Safar Travel and Cargo agency

Safar Travel and Cargo agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Safar Travel and Cargo agency, Travel Agency, Garowe.

Macmiil Kusoo Dhowoow Shirkadda Safar Travel and Cargo agency waxad ka Heli Doontaa Adeeg Diyaaradeed oo Dhameystiran Dal iyo Dibad Sida Tickets and Cargo Wixii Faafaahin ah Kala Xiriir 0905041111/0615661377

Mahadsanidiin.

Waxaa lasoo sheegayaa in Pro Mohamed Sheikh Osman (Jawaari) oo Maalmahan Xanuunsanaa loo Qaadey Dalka Turkiga Pro Jawaar...
06/10/2022

Waxaa lasoo sheegayaa in Pro Mohamed Sheikh Osman (Jawaari) oo Maalmahan Xanuunsanaa loo Qaadey Dalka Turkiga Pro Jawaari Waa Odey Somaliyeed oo Waaya-arag ah Aan alle u Weydiino inuu Caafimaad Deg deg Siiyo

Qeybta h**e : (U-17) - Ethiopia🇪🇹 (0-1) Somalia🇸🇴Isreebrebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.Sadaashaada iyo qeybt...
03/10/2022

Qeybta h**e : (U-17) - Ethiopia🇪🇹 (0-1) Somalia🇸🇴

Isreebrebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.

Sadaashaada iyo qeybta dambe?

Sawir qurux badan. Hooyo ilmo yar dhabarka ku sida, iyo diyaarad dulmaraysa iyo midabka quruxda badan ee Cirka. Waa dule...
03/10/2022

Sawir qurux badan. Hooyo ilmo yar dhabarka ku sida, iyo diyaarad dulmaraysa iyo midabka quruxda badan ee Cirka. Waa duleedka Hargeysa. Iyo AFRICAN AIRLINES

Kusoo Biir Page.ka Safar Travel and Cargo agency
Nagala Soo Xiriir [email protected] ama
0905041111 ama 0615661377 MAHADSANIDIIN

Sawirro: Dhismaha wadada diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka diyaaradaha Magaalo Xeebeedka Boosaaso iyo qurxinta wadada is...
02/10/2022

Sawirro: Dhismaha wadada diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka diyaaradaha Magaalo Xeebeedka Boosaaso iyo qurxinta wadada isku xirta garoonka iyo magaalada oo la dhameystiray.

BOOSAASO DEEQA🇸🇴

SHIRKADDA SAFAR TRAVEL AND CARCO AGENCYmacaamiisheeda Sharafta leh Waxay leedahay meelkasta oo Aad Jogtaa Fiid Wanaagsan
30/09/2022

SHIRKADDA SAFAR TRAVEL AND CARCO AGENCY
macaamiisheeda Sharafta leh Waxay leedahay meelkasta oo Aad Jogtaa Fiid Wanaagsan

Garoonka Diyaaradaha Jen.mohamed abshirEe Magalada CAASIMADA Puntland ee GAROWE
27/09/2022

Garoonka Diyaaradaha Jen.mohamed abshir
Ee Magalada CAASIMADA Puntland ee GAROWE

SAFAR TRAVEL AND CARGO AGENCE:- ■Hadii aad socdaal tahay■U safraysid meel kale■Adoon dadka Su'aal oran■Sahal waxa inoo t...
24/09/2022

SAFAR TRAVEL AND CARGO AGENCE:-

■Hadii aad socdaal tahay
■U safraysid meel kale
■Adoon dadka Su'aal oran
■Sahal waxa inoo timi
■Shirkad lagu sifeeyey
■Saacidaada bulshadiyo
■Sidda loo ilaaliyo
■Safarkooda oo idil
■Saxba inay ku qaataan.

■Sumadeeda magaciyo
■Sida loo yaqaanana
■Sax hadaan u sheegaba
■SAFAR TRAVEL weeyaan
■Kaalayoo mar soo arag
■Hubaal waad saxiixin
■Shirkad lala simoo kale
■Soonahaan ma joogtee

■Safarkaagu dibadiyo
■Dalkaba haduu yahay
■Ama aad dalxiis iyo
■Danno kale u socotaba
■Shirkad kuu sahlaysoo
■Aan saluug lahaynoo
■Saacadaa u baahato
■Tigidkaaga oo saxa
■Degdegsiimo kugu siin
■SAFAR TRAVEL weeye
■Kaalayo mar soo arag.

wixii Faafaahin ah Kala Xiriir
GOLIS 0905041111
HORMUUD 0615661377
EMAIL [email protected]

Barqo Wanaagsan Macmiisha SAFAR TRAVEL AND CARCO AGENCY ticket and Visa and Cargo Wixii Aad u baaahan tahay kala Soo Xir...
04/09/2022

Barqo Wanaagsan Macmiisha SAFAR TRAVEL AND CARCO AGENCY ticket and Visa and Cargo Wixii Aad u baaahan tahay kala Soo Xiriir 0905041111 ama Gmail [email protected]

10/08/2022

Asc dhamaan macamiishena sharafta leh ku soo dhowada safar travel and cargo agency !!

Maalin Wanaagsan Mudane iyo Marwo Usoo Dhowoow Shirkadda Safar Travel and Cargo agency
09/08/2022

Maalin Wanaagsan Mudane iyo Marwo Usoo Dhowoow Shirkadda Safar Travel and Cargo agency

09/08/2022

Address

Garowe
252

Telephone

+252905041111

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Safar Travel and Cargo agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Safar Travel and Cargo agency:

Share

Category