinyaro rabshada dhalisa si ay ciidan u geeyab kuna maquuniyaan shacabka haday ku guul daraystaan waxaa jira plan b oi ah in ay maamulka jigjiga war galiyaan hawshaasna amar buuxa oo xadhig iyo cagu juglayn ah fasa uga qataan maamulka buurta jooga isku soo duub oi mamulka dhagaxbuur waxaa sax ah in uu ka waan toobo falalka amni darada degmada ka abuuraya waana sax ah su shacabku u helo maamul u dhaxeeya in ay meesha baneeyaan

18/03/2019

Xog dheeri ah: xadhigii qaar kamid ah odayasha dhaqanka dhagaxbuur
Wararkii ugu danbeyay ayaa sheegaya in gudoomiye sugule amar lagu siiyay in uu hawsha gacan bir ah ku qabto telfon uu soodiray lataliya amniga madaxweynaha badal xiis ayaa amar ku bixiyay in xabsiyada laga buuxiyo odayaasha dhaqanka beesha reer diini maxamed isagoo la sheegay in uu ku hanjabay in ay awalna shifto ahaayeen eegana isbadalka diidan yahiin xogtaaa oo ay u gudbiyeen kooxaha muamarada kawada dhagaxbuur oo sibadheedh ah isugu qaawiyay kala qaybinta bulshada waxaan la hubin in sugule amarkaas qaadan doono iyo in uu dib uga joogsan doono xaalka ayaa u muuqda mid tabtii iyo xeeshii ugu danbaysay maamulka dhagaxbuur isticmalayo taas oo horseddi karta isku dhac iyo kala fogaasho dad walaala ah oo aan wax dhib ah h dhaxayn maamulka jigjiga ayaa xogaha ay helayaan ama qataan yahay mid hal dhinac ah kaas oo suuragal tahay in ay ku hawlgalaan talabadaas oo haday ku dhaqaqaan horseedi karta qalalaase ka curta degmada dhagaxbuur hadaan laga waantoobin waxaa ku talin lahaa in gudoomiyaha degmada dhagaxbuur xilka iska casilo sifo umada maamul ay u siman yahiin u helaan

18/03/2019

Shacabka dhagaxbuur mudaharaado ay ku diidan yahiin maamulka degmada ka sameeyaan eexda qabyaalada iyo cadaalad darada dhagaxbur lama dhalan dhalintii aqoonta lahayd shaqa la.anta haystaa iyo kala qobqobka maamulkaas u sababta ah hayska dulqadaan

18/03/2019

Mustafe oo madaxweyne ah
Ibrahim xaad iyo suldaan fowsi oo odayaasha xalinta jarar ah
Ina xassan jilaal oo gudomiye degmo ah iskuna xidhan intay joogaan kabalqabad xal maleh laakin yuuna tolku isku layn maamul caadil ah wuu imaan doonaaye kooxdana haka waan toobaan dhibkay ka abuurayaan kabaalqabad

17/03/2019

Gudoomiyaha degmada dhagaxbuur ma waxa uu garan waayay in uu dadka degmada u wada yahay gudoomiye degaanka kabaalqabad abaabulka uu ka wado iyo awooda maamul ee uu isticmaalayo ma waxay la noqoray sax
Waxan ka warqabna in raashin deeq ahaa uu diiday horay in laqaybiyi uu si dhuunaal ah ugu raray dhari qadhmuun imikana mashruuc baraago o kisoo baxay kabaalqabad uu dhari qadhmuun geeyay mudo waxaan isha ku hayay kana xishonayay in aan ka hadlo arimahaas oon islahaa qaab dowli ah yaa lagu xalin laakiin hada u muuqda mid si cad maamulja degmadu shacabka walaalaha ah ee ay matalaan ugu kala hiilinayaan waxaa kale oo jirta in qorshahan si hoose mustafe xogo been ah oo qaldan laga siiyay degaankaas waxayna u muuqataa in maamulka degmadu abuurayo colaad dad walaala ah oo aan waxba kala ahayn maamulka gobalka uu hogaamiyo sugule yaan wax xil ah iyo xal raadis ah ka gaysan arintaas haday sii socoto waxaa suuragal ah dhibato laga baaqsan karay in ay ka dhalato sidaaa darteed waxaan rabaa cod dheer in asn ugu sheego ina xassan jiilaal in uuna awooda maamul u adeegsan karin nidaam qoys

Daawo: hees macaan waxa noo cuntamayaa wa caadalad oo qudha   ONE LOVE # # #   #  #  #
10/02/2019

Daawo: hees macaan waxa noo cuntamayaa wa caadalad oo qudha ONE LOVE # #
# # # #

fadlan subscribe saar jigjiga media

Address

12th Street
Nairobi

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:30

Telephone

+254792285981

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jigjiga.net posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jigjiga.net:

Share

Category

  • Kenya Safaris Holiday

    Kenya Safaris Holiday

    Limuru Road
  • Lamara Tourism

    Lamara Tourism

    π‘½π’Šπ’†π’˜ π‘·π’‚π’“π’Œ π‘»π’π’˜π’†π’“, 9𝒕𝒉 𝒇𝒍𝒐𝒐𝒓, 𝑾𝒆𝒔𝒕 π‘Ύπ’Šπ’π’ˆ, π‘Όπ’•π’‚π’π’Šπ’Š π‘Άπ’‘π’‘π’π’”π’Šπ’•π’† π‘¨π’π’π’Šπ’—π’†π’“π’”π’‚π’“π’š π‘»π’π’˜π’†π’“π’”

Other Travel Agencies in Nairobi

Show All