Direct Travel agent

Direct Travel agent Dallada Waaya-arag waxay u taagan tahay midnimada, wadajirka iyo Hormarka Bulshada Somaliland.

21/09/2024

Fartiinnaa ayaad dalka kaga badbaadinaysaan hoggaanka Kulmiye ee fashilmay.
Gudoomiye Xirsi Xaaji Cali

21/09/2024

“MOU-gu Jeebka Madaxweynaha Ma Soo Dhaafin, Beesha Caalamkuna Maanta”. Dr. Maxamed Cismaan Fadal.

20/09/2024

Isbeddel ka jaawaba dhammaan baahiyaha bulshada iyo adeegyadii ay u baahnayd!
Gudoomiye .

Wadajir & waxqabad! ✌️🟧

19/09/2024

"Aniga markan ahay Gudoomiye Xirsi & Musharax Madaxwayne Dr Cabdiraxmaan Cirro, Somaaliya waxaa naga badsada Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin". Gudoomiye Xirsi

19/09/2024

"Laba musharax oo la kala doortaa meesha ma yaalaan ee waa madaxweyne fashilmay iyo..." Cabdiqaadir Jirde

19/09/2024

Difaaca Qaranku ma 150km dib u soo baxbaa? , Difaaca Qaranku ma 300 oo sarkaal in lagaa haysto baa?

19/09/2024

Barnaamij ku saabsan Ballan-qaadkayga Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

19/09/2024

Hogaaminta Musharax Cabdiraxmaan Cirro

Address

Seeraar Building Floor 3 Room 307
Hargeisa
ROADNO.1OPPTNATIONALSUPERMAKET

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Direct Travel agent posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Direct Travel agent:

Videos

Share