Sultan Sacad Samawade

Sultan Sacad Samawade this page contains information about our sports and fitness centres

06/04/2024

Ramadan Mubarak

05/04/2024

• Illaahoow Ada Weyn Adaa Waara
Keligaaye
Adigaan Walaal Iyo Tol Iyo Wehel U
Baahnayne

• Adigaa Waxan Kaa codsado Waayey Odhanayne

• Wejigaaga Uun Baan Baryada Weli La Joogaaye

• Wadaadadu Dartaa Bay Kitaab Ula
Wareegaane

• Weysada Dartaa Bay Garbaha Ugu
Walwaalane

• Watiin Iyo Dartaa Buu Waleyl Shiikhu
Weriyaaye

• Adiguu Waraabuhu Xitaa Kuu
Werdinayaaye

• Adigaan Si Waadixa Gacmaha Kuugu Soo Wadhaye

• Werwer-Tire Illaahoow Adaan Kaa War Sugayaa.

Sultan Sacad

05/04/2024

اللهم إنك عفو تحب العفو فاعف عنا

03/08/2023

اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

28/06/2023

Ciid Wanagsan

Trying to help!!!
05/05/2023

Trying to help!!!

19/04/2023

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم في غزوة التبوك
من جَهَّز جيش العُسْرة فله الجنة.
Xiliya adag ee ay jiraan colaadaha, abaaraha, Sicir bararka iyo wax yaabaha fara badan ee kala dhantaala nolosha aadanaha waa fursad aad u qaaliya fursadaa oo uu helayo qof walba oo marka wixii awoodiisa ah oo wanaag ah ka gaysta.

Xilligan aynu maanta joogno dalkeena iyo dadkeeniba waxa halakeeyey abaaro iyo sicir barar kuwaas oo dhulka la galay bulshadi awalba ladaala dhacayaysay duruuftooda asaasiga ah.

Xiligan oo kale dadkeena ladani waxay ku fekeraan sidee uga Faa'idna duruuftan adag ee dadka haysata wax walbana waxay isku dayayaan in ay ka dhigan laba jibaar si faa'idadu ugu noqoto laba jibbaar.

Laakin xiligan oo kale saxaabadi iyo dadka saalixiinta aha waxay uvkala dheerayn jireen siday wax walba gacan uga gaysan lahaayen ilaahayna ay uga ga bedelan lahaayen jano iyo Illaahay raali ahaanshihiisa.

Faa'idada shay aad dul saarata waa wax kooban oo kaa dhamaanaysa laakin u dhimrinta iyo u naxariisashada aad u samaysid bulshadaada daciifka ahi waxad ka helaysa raali ahaanshiyaha ilaahay jano qaaliya iyo barako joogta ah.

Aynu ka fekerno ilaahay agtiisa faa'idada taala oo aynu isu dhimrino waqtigan adag iyada oo waliba inoo sii dheertahay fadliga bishan barakaysan ee Ramadaanta.

Maanta waxa liibaanay qofkii wax bixiya kii maciishadisa jabiya iyo kii welwel iyo murugo ka dulqaada walaalkiisa duruufaysan.

Ramadaan Mubaarak.

I've just reached 500 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one...
14/04/2023

I've just reached 500 followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each and every one of you. 🙏🤗🎉

14/04/2023

اللهم بكل أسم هو لك سميته فى نفسك أو أنزلته فى كتابك او علمته أحد من خلفك أو استأثرت فى عالم الغيب عندك إن تجعل القرأن العظيم ربيع قلبي ونور صدري وجلاء حزني وهمي اللهم اجعله حجة لنا لأ حجة علينا أمين يارب العالمين

06/04/2023

Jimce Wanagsan Nebi Muxamad CSW Ku Saliya
اللهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد صلى الله عليه وسلم

02/04/2023

Suuqa Waaheen Inatan La Gubin Sidee Ayuu U Eekaa Oo Looga Ganacsan Jirey?
Halkan Ka Daawada.

01/04/2023

هناك قصة

31/03/2023

Ramadan Caawa Waxa Dhamaanaya 10kii Raxmada Illaahay Naxariistiisa Ha Inoogu Deeqo Ameen, Ramadan Mubarak

29/03/2023

Alxamdulillaah Waxa Iminka Na Haya Roob Mahiigaan Ah Magaalada Burco
اللهم أغثنا غيثاً هنيئاً نافعاً غير ضاراً مجدداً إلى يوم الدين

29/03/2023

Muraad Qumiyahan Ban Iskaga Tukada Markan Taraawiixda Ku Daalay Habeen H**e!!!

28/03/2023

Alle Na La Kala Baryi Og Hadalkana La Kala Odhan Og.

Address

Burco

Telephone

+252634115203

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sultan Sacad Samawade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sultan Sacad Samawade:

Videos

Share

Category