Al Saqar Travel

Al Saqar Travel Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al Saqar Travel, Tour Agency, Mogadishu.
(1)

Al Saqar is one of the leading tour operators in Somalia, providing comprehensive services groups and individuals, Excite was first established in the year 2017.

CIID WANAAGSAN - Illaahay Hanaga Aqbalo Soonkii, Salaaddii iyo Ducaddii bisha Barakeysan ee Ramadanka. Farxad iyo Nabad ...
09/04/2024

CIID WANAAGSAN - Illaahay Hanaga Aqbalo Soonkii, Salaaddii iyo Ducaddii bisha Barakeysan ee Ramadanka. Farxad iyo Nabad ku Ciida.

كل عام وأنتم بخير، ورمضانكم مبارك. أدام الله عليكم نعمة الصحة والعافية.🌙Ku sooma farxad iyo caafimaad.🌙                 ...
10/03/2024

كل عام وأنتم بخير، ورمضانكم مبارك. أدام الله عليكم نعمة الصحة والعافية.🌙
Ku sooma farxad iyo caafimaad.🌙

Ramadan Umrah Package 🕋🚨10kaa dambi ee bisha Ramadan-1 Visa -2 Hotel 5 star-3 Sharing Room-4 Madinah-5 Transpiration❌ Ti...
20/02/2024

Ramadan Umrah Package 🕋🚨
10kaa dambi ee bisha Ramadan

-1 Visa
-2 Hotel 5 star
-3 Sharing Room
-4 Madinah
-5 Transpiration
❌ Tickets Not included

صفة العمرة Sifooyinka Cumradaramdan
17/02/2024

صفة العمرة Sifooyinka Cumrada

ramdan

12/02/2024

Call now to connect with business.

Ramadan Umrah Package 🕋🚨10kaa dambi ee bisha Ramadan-1 Visa-2 Hotel 5 star-3 Double Room-4 Iftar & Suhur-5 Optional Extr...
12/02/2024

Ramadan Umrah Package 🕋🚨
10kaa dambi ee bisha Ramadan

-1 Visa
-2 Hotel 5 star
-3 Double Room
-4 Iftar & Suhur
-5 Optional Extra bed $1600 ( Optional )
-6 Transpiration $800 ( Optional )
❌ Tickets Not included

/2Person #
$11,500

12/02/2024

Deegaanka Makkah ee aan Macaamisheena Udiyaarinay Cumradda Ramadaanka🕋

Call now to connect with business.

05/04/2022
Umrah Package 2022.Available
11/01/2022

Umrah Package 2022.

Available

Maamulka Shirkadda   Ayaa Maanta kaga qeeb galay  Aaladda Zoomka   Caalami ah oo ay qabatay Wasaarada Xajka iyo Cumrada ...
13/09/2020

Maamulka Shirkadda Ayaa Maanta kaga qeeb galay Aaladda Zoomka Caalami ah oo ay qabatay Wasaarada Xajka iyo Cumrada iyadoo lagu soo bandhigay Warbixin guud Cumradda Sanadkii h**e iyo aaliyada sanadaha soo socda ee lagu shaqeyn doono sidoo kale waxaa Siminaarkan kasoo qeeb galay:-
Wasiir Ku xigeenka Xajka iyo Cumrada
Mustashaarka Wasiirka Wasaaradda Xajka iyo Cumrada
Masuul Kasocda Shirkadda
Masuul Kasocda Shirkadda oo ah waa shirkadaha Bookinada Cumrada laga sameysanayo
Iyo Masuul Kasocda Shirkadda SIJIL oo masuul ka ah Systemka lagu shaqeeyo Xajka iyo Cumradda

Waxaa Siminaarkan lagu martiqaaday Shirkaddaha Qibradda uleh arimaha Xajka iyo Cumradda ee Gudaha sacuudiga iyo Caalamka oo dhan Shirkadda waxey kamid aheyd shirkaddaha nasiibka uyeeshay in ay ka qeeb galaan Siminaarkan.

Hadaba Siminaarkan Wuxuu Muhiimad gaar ah siinayey Systemka Cusub ee Sanadkii h**e Bilowga ahaa iyadoo wax badan lagu soo kordhiyey kaasoo Ay ku shaqeen doonaan shirkaddaha Laysinka u heysata shaqada Cumrada.

: Siminaarkan loogama hadlin waqtiga rasmiga ay furmi doonto Cumrada.

Waxaan Macaamiisheena Sharafta leh ku wargalineyna in ay halkaan kala socdaan wixii ku soo Kordho arimaha Cumrada.

Mahadsanidiin

https://www.alsaqaronline.com/

Fadlan Ra'yigaaga nala wadaag. ⭐⭐⭐⭐⭐          Mahadsanid
24/11/2019

Fadlan Ra'yigaaga nala wadaag. ⭐⭐⭐⭐⭐

Mahadsanid

Waxaa inoo xirmay Barnaamijka Tijaabi Nasiibkaaga oo aan kaga qeeb qaadanay Bandhigii  tiknolojiyadda ee muqdisho anagoo...
23/11/2019

Waxaa inoo xirmay Barnaamijka Tijaabi Nasiibkaaga oo aan kaga qeeb qaadanay Bandhigii tiknolojiyadda ee muqdisho anagoo adeegsanay nidaamka onlineka.

Hadaba Al Saqa Team waxay ku howlan yihiin hubinta ama sixida dadkii ku guuleestay nasiibkii kala duwanaa waxayna socon doontaa Mudo 7 maalmood.

Saaxiibada Al Saqar waxaan ka codsaneynaa in ay lasocdaan Email-kooda iyo Mobile-kooda ee lagala soo xiriiri doona.

Mahadsanidiin

Shirka Teknoolajiyada Muqdisho oo mudo sadax maalin socday ayaa la soo gaba gabeeyay.Waxaan u mahadcelinayaa dhamaan Bah...
22/11/2019

Shirka Teknoolajiyada Muqdisho oo mudo sadax maalin socday ayaa la soo gaba gabeeyay.

Waxaan u mahadcelinayaa dhamaan Bahdii Company-ga Al Saqar Ee Kaalinta Xoogan ka qaadatay soo bandhigida Barnaamiyada Quruxda badan.

Waxaa maanta ku eg barnaamijkii tijaabi nasiibkaaga oo aan kaga qeeb qaadanay Bandhigii  tiknolojiyadda ee muqdisho iyad...
22/11/2019

Waxaa maanta ku eg barnaamijkii tijaabi nasiibkaaga oo aan kaga qeeb qaadanay Bandhigii tiknolojiyadda ee muqdisho iyadoo aan adeegsanay nidaamka online-ka.

Shirkadda Al Saqar travel and tourism company oo kamid ah ka qeybgalayaasha bandhigga tiknolojiyadda ee muqdisho, ayaa b...
21/11/2019

Shirkadda Al Saqar travel and tourism company oo kamid ah ka qeybgalayaasha bandhigga tiknolojiyadda ee muqdisho, ayaa balanqaaday barnaamijka tijaabi nasiibkaaga oo lagu guuleysan doono:

1) visa umra Free ah.

2) visa umra 50% Discount.

3) 22% Discount umra Package.

4) 40% Discount ticket Umrah.

5) 15% Discount ticket Umrah.

Kaliya waxaad booqaneysa Website ka Company ga kadibna aad iska diiwaan galiso

Sidoo kale Company walba oo ka qeyb galay bandhiga Tiknoolijiyada waxa ay heli doonaan 1 VISA Umrrah oo bilaash ah

Qiima dhimistaan waxaad isticmaali kartaa markaad iibsaneyso Umrah Full Package

www.alsaqaronline.com

Ambassador Ahmed Isse Awad Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS ayaa aad u amaanay Howshii wanaagsanyed Ee Xajka ay ka qabatay ...
20/11/2019

Ambassador Ahmed Isse Awad Wasiirka Arrimaha Dibadda DFS ayaa aad u amaanay Howshii wanaagsanyed Ee Xajka ay ka qabatay Sanadkii la Soo dhaafay Shirkada Al Saqar Company.

Booqashada waxa ay qeyb ka aheyd , bandhigga tignoolajiyadda Muqdisho.

Wasiirka Wasaarada Beeraha XFS Saciid Xuseen Ciid ayaa amaanay shaqada ka ay Shirkada Al Saqar Company u hayaan Shacabka...
20/11/2019

Wasiirka Wasaarada Beeraha XFS Saciid Xuseen Ciid ayaa amaanay shaqada ka ay Shirkada Al Saqar Company u hayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Booqashada waxa ay qeyb ka aheyd , bandhigga tignoolajiyadda Muqdisho.

Maamulaha Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Ahmed Mohamud iyo Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa si wadajir ah u ...
20/11/2019

Maamulaha Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Ahmed Mohamud iyo Xildhibaan Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayaa si wadajir ah u boogaadiyay Howlaha muhiim ka ay Shirkada Al Saqar Company u hayaan Shacabka Soomaaliyeed.

Booqashada waxa ay qeyb ka aheyd , bandhigga tignoolajiyadda Muqdisho.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka  dalka Mahadi maxamed Guuleed Khadar oo maanta nagu Soo booqday Al saqar travel  & Tourism ...
19/11/2019

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Mahadi maxamed Guuleed Khadar oo maanta nagu Soo booqday Al saqar travel & Tourism company ayaa nagu dhiirigaliyey in aan sii laba jibaarno howlaha aan uheyno Dadka Soomaaliyeed.

Booqqshadiisu waxa ay qeyb ka aheyd , bandhigga tignoolajiyadda Muqdisho.

Shirkada Al Saqar Travel & Tourism Company oo sanadkaan ka qeyb galeysa Bandhigga Technology-da Muqdisho.Sanadkaan wuxuu...
19/11/2019

Shirkada Al Saqar Travel & Tourism Company oo sanadkaan ka qeyb galeysa Bandhigga Technology-da Muqdisho.

Sanadkaan wuxuu fursad idin siinayaa in aad Nasiibkiina soo tijaabisaan idinkoo booqanaya Website ka Shirkada oo ah www.alsaqaronline.com

06/11/2019

Address

Mogadishu

Opening Hours

Monday 08:00 - 17:00
Tuesday 08:00 - 17:00
Wednesday 08:00 - 17:00
Thursday 08:00 - 17:00
Saturday 08:00 - 17:00
Sunday 08:00 - 17:00

Telephone

+252617651465

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Saqar Travel posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al Saqar Travel:

Share

Category


Other Tour Agencies in Mogadishu

Show All