Makaab Travel Agency

Makaab Travel Agency Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Makaab Travel Agency, Travel Agency, Barxada, Dabaqa City Center, Garowe.

Xafiiska Makaab Travel Agency ee Garowe waxa uu kuu hayaa ticket yo raqiis ah fadlan nagala soo xariir 0907752417.Mahads...
29/01/2019

Xafiiska Makaab Travel Agency ee Garowe waxa uu kuu hayaa ticket yo raqiis ah fadlan nagala soo xariir 0907752417.

Mahadsanidin

Agency ga Makaab waxa uu ogaysinayaa dadwaynaha sharafta leh in xafiisku diyaariyay in ticket yada  diyaaradaha aad goos...
16/01/2019

Agency ga Makaab waxa uu ogaysinayaa dadwaynaha sharafta leh in xafiisku diyaariyay in ticket yada diyaaradaha aad goosataan la idin ku keeni doono gooba ad ku sugan tihiin ama si online ah la idin ku soo gaarsiiyo.

Fadlan nagala soo xariir:-

Tell/Whatsapp:- 09077522417
Email:- [email protected]

Mahadsanidiin.

05/01/2019

Macaamisha Sharafta leh waxaa la ogaysiinayaa in shirkadda Socdaalka iyo Safaradda Makaab ay iidin hyso ticketyada goboladda sida Mogdisho, Hargaysa, kismayo Galkacyo, Bosaaso iyo sido kale ticketyada caalamiga ah iyo sidoo kale fiisooyinka aad daneenayso.

Fadlan macmiil la soo xariir shirkadda si aad uga faa-idaysato adeega shirkadda ama nagu soo booqo xafiiska shirkadda ee Garowe ka soo horjeedka dabaqa nayrus iyo Xalwo kismayo.

اهلا و سهلا في مكتب مكاب الشركة الترحيل و السفر
نعلان لاعزاء ان شركة الترحل و السفر ان عندها تكد السفر الى جميع اقليم الصومال مثل مقديشو ، هرجيسا، كسمايو ، جروى، بوصاصو، جالكعيو و جميع الدول الاخرى، فيزات السفر لدول اخرى العالميه.
العنوان:
المكتب في جروى
امام فندق نيروس و حلو كسمايو
اتصل بنا على رقم:

+252907752417
[email protected].

16/11/2018

Shirkadda Makaab waxa ay kuu bilowday in si online ah ay kugu soo gaarsiiso ticketkaaga.

Fadlan nalasoo xariiri adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo si aad u hesho ticketkaaga.

+252907752417
Mahadsanidiin.

fursad kale
04/08/2018

fursad kale

24/07/2018

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Dhamaan ardayda ka qalin jabisay sanadkaan Dugsiyadda sare ee Puntland waxaa la ogaysiinaysaa in shirkadda Makaab Travel Agency ay u hayso visaha dalka UGANDA isaga oo qiimo jaban ah fadlan la soo xariir shirkadda ama booqo xafiiska Shirkada adiga oo kala xariiraya Cinwaanadaaan hoos ku Qoran.

Tell:-0906794408
Tell:-0907752417

Ama booqo xafiiska guud ee shirkadda Makaab magaaladda garowe qaybta sare ee dabaqa city center ka soo horjeedka dabaqa Nayruus.

Mahadsanidiin.

Fadlan share garee si looga faa-idaysto.

16/07/2018

Makaab Travel and Tour Agency, waxay ku haysaa adeeg hufan oo qiimo jaban. Marka aad xafiiska timaado waxaa ku soo dhawaynayaa shaqaale carbisan oo loo tababaray sida loogu adeego macaamiishayadda sharafta leh.

Makaab Travel and Tour Agency waxyaalaha ay ku hayso waxaa ka mid ah,
1. Jarida Ticket-yada gudaha, Muqdishu, Hargaysa, Kismaayo, Galkacyo, Boosaaso.
2. Jarida Ticket-yada dibadaha, Nairobi, Kampala, Dubai, Addis Ababa, Djibouti, Turkey, Malaysia.
3. Soo saarista visayaasha wadamada Kenya, Uganda, Turkey iyo India.
Makaab Travel and Tour Agency waxay ku taal Garoowe, dabaqa City Gate.
Ka so horjeedka nayruus ama xalwa kismaanyo.

makaab travel agency waxay haysa adeeg hos ku xassan
16/07/2018

makaab travel agency waxay haysa adeeg hos ku xassan

Makaab Travel and Tour Agency, waxay ku haysaa adeeg hufan oo qiimo jaban. Marka aad xafiiska timaado waxaa ku soo dhawaynayaa shaqaale carbisan oo loo tababaray sida loogu adeego macaamiishayadda sharafta leh.

Makaab Travel and Tour Agency waxyaalaha ay ku hayso waxaa ka mid ah,
1. Jarida Ticket-yada gudaha, Muqdishu, Hargaysa, Kismaayo, Galkacyo, Boosaaso.
2. Jarida Ticket-yada dibadaha, Nairobi, Kampala, Dubai, Addis Ababa, Djibouti, Turkey, Malaysia.
3. Soo saarista visayaasha wadamada Kenya, Uganda, Turkey iyo India.
Makaab Travel and Tour Agency waxay ku taal Garoowe, dabaqa City Gate.
Ka so horjeedka nayruus ama xalwa kismaanyo.

02/07/2018

Ogaysiis Ogaysiis Ogaysiis

Waxaa la ogaysiinayaa Dhamaan ardayda danaynaysa in ay hesho Scholarship ama waxbarasho dibada ah in shirkadda makaab ay kuu hayso scholarshipiyo China ah iyo in ay kaa saaciidayso in ay kuu soo saarto admissionada iyo viso yinka jaamacadahaTurkey.

Fadlan share garee si asxaabtaada kale ay uga faa-idaysato.

Mahadsanidiin.

Ku soo dhawow Makaab Travel Agency:- Waxay kuu haysaa adeeg hufan iyada oo kaa saacidaysa in aad hesho visooyinka iyo ti...
23/05/2018

Ku soo dhawow Makaab Travel Agency:- Waxay kuu haysaa adeeg hufan iyada oo kaa saacidaysa in aad hesho visooyinka iyo tickets yada Diyaaraddaha aad daneenayso.

Address

Barxada, Dabaqa City Center
Garowe

Opening Hours

Monday 08:01 - 22:00
Tuesday 08:01 - 22:00
Wednesday 08:01 - 22:00
Thursday 08:01 - 22:00
Saturday 08:01 - 22:00
Sunday 08:01 - 22:00

Telephone

0907752417

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Makaab Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category

our story

Makaab Travel Agency provides unique travelling facilities such booking, vissa Application and education counseling with affordable prices and reliable services


Other Travel Agencies in Garowe

Show All