Raac Travel Services

Raac Travel Services Raac Travel Services Waxay Bixisaa Adeegyada Tigidhada Dal iyo Dibad, iyo Fiisooyinka kala duwan. soo dhawaada, oo kaalaya adduunka nala mushaaxa.

Shirkadda Raac Travel Services waxay bixisaa adeegyada aay ka midka yihiin:-
● Tigidhada diyaaradaha Dalka iyo Dibadda oo qiime macquul ah.
● Fiisooyinka wax barashada ee dalalka Turkey 🇹🇷 Malaysia 🇲🇾 India 🇮🇳 China 🇨🇳 .
● Fiisooyinka Dalxiiska ee dalalka Kenya 🇰🇪 Russia 🇷🇺 UAE 🇦🇪 iyo dalal kale.
● Isku dubba-ridka Dalxiiska waddankeenna gudahiisa, Somalia 🇸🇴.

Fiiso Qatar oo muddo 7 bari kuugu soo baxaysa ayaan kuu haynnaa Macmiil, waxayna ka koobantahay.      1 SANO AH   iyo dh...
16/11/2023

Fiiso Qatar oo muddo 7 bari kuugu soo baxaysa ayaan kuu haynnaa Macmiil, waxayna ka koobantahay. 1 SANO AH iyo dhammaan adeegyada la socda sida:-, , , markaad Qatar tagto.
LACAGTU WAA KALA DHIGASHO MARKAAD QATAR KADEGTO AYAAN KALA QAADANEENAA HADDUU ALLE IMDO.
SHAQADA IYO DEEGAANKA ADIGA AYAA RAADSANAYA.
Adeegyada kale oo aan idiin hayno waxaa ka mid ah.
Kenya 🇰🇪 Dalxiis 2 Bari.
Egypt 🇪🇬 Masar Dalxiis E-visa Bil.
DAL IYO DIBAD.

Kala Xiriir.
0612896945/ 0618363735/0628363735
WhatsApp Nagala xiriir asna. https://wa.me/message/4EZOTQTS7UUSL1

Raac Travel Services Waxa Ay Ugu Bishaareynayaa Bulsha-Weynta Soomaaliyeed in Ay U Fududayn Doonto Helida Visa Yaasha Wa...
25/10/2023

Raac Travel Services Waxa Ay Ugu Bishaareynayaa Bulsha-Weynta Soomaaliyeed in Ay U Fududayn Doonto Helida Visa Yaasha Wadanmada Calamka
Qiimo Aad U Yar, dag dag

Adeegyada kale oo aan idiin hayno waxaa ka mid ah.
Kenya 🇰🇪 Dalxiis 2 Bari.
Egypt 🇪🇬 Masar Dalxiis E-visa Bil.
DAL IYO DIBAD.

Kala Xiriir.
0612896945/ 0618363735/0628363735
WhatsApp Nagala xiriir asna. https://wa.me/message/4EZOTQTS7UUSL1

Fiiso Qatar oo muddo 7 bari kuugu soo baxaysa ayaan kuu haynnaa Macmiil, waxayna ka koobantahay.      1 SANO AH   iyo dh...
15/10/2023

Fiiso Qatar oo muddo 7 bari kuugu soo baxaysa ayaan kuu haynnaa Macmiil, waxayna ka koobantahay. 1 SANO AH iyo dhammaan adeegyada la socda sida:-, , , markaad Qatar tagto.

LACAGTU WAA KALA DHIGASHO MARKAAD QATAR KADEGTO AYAAN KALA QAADANEENAA HADDUU ALLE IMDO.
SHAQADA IYO DEEGAANKA ADIGA AYAA RAADSANAYA.

Adeegyada kale oo aan idiin hayno waxaa ka mid ah.

Kenya 🇰🇪 Dalxiis 2 Bari.
Egypt 🇪🇬 Masar Dalxiis E-visa Bil.
DAL IYO DIBAD.



Kala Xiriir.

0612896945/ 0618363735/0628363735
WhatsApp Nagala xiriir asna. https://wa.me/message/4EZOTQTS7UUSL1

Qofkii Culees kala kulma Numbarkeennii 0628363735, hala soo xariiro keenaan kale, 0618363837. Cillad xagga Whatsapp ah a...
08/10/2023

Qofkii Culees kala kulma Numbarkeennii 0628363735, hala soo xariiro keenaan kale, 0618363837. Cillad xagga Whatsapp ah ayaa naga heesata. soo dhawaada macaamiisheenna sharafta leh.

Fiiso Qatar oo muddo 7 bari kuugu soo baxaysa ayaan kuu haynnaa Macmiil, waxayna ka koobantahay.      1 SANO AH   iyo dh...
14/09/2023

Fiiso Qatar oo muddo 7 bari kuugu soo baxaysa ayaan kuu haynnaa Macmiil, waxayna ka koobantahay. 1 SANO AH iyo dhammaan adeegyada la socda sida:-, , , markaad Qatar tagto.

LACAGTU WAA KALA DHIGASHO MARKAAD QATAR KADEGTO AYAAN KALA QAADANEENAA HADDUU ALLE IMDO. SHAQADA IYO DEEGAANKA ADIGA AYAA RAADSANAYA.

Adeegyada kale oo aan idiin hayno waxaa ka mid ah.

Belarus 🇧🇾 Caafimaad ah 21 Bari insha'allah.
Kenya 🇰🇪 Dalxiis 2 Bari.
Egypt 🇪🇬 Masar Dalxiis E-visa Bil.
iyo Dalxiis Saudi Arabia 🇸🇦
DAL IYO DIBAD.



Kala Xiriir.

0612896945/ 0618363735/0628363735
WhatsApp Nagala xiriir asna. https://wa.me/message/4EZOTQTS7UUSL1

Fiiso Qatar 🇶🇦 oo muddo 7 bari kuugu soo baxaysa ayaan kuu haynnaa Macmiil, waxayna ka koobantahay.      1 SANO AH   iyo...
01/09/2023

Fiiso Qatar 🇶🇦 oo muddo 7 bari kuugu soo baxaysa ayaan kuu haynnaa Macmiil, waxayna ka koobantahay. 1 SANO AH iyo dhammaan adeegyada la socda sida:-, , , markaad Qatar tagto.

LACAGTU WAA KALA DHIGASHO MARKAAD QATAR KADEGTO AYAAN KALA QAADANEENAA HADDUU ALLE IMDO. SHAQADA IYO DEEGAANKA ADIGA AYAA RAADSANAYA.

Adeegyada kale oo aan idiin hayno waxaa ka mid ah.

Belarus 🇧🇾 Caafimaad ah 21 Bari insha'allah.
Kenya 🇰🇪 Dalxiis 5 Bari.
Egypt 🇪🇬 Masar Dalxiis E-visa Bil.
iyo Saudi Arabia 🇸🇦
DAL IYO DIBAD.



Kala Xiriir.
0612896945/ 0618363735/0628363735
WhatsApp Nagala xiriir asna. https://wa.me/message/4EZOTQTS7UUSL1

Fiiso free Qatar 🇶🇦, Macal Tikid, Iqaamad 1sano, caafimaadka markaad qadar tagto, insurance card, Faraha, lacagna aan la...
27/08/2023

Fiiso free Qatar 🇶🇦, Macal Tikid, Iqaamad 1sano, caafimaadka markaad qadar tagto, insurance card, Faraha, lacagna aan lagaa qaadayn illaa aad Qatar kadagto, dhamaan adeegyadaas oo dhan waxaan kuugu qabanaynaa muddo 14 bari ah hadduu alle idmo, qiimahuna waa $3,400 kaliya ee soo dhawaw macmiil adoo karaamaysan.

Waxaan kuu haynaa Fiiso Deganaasho Qatar oo muddo gaaban kuugu soo baxaysa,Waxaad nagala soo xiriiri kartaa taleefanadaa...
15/08/2023

Waxaan kuu haynaa Fiiso Deganaasho Qatar oo muddo gaaban kuugu soo baxaysa,

Waxaad nagala soo xiriiri kartaa taleefanadaan.
0618363735/0612896945/0628363735

13/08/2023

Waxaan macaamiisheenna ogaysiinaynaa inaan u hayno Duulimaadyada Dalka Iyo Dibadda oo raqiis ah, iyo Fiisooyinka Waddamada qaar, sida, Kenya 🇰🇪 Egypt 🇪🇬 Qatar 🇶🇦 Uganda 🇺🇬 iyo qaar kale.

Kala xiriir/ 0618363735/0628363735/0612896945
Ama kala xiriir what'sapp
https://wa.me/message/4EZOTQTS7UUSL1

Fiiso wax barasho oo Belarus ah ayaan kuu haynaa, ee fursadda ka faa'idayso.
01/08/2023

Fiiso wax barasho oo Belarus ah ayaan kuu haynaa, ee fursadda ka faa'idayso.

Fiiso Deganaasho oo aad Qatar 🇶🇦 kaga shaqaysan karto baan kuu heynaa, hadduu alle idmo 7 maalmood ayay kuugu soo baxays...
31/07/2023

Fiiso Deganaasho oo aad Qatar 🇶🇦 kaga shaqaysan karto baan kuu heynaa, hadduu alle idmo 7 maalmood ayay kuugu soo baxaysaa, ee kaalay nasoo booqo.
https://wa.me/message/4EZOTQTS7UUSL1
0612896945/0628363735/0618363735

Kenya 🇰🇪 Uganda 🇺🇬 Egypt 🇪🇬 Dalxiis Baan ka haynaa.Turkey 🇹🇷 Malaysia 🇲🇾 Waxbarasho.Qatar 🇶🇦 shaqo iyo dalxiis taad rabt...
26/07/2023

Kenya 🇰🇪
Uganda 🇺🇬
Egypt 🇪🇬
Dalxiis Baan ka haynaa.

Turkey 🇹🇷
Malaysia 🇲🇾
Waxbarasho.

Qatar 🇶🇦 shaqo iyo dalxiis taad rabto waan haynaa.

Tigidhada Dal iyo Dibadba waan jarnaa.

Waxaan idiin haynaa Fiiso Dalka Qatar ah oo la hubo, waqti yarna kusoo baxaysa. -lahubo.
25/07/2023

Waxaan idiin haynaa Fiiso Dalka Qatar ah oo la hubo, waqti yarna kusoo baxaysa.

-lahubo.

Maalmo yar gudahooda waxaan kugu soo saari doonaa visa-ha waxbarashada iyo mid caafimaadba.Nagala soo xariir/0612896945/...
22/07/2023

Maalmo yar gudahooda waxaan kugu soo saari doonaa visa-ha waxbarashada iyo mid caafimaadba.

Nagala soo xariir/0612896945/0618363735

3 Maalin gudahooda ayaan kuugu soo saarayna Fiiso Kenya ah.Kala Xariir/0618363735/0612896945
16/07/2023

3 Maalin gudahooda ayaan kuugu soo saarayna Fiiso Kenya ah.

Kala Xariir/0618363735/0612896945

Deg deg kuhel Fiisaha Kenya.0618363735
10/07/2023

Deg deg kuhel Fiisaha Kenya.

0618363735

Hel Admission Nada dhamaan jamacadaha Dalka Turkey qiima jaban iyo muda koban . Sidokale waxaan kuheynaa Visa waxbarasho...
09/07/2023

Hel Admission Nada dhamaan jamacadaha Dalka Turkey qiima jaban iyo muda koban . Sidokale waxaan kuheynaa Visa waxbarasho ee dalka Turkiga .

Wixii warbixin dheerada nagala soxirir Numberka hoose.

#+252618363735

08/07/2023

Madoonaysaa Fiisooyinka Dalxiiska ee Dalalka Kenya, Masar, Yuwaandha. kaalay ugu imaw Raac Travel Services kuna soo dhawaw Gacma Furan.
#618363735-612896945

Raac Travel Services Waxay Bixisaa Adeegyada Tigidhada Dal iyo Dibad, iyo Fiisooyinka kala duwan.

Fiisooyinka Waxbarashada Turkiga waan haynaa, si hufanna waa la inkugu shaqaynayaa. Agteenna iska diiwaan galiKadib kull...
06/07/2023

Fiisooyinka Waxbarashada Turkiga waan haynaa, si hufanna waa la inkugu shaqaynayaa.
Agteenna iska diiwaan gali
Kadib kulliyadda iyo Jaamacadda dooro
Kadib Admishanka hel
Kaddibna Fiisaha qaado
Oo bilaw Jaamacadda hadduu alle idmo.

Ref No: 0019/RTS/23,Tr:02-07-2023Ujeeddo:  OgaysiisMaamulka shirkadda Raac Travel Services waxuu macaamiisha sharafta le...
02/07/2023

Ref No: 0019/RTS/23,Tr:02-07-2023

Ujeeddo: Ogaysiis

Maamulka shirkadda Raac Travel Services waxuu macaamiisha sharafta leh ogaysiinayaa in shirkaddu hawl bilawday, kana shaqayn doonto jaridda tigidhada dal iyo dibadba.
Sidoo kale waxay shirkaddu fududayn doontaa fiisooyinka caafimaadka iyo wax barashada ee dalalka India, Rusia, Turky, Egypt IWM.

Email: [email protected]. Sales contact: 0618363735/ Admin, 0612896945
Mahadsanidiin

Abdisalam Said Ahmed

Address

Makka Al Mukarama Road
Mogadishu
252

Opening Hours

Monday 08:30 - 22:00
Tuesday 08:30 - 22:00
Wednesday 08:30 - 22:00
Thursday 08:30 - 22:00
Saturday 08:30 - 22:00
Sunday 08:30 - 22:00

Telephone

+252618363735

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Raac Travel Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Raac Travel Services:

Videos

Share