Dhoof Travel Agency

Dhoof Travel Agency travelling and tourism

Waxaan xusuusineynaa macaamiisheena sharafta leh inuu jiro duulimaad MUQDISHO-DOLOW-MUQDISHO.Waxaa kaloo jira DOLOW-BAAR...
19/10/2022

Waxaan xusuusineynaa macaamiisheena sharafta leh inuu jiro duulimaad MUQDISHO-DOLOW-MUQDISHO.
Waxaa kaloo jira DOLOW-BAARDHERE-MUQDISHO.
Iyo sidoo kale DOLOW- GARBAHAREY
Duulimaadyadan waa maalin kastoo KHAMIIS AH.

Dhoof Travel Agency Waxay idinku sodhaweyneysaa gacmo furan, tikidho qiimo jaban oo idin raaligeliyo.

Mahadsanidiin
Wada-shaqeyn wacan.
Wixii faah-faahi ah La xiriir Tel. 0615548010/0615404643

Dhammaan macaamiisheena sharafta leh iyo Travel Agency-yadeena mudnaanta leh waxaan idin Xasuusinaynaa in biri oo KHAMII...
28/09/2022

Dhammaan macaamiisheena sharafta leh iyo Travel Agency-yadeena mudnaanta leh waxaan idin Xasuusinaynaa in biri oo KHAMIIS ah ay jiraan duulimaad-yadeen khamiislaha ahaa ee

* MUQDUSHO-CADADO-MUQDISHO*

* MUQDISHO-GALKACYO-MUQDISHO*

* MUQDISHO-DOLOW-MUQDISHO*

* MUQDISHO-BARDHERE-MUQDISHO*

Shaqo wacan

Faa-faahin nagala soo xiriir

Tel 0615548010/0615404643

Waxaan xusuusineynaa macaamiisheena sharafta leh in shirkadda duulimaadyada Dhoof Travel Agency idiin heyso tikidho dalk...
20/09/2022

Waxaan xusuusineynaa macaamiisheena sharafta leh in shirkadda duulimaadyada Dhoof Travel Agency idiin heyso tikidho dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ah.

Dhoof Travel Agency Waxay idinku sodhaweyneysaa gacmo furan, tikidho qiimo jaban oo idin raaligeliyo.

Mahadsanidiin
Wada-shaqeyn wacan.
Wixii faah-faahi ah La xiriir Tel. 0615548010/0615404643

Waxaan xusuusineynaa macaamiisheena sharafta leh inuu jiro duulimaad MUQDISHO-DOLOW-MUQDISHO.Waxaa kaloo jira DOLOW-BAAR...
06/09/2022

Waxaan xusuusineynaa macaamiisheena sharafta leh inuu jiro duulimaad MUQDISHO-DOLOW-MUQDISHO.
Waxaa kaloo jira DOLOW-BAARDHERE-MUQDISHO.
Duulimaadyadan waa maalin kastoo KHAMIIS AH.

Dhoof Travel Agency Waxay idinku sodhaweyneysaa gacmo furan, tikidho qiimo jaban oo idin raaligeliyo.

Mahadsanidiin
Wada-shaqeyn wacan.
Wixii faah-faahi ah La xiriir Tel. 0615548010/0615404643

Address

Howl Wadaag Street
Mogadishu

Telephone

+252615548010

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhoof Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhoof Travel Agency:

Share

Category



You may also like