Xamuul Travel Agency

Xamuul Travel Agency shirkada xamuul waa shirkad qaabilsan duulimaadka caalamiga ah waxa uu saldhigeedu yahay muqdisho

Ku hel waqti kooban visoyinka kala ah, turkiga,kenya, iyo masar, waa visoyin lahubo laguna kalsoonaan karo,Nagala soo xa...
17/03/2024

Ku hel waqti kooban visoyinka kala ah, turkiga,kenya, iyo masar, waa visoyin lahubo laguna kalsoonaan karo,

Nagala soo xariir; 0617230418
WhatsApp; 0617230418

01/04/2023

Updates

Waxaa diyaar ah viso cyprus ah,
Ardaynimo iyo dalxiis laguna kalsoonaan karo,

FG; visahaani waa mid 100% saxan laguna
Kalsoonan karo, haana weeydiin walaal
Wax ka baxsan cyprus
Mahadsanid 🌷

01/03/2023

1DAY UMRAH VISA
ku hel visaha cumrada waxaad ku heleysaa Halmaalin oo kaliya Waxeeyna kaaga dhaceysa visaha 90beri

kaliya inoo keenso basaboorkaga
majirto waxa lacag hormaris ah ilaa
visaha kuu soo baxo

nagala soo xariir
0617230418

shirkada xamuul waa shirkad qaabilsan duulimaadka caalamiga ah waxa uu saldhigeedu yahay muqdisho

18/02/2023

Safarka waa maalgelinta naftaada 😊🙌

17/02/2023

Russia ✅
India✅
Uganda✅
Kenya ✅
South Africa✅
Egypt✅
Qatar✅
Mozambique✅
China scholarship✅
Cyprus❌
Romania❌
Serbia ❌
Brazil❌
Turkey❌

17/02/2023

Turkey, Serbia, Romania, brazil,

Macamishena iyo dhamaan umada soomaliyeed waxaan u sheegeynaa in aynaan heynin wadamadaani,

1, turkey xaladeeda waa mid cakiran badanaa
Qofkii dalbado visoyinka kala ah ardaynimo dalxiis iyo cafimaad Waxeey u badan tahay 90% ineey qaadan doonan Rejected,

2,serbia wax xog ah oo saxan laguna kalsoonan karo
Lama haayo badanaa waxeey u badan tahay qofka inuu soo qaadan doono diidmo,

3,romania majirto iyadana xog saxan oo aan ku kalsoonan karno oo aan idiin sheegi karno,

4, brazil k**a heyno xog saxan oo aan iyadana ku kalsoonaan karno, oo aan idinla wadaagi karno,

Shirkadii ku dhahdo intaan waan heynaa waxeey
U badan tahay 100% wax aan jirin

Ugu danbeeyn,

Wadamadaani, dad badan ayaa ina soo weydiiyay
Waxaan idin leenahay, haa iska qasaarinina maalkina
Iyo waqtigiina ilaa aad ka heshaan xog saxan oo aad
Ku kalsoonan kartaan,

Mahadsanidiin 👍🌷

CHINA SCHOLARSHIP OO AAD BISHII QADANEYSO MUSHAHARmaxaa lagaaga baahan yahay1.waa in aad soo dhameysay jaamacad2.waa in ...
16/02/2023

CHINA SCHOLARSHIP OO AAD
BISHII QADANEYSO MUSHAHAR

maxaa lagaaga baahan yahay

1.waa in aad soo dhameysay jaamacad
2.waa in aad heysataa shahaado jaamacad oo sax ah
2.bachelor master iyo bhd waa in aad sadaxdaas midkood
aad tahay,

waxaad qadaneysaa mushahar wax barashaduna
waa free,cuntadaada iyo jiifkaagana waa free lacagaha
weey kala sareeyan

LACAGTA AAD QADANEYSO MUSHAHAR AHAAN,

BHD LACAGTA $700
BACHELOR $600
MASTER $400

wixii faahfahin ah
0617230418

45 MAALIN KU HEL VISAHA DALKA RUSHKAMacamiil waxaa diyaar ah visaha dalkaRushka oo  ah ardaynimo wax lacag hormarisAh ma...
10/02/2023

45 MAALIN KU HEL VISAHA DALKA RUSHKA

Macamiil waxaa diyaar ah visaha dalka
Rushka oo ah ardaynimo wax lacag hormaris
Ah majirto kaalay inagu soo booqo xarunteena
Isgooska taleex dabaqa som oil

Ardaynimo 45 maalin

0617230418

HAJJ AND UMRA 3DAYSKu hel visaha cumrada mudo koobanoo sadax maalin ahnagala soo xariir 252 610757270252 617230418      ...
09/02/2023

HAJJ AND UMRA 3DAYS

Ku hel visaha cumrada mudo kooban
oo sadax maalin ah

nagala soo xariir
252 610757270
252 617230418

UMRA VISA 3DAYSVisaha cumrada ku hel Mudo 3maalin ah waxaad joogtaaMesha ugu saxan ee visahaagaIsgooska taleex dabaqa so...
07/02/2023

UMRA VISA 3DAYS

Visaha cumrada ku hel
Mudo 3maalin ah waxaad joogtaa
Mesha ugu saxan ee visahaaga

Isgooska taleex dabaqa som oil
Ama soo wac

0617230418 ✅📲
0610757270✅📲

02/02/2023

45MAALIN KU HEL VISAHA DALKA RUSHKA

Macamiil waxaa diyaar ah visaha dalka
Rushka oo ah ardaynimo
waxa ayna ku egtahay bishaan
Taariqda marka ay mareeso 10/2/2023

Ardaynimo 45maalin

0617230418

shirkada xamuul waa shirkad qaabilsan duulimaadka caalamiga ah waxa uu saldhigeedu yahay muqdisho

SOUTH AFRICA VISAKaalay soo qaado boorsadaadaOo aad dalka aad ku hamineysayKu aad south africa si amaan ahMudo 15beri ah...
31/01/2023

SOUTH AFRICA VISA

Kaalay soo qaado boorsadaada
Oo aad dalka aad ku hamineysay
Ku aad south africa si amaan ah
Mudo 15beri ah

Nagala soo xariir
0617230418

30/01/2023

7DAYS MASAR VISA

ku hel visaha dalka masar
mudo 7maalin ah qiimo jaban
oo macquul ah

nagala so xariir
0617230418

shirkada xamuul waa shirkad qaabilsan duulimaadka caalamiga ah waxa uu saldhigeedu yahay muqdisho

30/01/2023

KENYA VISA 5DAYS

ku hel visaha kenya mudo
5maalin ah, iyadoo laguugu
adeegi doono sida ugu wanaagsan

laxariir, 0617230418

shirkada xamuul waa shirkad qaabilsan duulimaadka caalamiga ah waxa uu saldhigeedu yahay muqdisho

21/01/2023

TURKEY VISA 14DAYS

ku hela visaha dalka turkiga mudo
14maalin ah iyadoon wax lacag ah
lagaa hormarin

xarunta
isgooska taleex dabaqa
som oil
nagala soo xariir
0617230418

shirkada xamuul waa shirkad qaabilsan duulimaadka caalamiga ah waxa uu saldhigeedu yahay muqdisho

7DAYS VISA KENYAwaxaan kuu heyna viso dalka kenya ah visaha waxaad ku heleysaa mudo 7beri ah kaliyo inoogu imoow xafiisk...
20/01/2023

7DAYS VISA KENYA

waxaan kuu heyna viso dalka kenya ah
visaha waxaad ku heleysaa mudo 7beri
ah kaliyo inoogu imoow xafiiskeena kuyaalo
muqdisho

isgooska taleex dabaqa
som oil floor 5

ama soo wac
0617230418

20/01/2023

ku soo dhawaada Bage keena cusub Xamuul Travel Agency xarunta waxeey ku taala isgooska taleex dabaqa som oil ama inagala soo xariir

0617230418

Address

Hodan
Mogadishu
0000

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xamuul Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xamuul Travel Agency:

Videos

Share

Category

Nearby travel agencies