GalaxyWay Travel Agency

GalaxyWay Travel Agency Cooperating with clients to determine their needs and advising them appropriate destination, modes of transportations, travel dates, costs, and accommodations.
(1)

International and local tickets, University admissions, Issuing Turkish Visa, Health reports for visas

31/01/2022
B b. U  bw bgbbbFrom ANK to ISTSENDER: SAMATAR MOHAMEDBENFICIARY: HIBO NUH YUSUFmTel:05528665700Amount: $200yb
16/11/2021

B b. U bw bgbbbFrom ANK to IST

SENDER: SAMATAR MOHAMED

BENFICIARY: HIBO NUH YUSUFm
Tel:05528665700

Amount: $200yb

🔙Since Karim Benzema's return to the France national team:

👕10 matches
⚽️8 goals
🎯1 assist
🏆1 trophy

Unreal impact!🤯

Dhamaan macaamiishayada nagu xidhan waxaan ku wargalinaynaa duulimaadyada Istanbul to Hargeisa oo ah "go and back" inaan...
26/08/2021

Dhamaan macaamiishayada nagu xidhan waxaan ku wargalinaynaa duulimaadyada Istanbul to Hargeisa oo ah "go and back" inaan ka caawino siday u heli lahaayeen tigidho qiimahoodu aad u jaban yahay.
Markaa macmiil hadii aad rabto inaad wadankii aado ams aad garanayso qof wadankii aadaya ama kaso baxayaba, fadlan nala soo xidhiidh.

Ka iibso/gaddo tigidho aad jaban GalaxyWay Travel Agency goor walba.

Mahadsanidiin.

Shirkadda GalaxyWay Travel Agency waxay dhamaan macaamiisheeda iyo ummadda muslimiinta ahba ugu hambalyaynaysa munaasiba...
13/05/2021

Shirkadda GalaxyWay Travel Agency waxay dhamaan macaamiisheeda iyo ummadda muslimiinta ahba ugu hambalyaynaysa munaasibadda ciidul fidriga.
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال، وأدام عليكم الصحة والعافية، ووفقكم لخيري الدنيا والآخرة.

Ka faa'ideyso fursadan qaaliga ah. 10ka danbe maalmaha barakaysan e Ramadanta hadii aad naga gadato tigidh international...
02/05/2021

Ka faa'ideyso fursadan qaaliga ah. 10ka danbe maalmaha barakaysan e Ramadanta hadii aad naga gadato tigidh international ah oo (go & back) ah waxaad fursad u heli doonta inaad $40 oo abaal marin ah hesho, sidoo kale qofka goosta tigidh (one way) ah wuxu fursad u heli doona $20 oo abaal marin ah. Hadaba ha moogaanina fursadan dahabiga ah inta ka hadhsan bisha barakaysan.

Hadii aad safar u baxayso ama aad garanayso qof safar u baxaya dhawaan, ka dalbada tigidhkiina GalaxyWay Travel Agency

You can book your flight while you are at home, office or anywhere. You just need to contact with us and our team will b...
30/04/2021

You can book your flight while you are at home, office or anywhere. You just need to contact with us and our team will be here to do all the necessary procedures for you. Now it's easy to book your flight. Fly with us domestically and internationally. Thank you for your concern
🇹🇷

Dhamaan macaamiishayada waxan ogaysiinayna inay diyaarada Türk Hava Yolları  ay duulimaadyo ka bilaabi doonta madaarka H...
27/04/2021

Dhamaan macaamiishayada waxan ogaysiinayna inay diyaarada Türk Hava Yolları ay duulimaadyo ka bilaabi doonta madaarka Hargeisa Egal International Airport. Hadaba macaamiisha waxaan leenahay hamoogaanina.

25/04/2021
25/04/2021
Kusoo dhawaada GalaxyWay Travel Agency oo idinla diyaar ah adeeg hufan iyo waliba qiimo jaban, idinkana caawin doonta dh...
24/04/2021

Kusoo dhawaada GalaxyWay Travel Agency oo idinla diyaar ah adeeg hufan iyo waliba qiimo jaban, idinkana caawin doonta dhamaan hawlaha tigidhada dunida meel walba oo aad aadayso.

Address

G. M. K Blv
Ankara
06420

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GalaxyWay Travel Agency posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to GalaxyWay Travel Agency:

Share

Category