03/02/2022
Waxaan maanta daahfurnay shirkada dayuuradaha ee freedom airlines express oo duulimaadkeedii ugu horeeyey ka bilowday caasimada JSL ee hargaisa, waxaan u mahadnaqayaa mulkiilaha CEO Shirkadda, sidoo kale waxaan ku boorinayaa inuu dedaalka halkaa ka sii wado insha allah.
Alla Mahad Leh
Wasiir Abdirisaq Ibrahim M Ataash