![Waxaa mallinti 3 (Day 3) si habsami leh u socda kor u qaadida tayada shaqalaha walakada diwaangalinta marxalahada muhimk...](https://img3.travelagents10.com/014/672/122110781360146724.jpg)
23/12/2023
Waxaa mallinti 3 (Day 3) si habsami leh u socda kor u qaadida tayada shaqalaha walakada diwaangalinta marxalahada muhimka ah ee cewaankisu yaha "Qaan ka guur oo rasamaal uguur"
----------------------------------------------------------------
Tababarku waxa uu kaalin mug leh ka qaataay tayaynta xubnaha, waxaanay xubnuhu si sax ah uga faa’iidaysan doonaan fahamka iyo aqoonta ay ka helaan tababarka; xisbigooda; Waxa ay helayaan fikrado iyo faham u sahlaya in ay gobolkooda iyo dalkooda u gudbaan barwaaqo caalami ah oo lama huraan ah