Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى

  • Home
  • Somalia
  • Mogadishu
  • Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى

Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى, Cornel Ambure, Mogadishu.

QEYBTA LIXAAD (6AAD)
01/02/2025

QEYBTA LIXAAD (6AAD)

QEYBTA SHANAAD (5AAD)
30/01/2025

QEYBTA SHANAAD (5AAD)

BOOQASHO RASMI AHFURITAANKA & XARIG JARKA XAFIISKA NOOTAAYADA SHABEELAHA HOOSE & LATALINTA SHARCIGA.TAARIIKH : 28/01/202...
29/01/2025

BOOQASHO RASMI AH

FURITAANKA & XARIG JARKA XAFIISKA NOOTAAYADA SHABEELAHA HOOSE & LATALINTA SHARCIGA.

TAARIIKH : 28/01/2025 MAGAALADA MARKA - GOBOLKA SHABEELAHA HOOSE - DOWLADDA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA.

Waxaa booqasho rasmi ah oo taariikhi ah nagu soo booqdeen Madaxda Heer Dowlad Goboleed oo kala ah :-

1- Wasiirka Amniga Gudaha Dowladda KGS Mudane Xasan Cabdulqadir Xasan

2- Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Gudaha & Dowladaha Hoose DKGS Mudane C/fitaax Cali Mursal

3- Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Ibraahim Aadan Najax

4- Xildhibaan ka tirsan Xubnaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

5- Gudoomiyaha Degmada Marka ahna Duqa Magaalada Marka Mudane Cusmaan Muuse Daqarre oo marti loo ahaa

Madaxdaas qiimaha badan waxay qeyb weyn ka ahaayeen Daahfurka & Xarig Jarka Xafiiska Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sharciga

Daahfurka xafiiska kadib Madaxda & Marti Sharafka kale waxay dhiira geliyeen Sarkaalka Guud ee Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Garsoorka Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman oo waqti badan, maskax, Aqoon, Juhdi & dhaqaale ku bixiyay Furitaanka Xafiis Adeeg sharci qabta oo heerkiisa sareeyo.

Sidoo kale waxay dhiira geliyeen Kaaliyaasha Xafiiska Nootaayada Shabeelaha Hoose oo marwaliba u taagan gudashada Shaqooyinkooda & waajibkooda Qaanuuniga ah.

Xafiiska warfaafinta Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sharciga.

Merca - Lower Shabelle Region - South West of Somalia.

Email: [email protected]
Email: [email protected]
Email: [email protected]

Tell No: +252615214104/+252615712065
Tell No: +252615015134/+252610642626
Tell No: +252610642727/+252610914343

Merca - Somalia - SWS.

دروس و محاضرات التعليقات على ندوات الجامع الكبير أنواع الربا وأمثلتهأنواع الربا وأمثلتهplay-05:33max volumeوسمعتم أنواع ...
27/01/2025

دروس و محاضرات التعليقات على ندوات الجامع الكبير أنواع الربا وأمثلته
أنواع الربا وأمثلته
play
-05:33
max volume
وسمعتم أنواع الربا، وأنه نوعان يرجع إلى نوعين: ربا الفضل، وربا النسيئة، ربا الفضل بيع الشيئين من جنس واحد بزيادة في أحدهما يسمى ربا الفضل، جنيه بجنيهين، درهم بدرهمين، صاع رز بصاعين، صاع حنطة بصاعين، هذا يقال له ربا الفضل، ولا يجوز مطلقًا، لا يدًا بيد ولا نسيئة، الجنس الواحد من أموال الربا إذا بيع متفاضلًا فهذا هو ربا الفضل، صاع من الحنطة بصاع ومد أو صاع ونصف، أو صاع من الرز بصاع ونصف أو صاعين، أو درهم بدرهمين، أو جنيه بجنيهين، أو حلية تزن عشر جنيهات بحلية، تزن إحدى عشر أو اثنا عشر من الذهب وما أشبه ذلك، هذا يقال له: ربا الفضل، وهو محرم سواء كان يدًا بيد أو بالنسيئة، إذا باعه نسيئة اجتمع فيه الربا بنوعيه، إذا باعه صاع حنطة بصاعين، اجتمع فيه الربا بنوعيه ربا الفضل وربا النسيئة، أو باع حلية فيها عشرة جنيهات بحلية فيها عشرون أو خمسة عشر نسيئة فهذا فيه الربا بنوعيه، ربا الفضل وربا النسيئة جميعًا.

وربا النسيئة -مثلما سمعتم- أن يبيع ما فيه الربا بغيره نسيئة من غير جنسه، يقال له: ربا نسيئة، كأن يبيع الفضة بالذهب نسيئة هذا يقال له: ربا النسيئة؛ لأنهما جنسان هذا ربا النسيئة، فإذا باع فضة بذهب نسيئة، أو صاع بر بصاعين من الشعير نسيئة، أو صاع بر بصاعين من الأرز نسيئة، فهذا يقال له: ربا النسيئة، ومع هذا دخل في ضمنه ربا الفضل، وإذا باع يعني في مسألة الذهب وحده والرز وحده، أما إذا باع صاعًا من الأرز بصاعين من الشعير نسيئة فهذا فيه ربا النسيئة فقط؛ لأنه يجوز بيع الصاع من البر بالصاعين من الشعر؛ لأنهما جنسان يجوز بيع هذا بهذا يدًا بيد، فإذا أعطاه صاعًا من البر بصاعين من الشعير يدًا بيد فلا بأس، لكن إذا كان نسيئة فهذا فيه ربا النسيئة، وإذا كان صاعًا من البر طيب بصاعين من البر الرديء نسيئة اجتمع فيه الربا بنوعيه: ربا الفضل، وربا النسيئة جميعًا، وإذا أعطاه قرضًا ألف ريال بألف وعشرة صار فيه ربا الفضل وربا النسيئة أيضًا، ألف ريال بألف وعشرة ربا الفضل لأنه زاده عشرة وربا النسيئة لأنه لم يقبضه بل مؤجل.

وإذا حل الدين وقال: إما أن تربي وإما أن تقضي إما أن تعطيني حقي أو أزيد قال: ما عندي شيء ما أستطيع أن أسلم لك الآن ألف أو ألفين على حسب دينه، ولكن لا مانع أمهلني وزد، فيمهله في الألف إلى ستة أشهر أو إلى سنة مع زيادة خمسين ريال أو مئة ريال أو أكثر أو أقل من أجل إمهاله وكله محرم بالإجماع، ربا النسيئة، وربا الفضل قد روي خلاف فيه عن بعض السلف ولكنه زال، فربا الفضل وربا النسيئة كله محرم بالإجماع؛ لأن النصوص فيه متكاثرة عن النبي عليه الصلاة والسلام يقول عليه الصلاة والسلام: الذهب بالذهب، والفضة بالفضة، والبر بالبر، والشعير بالشعير، والتمر بالتمر، والملح بالملح، مثلا بمثل، سواء بسواء، يدًا بيد، فإذا اختلفت هذه الأصناف فبيعوا كيف شئتم، إذا كان يدًا بيد.

فبين ﷺ أن الجنس الواحد لا يجوز بيعه بجنسه إلا يدًا بيد مع التماثل، أما إذا اختلف الجنس ذهبًا بفضة، أو برًا بشعير أو بملح، أو برًا بتمر جاز التفاضل، لكن مع القبض كونه يدًا بيد، إذا اختلف الجنس هذه أمور بحمد الله واضحة، ويجب على المسلم أن يعنى بها، وأن يحذرها.

والواقع اليوم والأكثر اليوم هو ما يتعلق بالديون، وهي التي يتعاطها البنوك في إقراضهم للناس، وفي أخذهم ودائع الناس في اقتراضهم وإقراضهم، فأخذهم الودائع اقتراض ودفعهم المال لغيرهم إقراض، فالربا في هذا وفي هذا كله ممنوع، فلا يجوز لصاحب البنك ولا لغيره من التجار أن يقرض بزيادة، ولا أن يقترض بزيادة، كله ربًا محل إجماع ومحل وفاق بين أهل العلم، فإذا أعطوه الودائع على أنه يعطيهم في المائة خمسة أو في المائة عشرة إلى بعد شهر أو بعد سنة أو أقل أو أكثر فهذا هو الربا المحرم، وهو في الحقيقة عند التحقيق اجتمع فيه ربا الفضل وربا النسيئة؛ لأنه أعطاهم ألفًا وزيادة مؤجلة فصار فيه ربا الفضل وربا النسيئة جميعًا

وسمعتم أنواع الربا، وأنه نوعان يرجع إلى نوعين: ربا الفضل، وربا النسيئة، ربا الفضل بيع الشيئين

Qeybta Afaraad (4aad)Anigoo ah Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman Waxaa Xafiiska Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sh...
27/01/2025

Qeybta Afaraad (4aad)

Anigoo ah Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman Waxaa Xafiiska Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sharciga Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى Qeybtiisa Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ee Magaalada Marka Cadeey igu soo booqeen Mudanayaasha kala ah :- 1- Mohamud Ahmed Gaas & 2- Maxamed Axmadeey Safaari kana mid ah Aqoon-Yahaanada Dalkeenna Soomaaliya kana Soo Jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan Caasimadda Gobolka ee Magaalada Marka Cadeey.

Waxaana kawada Sheekeysanay Horumarka Gobolka & soo kabashada magaalada Taariikhiga ah gaar ahaan dhanka sharciga ee Magaalada Marka.

Aqoon-yahaanada waxay xafiiska ku dhiira geliyeen shaqada Baaxadda weyn oo dhanka Sharciga ah uu ka bilaabay Magaalada Marka sida Tababarka Dhalinyarada & Guud ahaan Shaqooyinka Nootaayada ay qabato oo kala ah :-

1- Sugitaanka Milkiyadda
2- Sharciyeenta Goofafka & Dhulka Banaan
3- Kala wareejinta Guryaha & Beeraha
4- Sugitaanka Dhaxalka Koobka
5- Cadeynta Qeybsiga Qismiga Dhaxalka
6- Qorista Heshiisyada
7- Qorista Wakaaladaha
8- Qorista Caddeymaha
9- Qorista Damaanul-Maalka & Damiinul Nafsiga
10- Qorista Dar-Daaranka
11- Qorista Caddeynta Waqafka
12- Latalinta Sharciga noocyadeeda kala duwan.

Xafiiska warfaafinta Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sharciga.

Merca - Lower Shabelle Region - South West of Somalia.

Qeybta Saddexaad  (3aad)Anigoo ah Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman Waxaa Xafiiska Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta...
27/01/2025

Qeybta Saddexaad (3aad)

Anigoo ah Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman Waxaa Xafiiska Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sharciga Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى Qeybtiisa Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ee Magaalada Marka Cadeey igu soo booqday Prof. Salim Binali Al-bakri kana mid ah Aqoon-Yahaanada Dalkeenna Soomaaliya kana Soo Jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan Caasimadda Gobolka ee Magaalada Marka Cadeey.

Waxaana kawada Sheekeysanay Horumarka Gobolka & soo kabashada magaalada Taariikhiga ah gaar ahaan dhanka sharciga ee Magaalada Marka.

Prof. Salim Binali wuxuu xafiiska ku dhiira geliyay shaqada Baaxadda weyn oo dhanka Sharciga ah uu ka bilaabay Magaalada Marka sida Tababarka Dhalinyarada & Guud ahaan Shaqooyinka Nootaayada ay qabato oo kala ah :-

1- Sugitaanka Milkiyadda
2- Sharciyeenta Goofafka & Dhulka Banaan
3- Kala wareejinta Guryaha & Beeraha
4- Sugitaanka Dhaxalka Koobka
5- Cadeynta Qeybsiga Qismiga Dhaxalka
6- Qorista Heshiisyada
7- Qorista Wakaaladaha
8- Qorista Caddeymaha
9- Qorista Damaanul-Maalka & Damiinul Nafsiga
10- Qorista Dar-Daaranka
11- Qorista Caddeynta Waqafka
12- Latalinta Sharciga noocyadeeda kala duwan.

Xafiiska warfaafinta Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sharciga.

Merca - Lower Shabelle Region - South West of Somalia.

WQ / Dr. Yasin Haji Ambure .

Qeybta Labaad (2aad)Anigoo ah Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman Waxaa Xafiiska Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sha...
27/01/2025

Qeybta Labaad (2aad)

Anigoo ah Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman Waxaa Xafiiska Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sharciga Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى Qeybtiisa Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ee Magaalada Marka Cadeey igu soo booqday Eng. Iimaan Awaloow Cabdi kana mid ah Wax garadka Deegaanka Ceel-Jaalle & Guud ahaan Degmada Marka

Waxaana kawada Sheekeysanay Horumarka Gobolka & Soo kabashada dhanka sharciga ee Magaalada Marka.

Eng. Iimaan wuxuu xafiiska ku dhiira geliyay shaqada Baaxadda weyn oo dhanka Sharciga ah uu ka bilaabay Magaalada Marka Gaar ahaan
1- Sugitaanka Milkiyadda
2- Sharciyeenta Goofafka & Dhulka Banaan
3- Kala wareejinta Guryaha & Beeraha
4- Sugitaanka Dhaxalka Koobka
5- Cadeynta Qeybsiga Qismiga Dhaxalka
6- Qorista Heshiisyada
7- Qorista Wakaaladaha
8- Qorista Caddeymaha
9- Qorista Damaanul-Maalka & Damiinul Nafsiga
10- Qorista Dar-Daaranka
11- Qorista Caddeynta Waqafka
12- Latalinta Sharciga noocyadeeda kala duwan.

Xafiiska warfaafinta Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sharciga.

Merca - Lower Shabelle Region - South West of Somalia.

WQ / Dr. Yasin Haji Ambure

Qeybta Koowaad (1aad)Anigoo ah Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman Waxaa Xafiiska Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sh...
26/01/2025

Qeybta Koowaad (1aad)

Anigoo ah Garyaqaan Dr. Yasin Ahmed Osman Waxaa Xafiiska Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sharciga Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى Qeybtiisa Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ee Magaalada Marka Cadeey igu soo booqday Mudane Nabadoon Cali Xuseen Laankey kana mid ah Odayaasha Dhaqanka Gobolka Shabeelaha Hoose.

Waxaana kawada Sheekeysanay Horumarka Gobolka & Soo kabashada dhanka sharciga ee Magaalada Marka.

Nabadoonka wuxuu xafiiska ku dhiira geliyay shaqada Baaxadda weyn oo dhanka Sharciga ah uu ka bilaabay Magaalada Marka Gaar ahaan
1- Sugitaanka Milkiyadda
2- Sharciyeenta Goofafka & Dhulka Banaan
3- Kala wareejinta Guryaha & Beeraha
4- Sugitaanka Dhaxalka Koobka
5- Cadeynta Qeybsiga Qismiga Dhaxalka
6- Qorista Heshiisyada
7- Qorista Wakaaladaha
8- Qorista Caddeymaha
9- Qorista Damaanul-Maalka & Damiinul Nafsiga
10- Qorista Dar-Daaranka
11- Qorista Caddeynta Waqafka
12- Latalinta Sharciga noocyadeeda kala duwan.

Xafiiska warfaafinta Nootaayada Shabeelaha Hoose & Latalinta Sharciga.

Merca - Lower Shabelle Region - South West of Somalia.

20/01/2025
18/01/2025
"Dhibaatooyinka waaweyn ee na haysta waxaa ka mid ah in shuruucda garsoorka ay duugoobeen, sidoo kalena marka la damco i...
16/01/2025

"Dhibaatooyinka waaweyn ee na haysta waxaa ka mid ah in shuruucda garsoorka ay duugoobeen, sidoo kalena marka la damco in la sameeyo xeer ama sharci inaan cilmibaaris dhab ah ku sameynin waaqaceena iyo nooca Sharci ee aan u baahanahay, waxaan soo min guurinaa waxyaabo ay dad kale danahooda iyo baahiyahooda ay ku jaangooyeen." — Qareen 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐮𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐌. 𝐌𝐮𝐱𝐲𝐢𝐝𝐢𝐢𝐧 (𝐃𝐮𝐝𝐚𝐚𝐲𝐞)



"Caqabadaha ugu waaweyn ee ka taagan Garsoorka Koonfur Galbeed waxaa kamid ah amniga iyo maaliyadda oo iska xaddidan. Is...
16/01/2025

"Caqabadaha ugu waaweyn ee ka taagan Garsoorka Koonfur Galbeed waxaa kamid ah amniga iyo maaliyadda oo iska xaddidan. Isku darka labadaan qodob waxaa ay saamayn wayn ku yeesheen ama caqabad ku noqdeen waxtarka iyo tayada garsoorka KGS."

— 𝐃𝐫. 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞, 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐤𝐚𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐊𝐆𝐒



16/01/2025

Address

Cornel Ambure
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Lower Shabelle Notary مكتب كاتب العدل في شبيلي السفلى:

Videos

Share