Walal kulmiye

  • Home
  • Walal kulmiye

Walal kulmiye Our Mission:Bring People Together

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐๐ž๐ -๐๐ž๐  ๐š๐กMuqdisho, Axad, 11 Nofeembar 2024: โ€” Golaha Wasiirrada Xukuumadd...
10/11/2024

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐จ๐จ ๐ฒ๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐๐ž๐ -๐๐ž๐  ๐š๐ก

Muqdisho, Axad, 11 Nofeembar 2024: โ€” Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta.

Shirka oo uu guddoominaayey Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa waxaa dhinaca kale looga hadlay xaaladda amni ee dalka iyo dardargalinta howlaha Xukuumadda iyadoo goluhu uu ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Diiwaangalinta Mulkiilaha shirkadaha iyo Heshiis is-afgarad ah oo u dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Sacuudiga, kaas oo ku saabsan horumarinta arrimaha dhallinyarada iyo isboortiga.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga...
10/11/2024

Golaha Wasiirrada Xukuumadda JFS, oo caawa yeeshay kulan degdeg ah ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabista Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo loo magacaabay S/Gaas Odowaa Yusuf Raage, si loo dardargeliyo difaaca dalka iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta.

09/04/2024

Ciid wanagsn dhamaan umada somaliyed melkasta ay jogan

09/04/2024

Sharma boy Shabalala Kal iyo lab u Karbashay Baabajey Xanaqa adunka..?

09/04/2024

Silva Day ๐ŸคŸ๐Ÿพ๐ŸคŸ๐Ÿพ๐Ÿ‘๏ธ๐Ÿ‘๏ธ

08/04/2024

Walalayal waa hoooyo somaliyed oo dhibateysan fadlan caawi hadada wax u awoodin ku caawi in vidoe meel dheer u gaaro adunka waxleysku yhy

07/04/2024

Sheekadi buufinta iyo hadiyada 50$ dollar cali warsame umadena ma ahan

22/03/2024
Maxkamadda Sare ee gobolka Galgaduud ayaa amar ku bixisay in mudo sodon cisho ah lagu baneeyo xarunta maxkamadda gobolka...
09/03/2024

Maxkamadda Sare ee gobolka Galgaduud ayaa amar ku bixisay in mudo sodon cisho ah lagu baneeyo xarunta maxkamadda gobolka Galgaduud oo hadda xarun u ah ururka bisha cas.

Maxkamadda ayaa amarkaan u sababaysay in baahi weyn loo qabo dhismaha xarunta maxkamadda.

09/03/2024

Caku waxaan xaajo ragg aqoon

Waxaa  saka  magaalada warder ka gudbaya Gadiid dagaal aad utiro badan Saacadu waa  11:50 subah nimo
09/03/2024

Waxaa saka magaalada warder ka gudbaya Gadiid dagaal aad utiro badan
Saacadu waa 11:50 subah nimo

09/03/2024

Reer Liibaan Mareerre ku aroosanaya

Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre,  ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iy...
09/03/2024

Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi u diray qoyska, ehellada iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Marxuum Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir Kacaan) oo saakay ku geeriyooday Muqdisho.

Raโ€™iisul Wasaaraha ayaa marxuumka ku sifeeyey muwaadin naftiisa iyo waqtigiisa u soo huray dalkiisa, isla markaana ahaa hawlkar waddankiisa wax badan ugu qabtay aqoontiisa.

โ€œAlle waxaan uga baryayaa in uu naxariistii Jannatul Firdowsa ka waraabiyo, qoyska iyo ehellada uu ka tegeyna samir iyo iimaan uu ka siiyo Marxuum Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir Kacaan) oo muddo dheer u soo shaqeynayey dowladnimada Soomaaliyaโ€. Ayuu yiri Raโ€™iisul Wasaaraha.

Marxuum Bashiir Axmed Cusmaan (Bashiir Kacaan) oo saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho, waxaa uu ahaa Lataliye Sare oo ka tirsan Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha, isaga oo 2013 ilaa 2023 ahaa Agaasinka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, muddadaas oo uu ugu adeegayey dalkiisa, aqoontiisa iyo waayo-aragnimada uu u leeyahay dowladnimada.

War Dag Dag : Shaqsigii ugu hadal heynta badnaa waayadan Shamuure oo 10 maalin gudaheed ku gaaray 1M oo qofood barta Tik...
09/03/2024

War Dag Dag : Shaqsigii ugu hadal heynta badnaa waayadan Shamuure oo 10 maalin gudaheed ku gaaray 1M oo qofood barta Tiktok.

Wuxuu Tiktok furtay 28 ka bishii h**e, maantana waa 8. Wuxuuna gaaray 1Milyan oo Followers ah.

Hambalyo ayan leenanay Shamuure oo dhigay Rikoor Cid kale aysan heysan, horayna aan loo sameyn.

"Walahi Bilahi Qof walbo o Commentiga igu soo caayey sawiradooda waan hayaa ha ogaado igama Fakan doono Feer ayaa ku dil...
09/03/2024

"Walahi Bilahi Qof walbo o Commentiga igu soo caayey sawiradooda waan hayaa ha ogaado igama Fakan doono Feer ayaa ku dilayaa. ! Waxay i leyihiin Maxa walashaa u Xambartay aniga iyadoo yar ayaan soo Xambari jiray ..

Walashey waa dheyman dheymanna dhulka looma Quro aniga wax qaldan masameen xitaa waxaa dhabarkeyga ku qadayaa Seedigeey maxaa idin ka galay "

Sidaa waxaa Yiri Subeyr aad u careysan ahna macalin GYM oo ahaana wiilkii walsahsiis xambarka ku geyey.

Join Our Telegram Channel ; https://mam daily

Address


Telephone

+252615971922

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Walal kulmiye posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Walal kulmiye:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Travel Agency?

Share