Scout Travel Solutions

Scout Travel Solutions Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Scout Travel Solutions, Passport and visa service, Km4, 21 october, Sultan Business Park, Mogadishu.
(2)

Scout Travel Solution Limited stands as a full-fledged travel and tourism management company, dedicated to providing exceptional services to both regional and international clients.

Waxaan kuu diyaariney dhamaan visa-yaasha dalalka hoos ku xusan. ๐•๐ข๐ฌ๐š ๐„๐ ๐ฒ๐ฉ๐ญ ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ ๐•๐ข๐ฌ๐š ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฟ ๐•๐ข๐ฌ๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ ๐•๐ข๐ฌ๐š ๐”๐ ๐š๐ง๐๐š...
02/02/2025

Waxaan kuu diyaariney dhamaan visa-yaasha dalalka hoos ku xusan.

๐•๐ข๐ฌ๐š ๐„๐ ๐ฒ๐ฉ๐ญ ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌ
๐•๐ข๐ฌ๐š ๐“๐š๐ง๐ณ๐š๐ง๐ข๐š ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ฟ
๐•๐ข๐ฌ๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ๐Ÿ‡ถ๐Ÿ‡ฆ
๐•๐ข๐ฌ๐š ๐”๐ ๐š๐ง๐๐š ๐Ÿ‡บ๐Ÿ‡ฌ
๐•๐ข๐ฌ๐š ๐Š๐ž๐ง๐ฒ๐š ๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ‡ช
๐•๐ข๐ฌ๐š ๐Œ๐š๐ฅ๐š๐ฒ๐ฌ๐ข๐š ๐Ÿ‡ฒ๐Ÿ‡พ
๐•๐ข๐ฌ๐š ๐’๐š๐ฎ๐๐ข๐š (๐”๐ฆ๐ซ๐š๐ก) ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆ
๐•๐ข๐ฌ๐š ๐ˆ๐ง๐๐ข๐š (๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐) ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ณ

Hadda kasoo dalbo: whatsapp 61 1444420
Ama noogu imaw xarunteena: ๐Ÿ“ Muqdisho, Waaberi District, 21 Oct Street, Sultan Business Park, Floor 1, Room 111.

Bisha Ramadaan waxaa ka dhiman kaliya 30 maalin inshaAllahMudane/Marwo ma u diyaargarowday cumrada bisha Ramadaaan? ๐‘๐‘Ž๐‘”๐‘Ž...
29/01/2025

Bisha Ramadaan waxaa ka dhiman kaliya 30 maalin inshaAllah

Mudane/Marwo ma u diyaargarowday cumrada bisha Ramadaaan?

๐‘๐‘Ž๐‘”๐‘Ž๐‘™๐‘Ž ๐‘ ๐‘œ๐‘œ ๐‘ฅ๐‘Ž๐‘Ÿ๐‘–๐‘–๐‘Ÿ ๐‘คโ„Ž๐‘Ž๐‘ก๐‘ ๐‘Ž๐‘๐‘: +252 61 1444420 ama +252 611444421.
Ama noogu imaw xarunteena: ๐Ÿ“ Muqdisho, Waaberi District, 21 Oct Street, Sultan Business Park, Floor 1, Room 111.

๐„๐ ๐ฒ๐ฉ๐ญ ๐•๐ข๐ฌ๐šWaxaan kuu heynaa visaha ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ฌ๐š๐ซ, hadda soo dalbo, oo ku hel waqti kooban iyo qiima macquul ah.๐‘๐‘Ž๐‘”๐‘Ž๐‘™๐‘Ž ๐‘ ๐‘œ๐‘œ ...
27/01/2025

๐„๐ ๐ฒ๐ฉ๐ญ ๐•๐ข๐ฌ๐š

Waxaan kuu heynaa visaha ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐ฆ๐š๐ฌ๐š๐ซ, hadda soo dalbo, oo ku hel waqti kooban iyo qiima macquul ah.

๐‘๐‘Ž๐‘”๐‘Ž๐‘™๐‘Ž ๐‘ ๐‘œ๐‘œ ๐‘ฅ๐‘Ž๐‘Ÿ๐‘–๐‘–๐‘Ÿ ๐‘คโ„Ž๐‘Ž๐‘ก๐‘ ๐‘Ž๐‘๐‘: +252 61 1444420 ama +252 611444421.

Ama noogu imaw xarunteena: ๐Ÿ“ Muqdisho, Waaberi District, 21 Oct Street, Sultan Business Park, Floor 1, Room 111.

Waxaan qiima dhimis weyn kuugu sameynay visaha dalka Masar/Egypt.Qiima dhimista ka faa'ideyso oo hadda soo dalbo visaha ...
25/01/2025

Waxaan qiima dhimis weyn kuugu sameynay visaha dalka Masar/Egypt.

Qiima dhimista ka faa'ideyso oo hadda soo dalbo visaha iyo ticket-ka Masar.

Nagala soo xariir whatsapp 61 1444420
Ama noogu imaw xaruteena ๐Ÿ“ Sultan Business Park Waaberi District, 21 Oct Street, Muqdisho.

Ma ogtahay cumrada bisha Ramadaan iney ajar ahaan u dhiganto adigoo NEDBIGA SCW LASOO XAJIYEY?Si aad usoo cumreysato nag...
21/01/2025

Ma ogtahay cumrada bisha Ramadaan iney ajar ahaan u dhiganto adigoo NEDBIGA SCW LASOO XAJIYEY?

Si aad usoo cumreysato nagala soo xariir whatsapp 61 1444420
Ama noogu imaw xaruteena ๐Ÿ“ Sultan Business Park Waaberi District, 21 Oct Street, Muqdisho.

Waxaan diyaar u nahay inaan kuu diyaarino hotel-ka dooqaaga ah magaalada Makkah iyo Medina.Haddii aad rabtid inaad si ra...
18/01/2025

Waxaan diyaar u nahay inaan kuu diyaarino hotel-ka dooqaaga ah magaalada Makkah iyo Medina.

Haddii aad rabtid inaad si raaxo leh usoo cumreysato, nagala soo xariir whatsapp 61 1444420

Ama noogu imaw xarunteena; ๐Ÿ“ Sultan Business Park Waaberi District, 21 Oct Street, Muqdisho

16/01/2025

Shirkada Scout Travel Solution waxey kuu keentaya dharka Ixraamka iyagoo ๐ญ๐š๐ฒ๐จ ๐Ÿ๐ข๐ข๐œ๐š๐ง ๐ฅ๐ž๐ก, ๐ฐ๐ž๐ฅ๐ข๐›๐š ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š ๐ฃ๐š๐›๐š๐ง.

Dhamaan xujeyda iyo muctamiriinta rajeyneysa iney sanadkaan soo cibaadeystaan, waxaan u sameynay qiima dhimis weyn.

Dharka ixraamka waxaad ku heli kartaa jumlo iyo tafaariiq, waxaana kuugu keeni karnaa meelkasta oo aad ka joogtid Soomaaliya.

๐Ÿ“ž Nagala soo xiriir WhatsApp: 61 1444420

Sidoo kale waxaan kuugu diyaariney gooba kala duwan, sida dukaanka ๐‡๐จ๐ซ๐ฒ๐š๐š๐ฅ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐ง๐ž๐ฌ ๐‚๐ž๐ง๐ญ๐ž๐ซ, xarumihiisa kala ah;

๐Ÿ“ Horyaal Business Center - Bakaaraha Aba Hurayra
๐Ÿ“ Xarunta KM4
๐Ÿ“ Xarunta Zoobe

Scout Travel Solution โ€“ waa saaxiibkaaga iyo saaxiibka bulshada

Suโ€™aasha jimcaha Fursadaan waxey gaar u tahay dadka raba iney sanadkaan soo xajiyaan ama soo cumreystaan.Ka jawaab suโ€™aa...
16/01/2025

Suโ€™aasha jimcaha

Fursadaan waxey gaar u tahay dadka raba iney sanadkaan soo xajiyaan ama soo cumreystaan.

Ka jawaab suโ€™aashan oo ku guuleyso dharka ixraamka (oo wata suunkiisa iyo boorso).

15/01/2025

MashaAllah

Ilaahaa mahadleh, muctamiriinta bisha Rajab aan dirney oo waqti qurux badan ku qaadanaaya banka carafa.

Scout Travel Solution Limited waa wehelka safarkaaga, si aad usoo gudutid acmaasha cumrada nagala soo xariir whatsapp 61 1444420

Waxaa noo bilawday maalmihii cadada (ayaamul beyd)Maalmahan waa maalmo soonkoodu uu sunno yahay, fadlan ka faaโ€™ideyso, u...
13/01/2025

Waxaa noo bilawday maalmihii cadada (ayaamul beyd)

Maalmahan waa maalmo soonkoodu uu sunno yahay, fadlan ka faaโ€™ideyso, una share garee dadka aad jeceshahay.

๐Œ๐š ๐จ๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š ๐ฃ๐š๐›๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐œ๐ฎ๐ฆ๐ซ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐จ ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐‘๐š๐ฃ๐š๐›?Shirkadda Scout Travel Solution waxey qiima dhimis kuugu ...
07/01/2025

๐Œ๐š ๐จ๐ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐š๐ ๐ช๐ข๐ข๐ฆ๐š ๐ฃ๐š๐›๐š๐ง ๐ค๐ฎ๐ฌ๐จ๐จ ๐œ๐ฎ๐ฆ๐ซ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ค๐š๐ซ๐ญ๐จ ๐›๐ข๐ฌ๐ก๐š ๐‘๐š๐ฃ๐š๐›?

Shirkadda Scout Travel Solution waxey qiima dhimis kuugu sameysay adeega cumrada bisha Rajab.

Wuxuu package-ka ka koobanyahay:
Ticket go and back
Visa
Hotel
Cunto
Dharkii cumrada

Nagala soo xariir whatsapp 61 1444420 ama noogu imaw xarunteena; Sultan Business Park Waaberi District, 21 Oct Street, Muqdisho.

04/01/2025

Si'aad uga faa'ideysato qiima dhimistan cumrada bisha Ramadaan, fadlan xili h**e isdiiwaangali.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xariir whatsapp 61 1444420

Mucaad ibnu Jabal (RC) waxa uu soo wariyey in Nabiga (NNKH) uu yidhi: "Ilaahayow noo barakee bisha Rajab iyo bisha Shacb...
02/01/2025

Mucaad ibnu Jabal (RC) waxa uu soo wariyey in Nabiga (NNKH) uu yidhi: "Ilaahayow noo barakee bisha Rajab iyo bisha Shacbaan, oo nagaarsii bisha Ramadaan."

ุนู† ู…ุนุงุฐ ุจู† ุฌุจู„ ุฑุถูŠ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ ู‚ุงู„: ู‚ุงู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู…: "ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุจูŽุงุฑููƒู’ ู„ูŽู†ูŽุง ูููŠ ุฑูŽุฌูŽุจูŽ ูˆูŽุดูŽุนู’ุจูŽุงู†ูŽ ูˆูŽุจูŽู„ู‘ูุบู’ู†ูŽุง ุฑูŽู…ูŽุถูŽุงู†ูŽ".

Bisha Rajab waa mid kamid ah bilaha barakeysan ee islaamka, bishaan waxey leedahay fadli dheeraad ah, waana mid kamid ah bilaha uu Nabiga (NNKH) uu soo cumreystay.

Aan ku dadaalno acmaasha wanaagsan bishaan, sidoo kale aan ka fogaana waxyaabaha xun ee diinteena suuban ee ay naga reebtay.

Position: Salesman and Finance OfficerLocation: MogadishuJob Summary:We are looking for a skilled professional with expe...
31/12/2024

Position: Salesman and Finance Officer
Location: Mogadishu
Job Summary:
We are looking for a skilled professional with experience in the travel industry to take on a dual role as Salesman and Finance Officer. The ideal candidate will excel in selling travel-related services such as tickets, visas, and Umrah packages while managing financial operations efficiently.
Key Responsibilities:
Sales Duties:
Promote and sell travel services, including flight tickets, visas, Umrah packages, and other travel-related offerings.
Assist customers with travel bookings, itineraries, and visa applications.
Build and maintain strong relationships with clients to ensure customer satisfaction and repeat business.
Provide advice on travel requirements, including destinations, pricing, and visa regulations.
Achieve and exceed monthly sales targets.
Collaborate with the marketing team to support promotional campaigns.
Stay informed about industry trends, promotions, and regulations.
Finance Duties:
Manage daily financial transactions, including invoicing and reconciliation.
Prepare financial reports and ensure timely submissions to management.
Monitor budgets, expenses, and cash flow to maintain financial stability.
Handle payroll and ensure timely payments to employees.
Collaborate with auditors and ensure compliance with financial regulations.
Maintain accurate financial records and documentation.
Qualifications:
Proven experience in the travel industry, particularly in sales and financial management.
Proficiency in Microsoft Office applications, especially Excel.
Strong communication and interpersonal skills.
Excellent organizational and multitasking abilities.
Analytical mindset with attention to detail.
Knowledge of travel regulations, visa requirements, and financial processes.
Bachelorโ€™s degree in Finance, Accounting, Business, or a related field is an advantage.
How to Apply:
Please send your resume and cover letter to [email protected] by 03-09-2024.
Join us to deliver exceptional travel experiences and maintain financial excellence!

Hadda isdiiwaangali, oo qiima ku raali galiya kusoo cumreyso bisha Ramadaan! Waxaad fursad u heli doontaa inaad kala doo...
30/12/2024

Hadda isdiiwaangali, oo qiima ku raali galiya kusoo cumreyso bisha Ramadaan!

Waxaad fursad u heli doontaa inaad kala doorato xirmooyinkeena kala ah Basic Umrah Package, Normal Umrah package, VIP Umrah Pacakage.

Si aad uga faaโ€™ideysato fursadaan; nagala soo xariir whatsapp 0611444420.

Halkaan ka akhriso warbixin ku saabsan dalka Ghana oo u fasaxay dadka afrikaanka ah in free visa (bilaa dal ku gal) ey t...
30/12/2024

Halkaan ka akhriso warbixin ku saabsan dalka Ghana oo u fasaxay dadka afrikaanka ah in free visa (bilaa dal ku gal) ey tagi karaan dalkiisa.

๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ๐Ÿ‘‡๐Ÿพ

In a historic move to promote African unity and integration, Ghana has announced a free visa policy for citizens of all African countries. This groundbreaking initiative reaffirms Ghanaโ€™s commitment to Pan-Africanism and is expected to significantly boost trade, tourism, and cultural exchange acro...

Warbixin cusubMadaxweynaha dalka Ghana ayaa ku dhawaaqay laga bilaabo 2025 in dhamaan dadka afrikaanka ah dalka Ghana ee...
29/12/2024

Warbixin cusub

Madaxweynaha dalka Ghana ayaa ku dhawaaqay laga bilaabo 2025 in dhamaan dadka afrikaanka ah dalka Ghana ee tagi karaan bilaa visa (visa free)

Scout Travel Solution waxey kaa balaqaadeysaa tigidh raqiis ah.

Fadliga xajka iyo cumradaAbuu Hureyra (RC) wuxuu ๐ง๐š๐›๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐š (๐’๐‚๐–) kasoo wariyey inuu dhahay: "Laba goor (xilli) oo la cum...
29/12/2024

Fadliga xajka iyo cumrada

Abuu Hureyra (RC) wuxuu ๐ง๐š๐›๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐š (๐’๐‚๐–) kasoo wariyey inuu dhahay: "Laba goor (xilli) oo la cumreysto dhexdooda waxaa ku sugan dembi dhaaf, xaj si wanaagsan loo gutay oo lagu baarrinimo falayna abaalmarin aan janno ahayn malahan!"

ุนูŽู†ู’ ุฃูŽุจููŠ ู‡ูุฑูŽูŠู’ุฑูŽุฉูŽ ู€ ุฑุถู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู†ู‡ ู€ ุฃูŽู†ู‘ูŽ ุฑูŽุณููˆู„ูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุณู„ู… ู‚ูŽุงู„ูŽ โ€ "โ€ ุงู„ู’ุนูู…ู’ุฑูŽุฉู ุฅูู„ูŽู‰ ุงู„ู’ุนูู…ู’ุฑูŽุฉู ูƒูŽูู‘ูŽุงุฑูŽุฉูŒ ู„ูู…ูŽุง ุจูŽูŠู’ู†ูŽู‡ูู…ูŽุงุŒ ูˆูŽุงู„ู’ุญูŽุฌู‘ู ุงู„ู’ู…ูŽุจู’ุฑููˆุฑู ู„ูŽูŠู’ุณูŽ ู„ูŽู‡ู ุฌูŽุฒูŽุงุกูŒ ุฅูู„ุงู‘ูŽ ุงู„ู’ุฌูŽู†ู‘ูŽุฉู โ€"

Address

Km4, 21 October, Sultan Business Park
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252611444421

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Scout Travel Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Scout Travel Solutions:

Videos

Share